Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live

Britain oo bixinaysa magdhaw Mau_Mau

Dowladda Britain ayaa oggolaatay inay magdhaw siiso kumannaan reer Kenya ah oo ay dagaallameen xukunkii Ingiriiska ee 60 sano kahor.

View Article


Dhakhtarka Waydii. Xanuunka Dhiig-karka

Barnaamijka Dhakhtarka Waydii waxa uu todobaadkan ku saabsan yahay xanuunka dhiig-karka, waana qeybtii 2aad, waxaana marti ku ah Dr. Maxamed Cabdullaahi X. Aadan oo qaabilsan Xanuunada Gudaha.

View Article


Doon Ganacsi oo laga Badbaadiyey Burcadbadeed

Doon laga leeyahay dalka India oo sidday xoolo ay leeyihiin ganacsato Soomaaliyeed ayaa meel u dhow xeebta Boosaaso lagu afduubay maalintii Shalay, hase ahaate ciidmada caalamiga ah ee NATO iyo kuwa...

View Article

Qaraxyo Deegaanno ka kala tirsan Banaadir iyo Sh/hoose Maanta ka dhacay

Marka-(Sh.M.Network)-Qaraxyo Khasaaro isugu Jirta dhimasho Dhaawac geystay  ayaa maanta Ciidamada Midowga Africa iyo kuwa Dowlada Federalka Soomaaliya lugula kala eegtay Deegaanka Kaxda ee Duleedka...

View Article

Somali Federal Government clarifies its position on territorial waters

In its weekly meeting the council of ministers issued the following statement on the issue of Somali territorial waters: 1. The government reiterates its support for the Transitional Federal Government...

View Article


Go’aanka Golaha Wasiirada DFS ee ku aadan dhererka xadka badda...

Shir Maanta Golaha Wasiirada ay ku yeesheen Magaalada Muqdisho ayey ka soo saareen Go’aan ku saabsan Arrimaha Badda Soomaaliya. Qodabada  ka soo baxay Kulanka Golaha Xukuumadda ayaa u qorraa sidatan....

View Article

Somalia: Xuduudaha Baddeenu Gorgortan Ma leh

Dawladda Soomaaliya ee federaalka ah, ayaa sheegtay inaysan ka galaynin wada hadal cusub badda Soomaaliya gaar ahaan dib-u-qeexidda iyo xadeynta xeebta Soomaaliya.

View Article

UK replaces its Ambassador to Somalia

06/06/2013 Mr Neil Wigan has been appointed Her Majesty’s non-resident Ambassador to Somalia. He will succeed Mr Matt Baugh, who will be transferring to another Diplomatic Service appointment. Mr Wigan...

View Article


Golaha Wasiirada oo ka dooday qaabkii dowaladu wada shaqayn ula yeelan lahayd...

Muqdisho, Jun, 06, 2013…Gollaha Wasiiradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii caadiga ahaa iyadoo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon...

View Article


Britain oo Danjire Cusub u Magacaawday Somalia

Mr Neil Wigan ayay dawladda Britain u magacawday inuu noqdo Danjiraha cusub ee Soomaaliya wakiilka uga noqon doona, balse waxa uu fadhigiisu noqon doona magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

View Article

Laba Wiil oo Walaalo ah oo lagu Dilay K/Afrika

Warar ka imaanaya dalka Koofur Africa ayaa sheegaya in laba dhalinyaro ah oo Soomaali ah oo ilma adeer ah xalay lagu dilay gobolka Limpopo ee dalka Koofur Afrika. Dhinaca kalena dad Soomaali ah ayaa...

View Article

Askeri ka warramaya dagaalkii Mau-Mau

Kacdoonkii xornimodoonka qowmiyadda Mau-Mau kala hortagtay ciidankii boqortooyada Ingiriiska ee xukumayay dalka Kenya 1950-yaddii.

View Article

Danjiraha Britain Baugh oo la beddelay

Danjire Matt Baugh oo dowladda Britain wakiil uga ahaa Soomaaliya ayaa haatan jagadaas laga beddelay.

View Article


Laba Kooxood oo ku Dagaalamay Kismaayo

Magaalada Kismaayo waxaa maanta ka dhacay dagaal xooggan oo dhexmaray ciidamo kala taageersan Axmed Madoobe iyo Iftin Xasan Baasto, dagaalka waxaa ku dhintay ilaa 3 qof, xaaladda magaaladuna haatan way...

View Article

Madaxweynayaasha Somalia oo ku baaqay in la joojiyo dagaalada ka socda Kismaayo

Nairobi, 07 June 2013 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamud ayaa aad iyo aad uga xumaaday dagaallo saakay ka dhacay magaalada Kismaayo, kuna baaqay in si deg...

View Article


CLICK

Dhulka qaboobaha ah oo beytariyadu hore ugu dhammaadaan iyo qodobbo kale

View Article

Dagaal maanta Kismaayo ka dhacay

Tiro dad ah ayaa ku dhimatay dagaal maanta magaalada Kismaayo gudaheeda ku dhexmaray maleeshooyin iska soo horjeeeda.

View Article


TACSI TACSI TACSI TACSI انا لله وانا اليه راجعون

1.       Jawaahir Maxamed Luunge 2.       Dr. C/nuur Xussen Maxamed 3.       Dr. C/casiis Cali Hiirad 4.       C/risaaq Xussen Maxamed 5.       Maxamed Ibrahim Qobey 6.       Ayeeyo Fadumo Jamac Cagey...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Abu Khadeejah's Speeches on The Deaths of Lee Rigby & Osama Bin Laden مرجئة...

Abu Khadeejah's Speeches on The Deaths of Lee Rigby & Osama Bin Laden مرجئة العصرAbu Khadeejah's speeches Neo-Salafi (MADKHALI) Preacher on The Deaths of Lee Rigby & Osama Bin Laden حرمة الله‎...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sh. Said Rageah - Ramadan Questions & Answers

Sh. Said Rageah - Ramadan Questions & Answershttp://www.abuhuraira.org/ Please subscribe to our channel: http://www.youtube.com/subscription_center?add_user=TaleexWacaan...

View Article
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>