Holland oo Joojisay Musaafurinta 16 Somali ah
Wasiirka jinsiyada iyo socdaalka ee dalka Holland Gerd Leers ayaa sheegay inuu ka laabtay dacwad ka dhan aheyd 16 Somali ah oo u xiraa in dib loogu celiyo Somalia. Warkan ayaa lagu baahiyay shalay qaar...
View ArticleWhat Can African Leaders Learn From Brazil?
Opinion By:LibanObsiye It is no newsnow that China, once just another poor communist nation in the eyes of itscritics, has developed to be the second wealthiest country in the world.However, what would...
View ArticleSuxufiyiin iyo Fanaaniin ku Dhaawacmay Qaraxii Tiyaatarka Oo Wali Ku Jira...
Muqdisho (RBC Radio) Iyadoo wali isbitaalada magaalada Muqdisho ay ku jiraan dadkii ku dhaawacmay Qaraxii ka dhacay Tiyaatarka Qaranka Afartii bishaan ayaa hadana dowlada KMG wali waxay ku cel...
View ArticleSomalia sets $500 bounty on al Qaeda-linked rebels
Mogadishu (RBC) Somalia has set a $500 award for anyone who captures or kills a militant from the al Qaeda-linked militant group of al Shabaab which has been attacking government and African Union...
View ArticleEhelada Mid Ka Mid Ah Shaqaalaha Safaarada Turkiga Oo Ka Codsaday Dowladda...
Muqdisho (RBC) Cali Sheekh Ibraahim Xasan oo la dhashay Yuusuf Sheikh Ibrahim Xassan oo madax ka ahaa shaqaalaha safaaradda Turkiga ee Somaliya oo xaley fiidkii lagu toogtay ayaa sheegay in dilka...
View ArticleDKMG ah : Abaalmarin $5,00 Ayaa La Siinayaa Qofkii Al-Shabab Soo Dila Ama Soo...
Muqdisho (RBC) Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay abaalmarin dhan 500 doollarka Maraykanka ah siinayso cidii soo qabata ama soo disha Al-Shabaab oo dagaallo xooggan kula jirta dowladda KMG iyo...
View ArticleAMISOM oo mar kale qabsatay Dayniile
Ciidammada Afrikaanka ee ku sugan Muqdisho, AMISOM, ayaa mar kale sheegtay in ay qabsadeen garoonka dayaaradaha ee Dayniile oo ka tirsan Muqdosho.
View ArticleTaliska Ciidamada AMISOM: "Waxaan dagaal ku qabsanay garoonka diyaaradaha ee...
Taliska ciidamada AMISOM oo war-saxaafadeed Muqdisho ka soo saaray ayaa sheegay inay weerar ku qaadeen xalay garoonka diyaaradaha ee degmada Dayniile, halkaas oo ay al shabaabku gacanta ku hayeen....
View ArticleAMISOM: Waxaan Qabsanay Garoonka Deyniile
AMISOM ayaa sheegtay in ciidamada Burundi ee ka tirsan AMISOM ay howlgal qorsheysan oo ay xalay ku qaadeen degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho ay kooxda Al-shabaab kaga qabsadeen garoonka...
View ArticleCiidamadda Dowladda Jabuuti oo la-diyaariyay meelihii laga dejin lahaa...
Iyadoo maal maha soo socdo la-fillaayo in Ciidamadda Dowladda Jabuuti la-geeyo Magaaladda Baladweyne ee Gobolka Hiiraan, ayaa waxaa la-diyaariyay goobihii laga dejin lahaa Magaaladda baladweyne....
View ArticleWararkii ugu dambeeyay Xabsiga Dhexe ee Magaaladda Muqdisho iyo waxa ay ka...
Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya ayaa waxay si deggan ay uga hadashay dhacdadii shalay ka dhacday Xabsiga Dhexe ee Magaaladda Muqdisho, kaasoo shalay ay dad ku dhinteen kuwo kalana ay ku dhaawacmeyn....
View ArticleXasan Daahir Aweys : “Hubka Shabaab Ay Kala Baxday Siinka Dheer Wax Leh Dad...
Sheekh Xasan Daahir Aweys Muqdisho (RBC) Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ka mid ah saraakiisha sare ee Al-Shabaab, ayaa sheegay in hub badan oo dhawaan Al-Shabaab ka qaateyn guri ku yaala deeganka Siinka...
View ArticleXarakada Al Shabaab oo sheegatay inay iyadu ka dambeysay weerarkii lagu...
Xarakada Al Shabaab ayaa waxay sheegatay inay iyadu ka dambeysay weerarkii ka dhacay Xabsiga Dhexe ee Magaaladda Muqdisho, iyadoo shaaca ka qaaday inay Xabsiga Dhexe ka soo bad baadisay rag lagu xukumo...
View ArticleSaxmad milatari oo xoog leh oo maanta ka taagan aafafka Degmada Afmadow iyo...
Saxmad ciidan oo xoog leh ayaa waxaa maanta laga dareymayaa Degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose, iyadoo laga cabsi qabo in dagaalo xoogan ay ka dhacaan daafaha Degmada Afmadow. Ciidamadda Dowladda...
View ArticleDowladda Kenya 7 ceel shidaal ka qodoneysa badda la sheegay in somalia...
Dowladda Kenya oo ay ciidamo ka joogaan gudaha dalka Soomaaliya ayaa haatan shaacisay inay ceelal shidaal ah oo gaaray 7-ceel ay ka qodeyso gudaha dalka Soomaaliya, kuwaas oo ay Kenya bilo ka hor ku...
View ArticleBurburka diyaaradda Pakistan
Dadka baaraya shilkii diyaaradda Boeing 737 ayaa ururinaya waxyaabihii ka haray burburka diyaarada. Waxaa diyaaraddu ay burburtay markii ay ku dhawaatay caasimadda Pakistan ee Islamabad shalay galinkii...
View ArticleXafiiska Madaxweyne Shariif ; "Waxaan xilkii wasiirnimada ka qaadnay Maxamed...
Madaxweyne Shariif Shiikh Axmed oo xafiiskiisa ka soo saaray wareegto ayaa wuxuu sheegay in uu xilkii ka qaaday wasiirkii wasaaradda isboortiga shaqada iyo shaqaalaha. Wareegtada madaxweynaha ayaa...
View ArticleGabaygii Sahan 12aad ee Silsilada Sallaamaley :Abwaan Bashiir C/raxmaan...
Marka hore waxaan salaamyaa , abwaankii bilaabay Silsiladaan cusub Sallaamaley Abwaan Xasan Faarax (xasandaaci ) iyo dhamaan Abwaaniinadii ka qayb qaadatay , sida AbwaAn Khaliif Faarax Xayir , Abwaan...
View ArticleDoorashada Faransiiska
Dadka dalka Faransiisku, waxaa ay saaka u dareereen Goobaha ay yaaliin santuuqyada codka lagu rido, waxaana ay soo dooranayaan Madax-weyne.
View Article