Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all articles
Browse latest Browse all 47025

Muqdisho: Ciidamada Dowladda oo 3 Qof Toogtay

$
0
0

Hay’adda nabad sugidda dowladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa Maanta Saxaafada u soo bandhigtay meydka mid kamid ah  labo nin oo ay xalay  ku toogteen nawaaxiga Isgoyska Baar Ubax degmada Wardhiigley ee Mgaalada muqdisho . Taliyaha  hey’ada Nabadsugida Gobalka Banaadir khaliif Axmed Ereg ayaa sheegay in ragga   la toogtay oo Bastoolado ku hubeysnaa ay ka  danbeyeen dil loo geystay  sida uu sheegay askari ciidamada nabadsugida ka tirsan iyo qof rayid ah islamarkana ay Falal amni daro ah kawadeen deegaanadaasi. Wararka ayaa sheegay in labada dhinac ay israsaaseyn dhexmartay ka hor inta aan ragaasi  la  toogan waxaana ku dhaawacmay dad wada marary xilliga uu falka dhacay  oo uu  ka mid ahaa Tafiftiraha  idaacada Simba ee Muqdisho C/casiis Maxamed Diiriye.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 47025

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>