Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all articles
Browse latest Browse all 47025

Minnisotta: Xuska Maalinta Ubad Doonka

$
0
0

Shalay Waxaa Magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota ka dhacay xaflad loogu dabaaldegayay maalinta dhaldoonka ee wadanka Mareykanka oo sanadkiiba mar la qabto.

Xaflad munaasabadaha maalintaa loo sameeyay ka mid ah ayaa waxaa soo qabanqaabiyay ururka Isuroon, oo ah urur ka hadla caafimaadka dumarka iyo raga Soomaalida, gaar ahaan kuwa aan weli caruurta dhalin.

Waxaan khadka taleefanka Minniapolis kula xiriiray Fartuun  Cilmi Wehliye  oo  ah madaxa ururka Uba-doonka Somaliyeed ee gobolka Minnesota waxaana ugu horeyn weydiiyay bal inay faahfaahiso xafladii xuska aheyd ee ay sameeyeen.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 47025

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>