Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live

Dirk Kuyt oo ka hadlay Mustaqbalkiisa Kooxda Liverpool

15.May.2012:-  Laacibka Reer Holland iyo Kooxda Liverpool Dirk Kuyt  ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in uu boos joogto ah ka waayo kooxdiisa tan iyo markii uu kooxda Qabtay  Kenny Dalglish. Dirk...

View Article


Ciidamadda Dowladaha Somaliya iyo Kenya oo maanta dagaalo culus ku qaaday Al...

image:  Dagaalo culus ayaa waxay maanta ka dhaceen Degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose, waxaana dagaaladaan dhul cusub looga qabsaday Xarakadda Al Shabaab, inkastoo aysan Al Shabaab weli ka hadlin...

View Article


Xarakada Al Shabaab oo maanta sheegtay inay dishay askar ka tirsan Dowladda...

image:  Xarakada Al Shabaab oo dagaalo xoogan kula jirta Ciidamadda Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya iyo Ciidamadda Midowga Afrika ee Amisom, ayaa waxay shaaca ka qaaday inay dishay askar badan oo ka...

View Article

Midowga Yurub oo diidan in DKMG ah ay ku darsato waqti dheeri ah

BRUSSELS: (Sh. M. Network) Ururka Midowga Yurub ayaa sheegay in Ururka Midowga Yurub aysan aqbaleynin in dowladda KMG Soomaaliya waqtiga loo kordhiyo kuwaasi oo ka hor imaanaya heshiisyadii lagu gaaray...

View Article

7 ayaa lagu dilay dagaal ka dhacay Hargeysa

Ugu yaraan toddobo qof oo ay ku jiraan saddex askari ayaa ku dhintay magaalada Hargeysa, markii iska hor imaad hubeysan uu dhexmaray saaka ciidamada Somaliland iyo dad shacab ah oo hubeysan.

View Article


Garowe: Oday-dhaqameed ka Noqday Shirkii Muqdisho

Duubabkan dhaqanka ee ka noqday shirka Muqidsho ayaa sheegay in aanay diidanayn dastuurka, lakiin wax ka beddel doonayaan. Waxa wali muqdisho ku haray qaar ka mid duubabka Puntland oo aan iyagu...

View Article

Iska-hor-imaad Hargeysa ka Dhacay

Dabley ayaa weerar ku qaadday xero ciidan oo uu leeyahay ciidanka militariga ee Somaliland iyada oo ay jiraan dhimasho iyo dhaawac. Dadka dhintay waxa ka mid ah xubno ka tirsan ciidanka militariga iyo...

View Article

Md. Shariif oo Khudbad ka Jeediyey Golaha Ammaanka

Madaxweynaha ayaa difaacay Dastuurka DKMG ee Somalia, khudbad uu maanta ka jeediyey Xarunta Golaha Ammaanka QM ee magaalada New York. Dhinaca kale, waxa uu ka hadlay wadahadalka DKMG iyo Somaliland....

View Article


Cayaaraha

Barnaamijka cayaaraha ee BBC

View Article


Francois Hollande oo xilka loo dhaariyay

Madaxweynaha cusub ee dalka Farnsiiska, Francois Hollande, ayaa maanta loo dhaariyey, jagada madaxtinimada waddanka Farnsiiska, xaflad ka dhacday guriga Madaxtooyada ee magaalada Paris ee Elysee Palace.

View Article

Gudoomiye ku xigeenkii Xaafadda Bardaale oo Caawa lagu dilay Baydhab

image:  Baydhabo : (Sh. M. Network) Kooxo hubaysan ayaa caawa Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay waxa ay ku dileen gudoomiye ku xigeenkii DKMG ee Xaafada Bardaale ee Magaalada Baydhabo, iyadoo...

View Article

Khudbaddii uu Madaxweyne Shariif ka Jeediyey Shirkii Golaha Ammaanka Qaramada...

image:  Magaalada New York ee dalka Mareykanka gaar ahaan xarunta dhexe ee Q.M ayaa waxaa ka furmay shir gaar ah oo ku aadan xaaladda Soomaaliya ayadoo furitaankii shirkaasina uu Khudbad ka jeediyey...

View Article

SOMALIA: Remarks by Ambassador Susan E. Rice, U.S. Permanent Representative...

image:  Remarks by Ambassador Susan E. Rice, U.S. Permanent Representative to the United Nations, at a Security Council Briefing on Somalia, May 15, 2012 Susan E. Rice U.S. Permanent Representative to...

View Article


Turkiga oo Qabtay Shimbir Bassaasad Ah oo Ka Timi Dalka Israel Taasoo Ay Ku...

 Xukuumada dalka Turkiga ayaa sheegtay inay qabteen shimbir ay ku xidhan yihiin qalab electronic ah oo wax lagu basaaso oo ay soo direen dalka Israel si,ay ugu soo basaasto dalka Turkiga, Turkiga ayaa...

View Article

Danjire Mahiga: Soomaaliya Fursadii Ugu Wanaagsaneyd Ay Uga Gudbi Lahayd KMG...

image:  New York (RBC) Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya Augustine P. Mahiga oo hadal ka jeediyay shirkii golaha ammaanka QM ay ka yeesheen arrimaha Soomaaliya...

View Article


Qarax ka dhacay magaalada Mombasa

Ugu yaraan laba qof ayaa ku dhintay shan qof oo kalena waa ay ku dhaawacmeen qarax xalay ka dhacay baar ku yaal magaalada Mombasa ee dalka Kenya.

View Article

Nin Loo Qabtay Weeraro Ka Dhacay Mombasa

Wararka ka imaanaya Mombasa ee dalka Kenya ayaa sheegaya in mid ka mid ah dadkii ku dhaawacmay weerar habeenkii talaadada lagu qaaday goob lagu caweeyo uu ka ahaa dadkii weerarka geystay . Madaxa...

View Article


Ukraine: Soomaali ku Dhibaateysan Xabsiyada Dalkaas

Tiro gaareysa ilaa 80 dumar iyo rag Soomaali ah ayaa ku jira xabsiyada dalka Ukraine, sida ay sheegeena dhibaato badani ka haystaa. Dadkan ayaa sheegay in ay door bidi lahaayeen inay Somalia joogaan...

View Article

Ciidamada AMISOM Oo Markii Ugu Horaysay Bilaabay Inay Fariisimo Ka Sameestaan...

image:  Muqdisho (RBC Radio) Ciidamada dowlada KMG Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ee dhowaan la geeyay gobalka Bay ayaa waxay bilaabeen in ay fariisimo ka sameesta magaalada Baydhabo. Wararka ayaa sheegaya...

View Article

Qaramada Spain iyo France oo Magacaabay Xiddigaha uga Qeeyb Galaya koobka...

image:  Muqdisho (RBC Radio) Macalinka xulka Qaranka Spain Mr.Vincente del Bosque ayaa waxa uu magacaabay qaar ka tirsan Xiddigaha Qarankaas uga qeeyb galaya koobka Qaramada Yurub. Xidigaha uu xushay...

View Article
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>