Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all articles
Browse latest Browse all 47025

Wafdigii uu hogaaminayo Madaxweyne Faroole oo galabta ka dhoofey London

$
0
0

London(Pi) Madaxweynaha Dowlada Puntland Mudane Cabdiraxmaan Faroole iyo Waftidigii uu horkacayey ee ka qayb galay shirkii London ayaa iminka kusii wajahan Wadankii ka dib markay galabta ka dhoofeen Garoonka Diyaaradaha Heathrow ee Magaalada London.
Waftiga ayaa waxaa ka mid ah Wasiirka Arimaha Gudaha Puntland Cabdullahi Axmed Jamac Ilkajiir, Wasiiru Dowlaha Xiriika Caalamiga Cabdulqaadir Cabdi Xaashi iyo Wasiirka Waxbarashada, Waxaa isna howlo shaqo ugu haray London Wasiirka Caafimaadka Cali Cabdullahi Warsame.
Waftiga ayaa 23 bishaan ka qayb galay shirkii London iyo shirar kale oo Puntland ugaara, waxay kaloo Waftigu kulan balaaran la qaateen Jaaliyada Puntland ee Uk.
Puntlandi.com
London


Viewing all articles
Browse latest Browse all 47025

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>