Ilmo Ku Dhashay Lix Lugood Oo Lagu Guuleestay Qaliin Lagu Sameeyay Si Looga...
Ilmo yer oo lix lugood ku dashay oo lagu qalay dalka Pakistan Muqdisho (RBC) Waxa dalka Pakistan isbitaal ku yaala lagu guuleestay howlgal dhib badan lahaa, kaa oo lagu doonaayay in looga reebo afar...
View ArticleDowlada Somalia oo sheegtay in dib loo furay isbitaalka SOS ee magaalada...
Muqdisho-(GMN) Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka ee SOS ayaa dib loo furay manta kadib markii ay shaaca ka qaaday arintaasi dowlada KMG ah ee Soomaaliya oo xustay in wixii manta ka danbeeya uu si...
View ArticleAhlu Sunada Gobolada Dhexe oo shaaca ka qaaday inay sameyneyso Maamul...
Gudoomiyaha golaha fulinta Ururka Ahlusuna Sheekh Maxamed Yuusuf Xeefoow oo la-hadlay Warbaahinta magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ay ku jiraan la tashiyo ku aadan shacabka gobalada dhexe...
View ArticleDowladda Soomaaliya oo boqolaal ciidamo maanta ku daadisay Magaaladda...
Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya ayaa waxay maanta ciidamo xoog leh ay ku daadisay wadooyinka Magaaladda Muqdisho, iyadoo Ciidamadda Dowladda ay adkeynayaan Magaaladda Muqdisho. Magaaladda Muqdisho ayaa...
View ArticleWaxagaradka Galmudug oo baaq Nabaddeed u diray Beello ku dagaalamay Degmada...
Gaalkacyo-hobyonet)Iyadoo Maalin ka hor uu dagaal qasaare gaystay uu dhexmaray Beello wada daga magaalada Xarardheere ee Gobalka Mudug ayaa waxaa soo baxaya baaqyo loo jeedinayo Beelaha Dirirtu u...
View ArticleQarax xoogan oo maanta gil gilay Magaaladda Baladweyne iyo Ciidamadda...
Qarax xoogan oo khasaaro ka soo gaaray Ciidamadda Itoobiya ayaa wuxuu maanta ka dhacay Magaaladda Baladweyne ee Gobolka Hiiraan, iyadoo qaraxa laga maqlay meelo badan oo ka tirsan Magaaladda...
View ArticleGeneral Dhaga Badan oo sheegay inuu xiiseynaayo inuu taggo Gobolada...
General Dhaga Badan ayaa wuxuu shaaca ka qaaday inuu xiiseynaayo inuu arko Gobolada Shabeellaha Hoose iyo Shabeellaha Dhexe, isagoo tilmaamay in taasi ay kahor taagan tahay oo kaliya, in Xarakada Al...
View ArticleGeneral Diini oo sheegay in Ciidamadda Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay suggi...
Ciidamadda Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa waxay suggi doonaan ammaanka Cisbitaalka Hooyada iyo Dhalaanka ee SOS, oo ku xirmay dagaaladii qaraaraa ee sanadkii hore ka qarxay Degmada Heliwaa ee Gobolka...
View ArticleMeydka Nin Oday ahaa oo la gowracay oo saaka lagu arkay duleedka Muqdisho
Meydka nin oday ahaa oo la gowracay ayaa saaka lagu arkay duleedka magaalada Muqdisho, gaar ahaan deegaanka Ceel-Cadde ee gobolka Shabellaha Dhexe, iyadoo ninkan la sheegay inuu ka mid ahaa ganacsatada...
View ArticleShabaab oo sheegay inay dagaal uga hortagayaan Ciidamada Jabuuti ee B/weyn...
Kooxda Al-Shabaab ayaa ku goodisay inay dagaal kala hortagi doonto Ciidamada Jabuutiyanka ee qeybta ka ah Amisom ee la filayo in dhowaan ay yimaadaan magaalada B/weyn ee Gobolka Hiiraan. Hadalkan ayaa...
View ArticleMadaxweyne Shariif “Ma Baarlamaan labo gudoomiye leh miyaan u xayirnaaneynaa,...
Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed ayaa si kulul u weeraray Baarlamaanka soomaaliya ee labada garab u kala qeybsan, isagoo cadeeyay in aan loo dulqaadin doonin kala qeybsanaantooda iyo...
View ArticleWasiirka Waxbarashada Galmudug”Wasaaraddu si wanaagsan ayey u shaqaynaysaa”
Nairobi-hobyonet)Wasiirka Waxbarashada Galmudug Burhaan Warsame Cigaal oo Safar shaqo ku jooga Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Wasaaradda Waxbarashada Galmudug...
View ArticleWAR DEG DEG Taliyaha Cususb AMISOM Oo Goordhow Soo Gaaray Muqdisho
Muqdisho (RBC) Waxa goordhow garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdishoo ka soo degay taliyaha cusub ee ciidamada AMISOM Lt. Gen. Andrew Guti,kaa oo dhawaan uu magacaabay madaxweynaha...
View ArticleGabay Waddani ah oo uu Tiriyay Abwaan Kaldeeq Muuse Ibrahim
suugaan: Gabay Waddani ah oo uu Tiriyay Abwaan Kaldeeq Muuse Ibrahim Gabay uu Tiriyay Abwaan Kaldeeq Muuse Ibrahim kana tiriyay Shirweynihii Jaaliyaadka Ogaadeenya ee Pacifica ee lagu qabtay magaalada...
View ArticleRW Gaas oo Rajo ka Muujiyay Ansixinta Dastuurka.
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof.Cabdiwlei Maxamed Cali ayaa sheegay inuu ku kalsoon yahay in la ansixin doono dastuurka cusub oo ay nuqulkiisii ugu dambeeyey dhammaystireen guddiga dastuurka. C/weli...
View ArticleMinnisotta: Xuska Maalinta Ubad Doonka
Shalay Waxaa Magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota ka dhacay xaflad loogu dabaaldegayay maalinta dhaldoonka ee wadanka Mareykanka oo sanadkiiba mar la qabto. Xaflad munaasabadaha maalintaa loo...
View ArticleAxmed Cabdisalaan “Waxaan ku howlanahay inaan Maamul loo dhan yahay u dhisno...
Siyaasiga caanka ah Axmed Cabdisalaan Xaaji Aadan oo horay u ahaa Ra’isal wasaare kuxigeenkii hore ee Soomaaliya oo shalay isaga iyo wafdi ballaaran uu hogaaminayo ay gaareen degmada Guriceel ee...
View ArticleChelsea oo xalay is keentay Finalka Champions League markii ay reebtay Barcelona
Kooxda K/cagta ee Chelsea ayaa u soo baxday Finalka Koobka Champions League, kadib markii ciyaartii xiisaha laheyd ee wareega labaad Sema Finalka ay xalay 10-ciyaaryahan bar bar bar guriga Barcelona...
View ArticleMadaxweyne Shariif “Waxaan ahay musharaxa madaxweyne ee doorashada la qabanayo”
Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed ayaa cadeeyay damaciisa ku aadan sidii mar kale kursiga madaxtinimada dalka ugu soo laaban lahaa, isagoo ku dhawaaqay inuu yahay musharax u taagan...
View ArticleJen. Indha Cadde oo sheegay in qodobada ka mid ah Dastuurka aanu sax aheyn
Jen. Yuusuf Maxamed Siyaad Indhacade oo ka mid ah saraakiisha ciidamada qalabka sida ayaa sheegay in qaar ka mid ah qodobada Dstuurka ee ku jira qabyo qoraalka aanu sax aheyn. “Qaar ka mid ah qodobada...
View Article