Jen. Yuusuf Maxamed Siyaad Indhacade oo ka mid ah saraakiisha ciidamada qalabka sida ayaa sheegay in qaar ka mid ah qodobada Dstuurka ee ku jira qabyo qoraalka aanu sax aheyn. “Qaar ka mid ah qodobada ku jira sax ma ahan, waxaa la rabaa in umada ay ka fikirta waxyaabaha ku jira qodobadaas, waxaa ka mid [...]
↧