Xarunta Caalamiga ah ee Aqoonyahanka ee Woodrow Wilson ee fadhigeeduyahay magaaladan Washinton ayaa shalay soo bandhigtay warbixin ay kaga hadleysay daraasad ay ku soo sameysay colaadda Geeska Africa, talooyin ay ka bixineysay iyo kaalinta kaga aaddan Dowladda Mareykanka.
Goobta daraasaddan lagu soo bandhigay waxa joogay aqooyahano ka doodayey waxa warbixinta ku qornaa.
Warbixin arrintaas la xiriirta qeybta hoose ka dhageyso.
↧
Washington: Warbixin ka Hadlaysa Xasaradaha B. Africa
↧