Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live

Dad dhowr ah oo xalay siyaabo kala duwan Muqdisho loogu dilay

Ilaa shan ruux ayaa xalay siyaabo kala duwan loogu dilay degmooyinka Hodan iyo Howlwadaag, iyadoo dilalkaas ay geysteen ragg hubeysan, dadka la dilay waxaa ku jiray qof haweeney ah. Kooxo Hubeysan ayaa...

View Article


WAR DEG DEG: Laba nin oo nin ganacsade ahaa ku dillay Suuqa Bakaaraha, oo...

Waxaa goor dhaw Madaxtooyada Soomaaliya lagu soo bandhigay meydadka laba nin oo ka tirsanaa Xarakada Al Shabaab, kuwaa oo nin ganacsade ahaa ku dillay Suuqa Bakaaraha, oo ay gacanta ku heyso Dowladda...

View Article


Sh Cali dheere " Ciidamada Kenya iy qaar kamid ah kuwa Itobiya wadanka wey ku...

Sheekh Cali Dheere ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in xaalad adag ay soo wajahday Ciidamadda Dowladaha Itoobiya iyo Kenya ee gudaha u soo gallay Gobolada Gedo, Baay, Bakool, Jubbada Hoose iyo Jubbada...

View Article

Guddoomiyaha Xamar Jajab”Kambala Waxan Uga Soo Qeybgalnay Kulan Looga...

Ku dhwaad 10 ka mid ah gudoomiyayaasha dagmooyinka G/Banaadir oo Kambala uga ka soo qeybgalay shir looga hadlayay horumarinta Muqdisho ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay. Guddoomiyaha degmada Xamar...

View Article

Somaliland encourages international and national Investors to invest in the...

April 25th, 2012 Comments Somaliland government urges international and national parties to invest in the redevelopment of Berbera port. In a statement issued by the Foreign Affairs Ministry, the...

View Article


Madoobe Nuunow Oo Ku Dhawaaqay Daarashadii Ay Qaban Lahaayeen Inay Dib u Dhacday

Muqdisho (RBC Radio) Xildhibaan Madoobe Nuunow Maxamed oo garab ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka ay u doorteen Gudoomiya ayaa sheegay inay dib u dhigeen doorashadii ay ku balansanaayeen qabayaaqada...

View Article

Somaliland oo samaysanaysa ciidanka cirka (SOMALILAND AIR FORCE)waxaana...

Waxaa baryahanba ay ku jirtay wasaarada gaasahandhiga ee Somaliland sidii ay dhidibadda ugu taagi lahayd ciidanka cirka ee Somaliland. Waxaa dhawaan magaalada  hargyeysa kulan loogu qabtay saraakiisha...

View Article

Muqdisho: Ciidamada Dowladda oo 3 Qof Toogtay

Hay’adda nabad sugidda dowladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa Maanta Saxaafada u soo bandhigtay meydka mid kamid ah  labo nin oo ay xalay  ku toogteen nawaaxiga Isgoyska Baar Ubax degmada Wardhiigley ee...

View Article


Muqdisho: Ciidamada Dowladda oo 3 Qof Toogtay

Hay’adda nabad sugidda dowladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa Maanta Saxaafada u soo bandhigtay meydka mid kamid ah  labo nin oo ay xalay  ku toogteen nawaaxiga Isgoyska Baar Ubax degmada Wardhiigley ee...

View Article


Gobolka Hiiraan oo Laba loo Qeybinayo

Iyadoo dadka gobolka Hiraan gaar ahaan magaalada Beledweyne ay ka cabanayaan bandow ay ku hayaan magaalada ciidamada Ethiopia ayaa maamulka gobolka waxa uu sheegay in amaanka uu soo hagaagayo, dhinaca...

View Article

Gobolka Hiiraan oo Laba loo Qeybinayo

Iyadoo dadka gobolka Hiraan gaar ahaan magaalada Beledweyne ay ka cabanayaan bandow ay ku hayaan magaalada ciidamada Ethiopia ayaa maamulka gobolka waxa uu sheegay in amaanka uu soo hagaagayo, dhinaca...

View Article

Wadahalka Soomaalida: Qorshe-Xumo iyo Jahwareer Siyaasadeed!

Waxaa maalmihii ugu dambeeyay aad isu soo tarayay, wada hadalo la sheegay in loo qabanayo soomaalida, fikradda wahadalkaas waxay ka dhalatay shir bishii Febraayo ee aynu soo dhaafnay soomaalida loogu...

View Article

R/wasaare Gaas Talaabooyin Muuqada ayaan ka qaadnay Roudmapka lakiin?

Muqdisho-(GMN) Ra’iisul wasaare  C/weli Maxamed Gaas oo ka hadlayay dhamaystirka qorshaha Roudmapka ayaa waxa uu xusay in dowlada KMG ah ee Somalia ay samaysay dadaal aadu balaran oo ku aadan...

View Article


Ciidamadda Dowladda oo mararka qaarkood ka daran Xarakada Al Shabaab

Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya ayaa la-sheegay in dhac iyo dil ay ka geesteen habeenkii xalay xaafada juungal ee degmada yaaqshiid ee gobalka banaadir Sida dadka deegaanka oo lahadlay Warbaahinta...

View Article

Kooxda ODAA oo hogaanka uqabatay Horyaalka Heerka 1-aad ee wadanka Australia

April 26 2012. By Yusuf Noor Mohamed(owkoombe), Somgoal Director. Kooxda Kubadda Cagta ODAA oo ah Koox Soomaali ah oo ka Ciyaarta Horyaalka Heerka koowaad ee Wadanka Australia ayaa hoggaanka u qabatay...

View Article


Sheekh Aadan Madoobe oo beeniyay in la xiray isaga iyo Xaabsade.

Ethopia-(GMN) Xili maalmihii la soo dhaafay ay soo baxayeen warar sheegaya in gudoomiyihii hore ee Baarlamanka Soomaaliya Sheekh Aadan Madoobe iyo Xildhibaan Max’ed Ibraahim Xaabsade oo labaduba ka soo...

View Article

Tababar Macalimiinta Gobolka Banaadir loogu Soo gaba gabeeye”Aqriso”

SOMALI CONGRESS OF TRADE UNIONS ayaa tababar siminaar ah oo soconaya mudo sadex cisho ah u furay afartan (100) macalin oo kamid ah macalimiinta wax ka dhiga dugsiyada kala duwan ee magaalada muqdisho...

View Article


Wasiir cusub oo loo dhaariyay wasaaradda Shaqada iyo shaqaalaha

Muqdisho, April 26, 2012-Munaasab xalay lagu dhaarrinayay wasiirka cusub ee dhaqadda Shaqaalaha, Isbortiska iyo dhalinyaradda Xukuumadda Soomaaliya isla markaana ay ka soo qeyb galleen mas’uuliyiin ka...

View Article

Maxay Real Madrid ay ka tiri guul daradii ay kala kullantay kooxda Bayern Munich

Jose Mourinho ayaa guuldaradii ka soo gaartay kooxdiisa semi-finalka Champions League ku eedeeyay nasiib darro soo wajahday kooxdiisa. Kooxda ku guuleysatay 9 jeer Champions League ayaa rigoore 3-1...

View Article

Maraykanka Oo $120 Million Siinaya Dalalka Ku Yaala Geeska Afrika

Washington (RBC) Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay Arbacadoo in lacag dheeraad ah oo gaareysa 120 malyuun oo Dollal-ka Maraykanka ay siinayso dalal ay ka mid ah yihiin Soomaaliya, Kenya iyo Ethiopia ,...

View Article
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>