Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all articles
Browse latest Browse all 47025

EU oo Kordhisay Howlgalka Somalia

$
0
0

Midowga Yurub ayaa kordhiyay wakhtiga howlgalka la dagaallanka burcad-badeedda ee xeebaha Soomaaliya, waxaana laga dhigay ilaa Dec 2014.

Wasiirrada Arrimaha dibedda ee Midowga Yurub ayaa Brussells ka kaga dhawaaqay muddo kordhinta howlgalka ciidamada EU ee Atalanta ay ka wadaan xeebaha Soomaaliya.

Muddo-kordhinta laguma darin in burcad-badeedda lagu weerarri doono barriga si la mid ah kan badda.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 47025

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>