Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live

Isu socodkii u dhaxeeyay Puntland iyo Somaliland oo...

Waxaa gabi ahaanba la joojiyay isu socodkii u dhaxeeyay maamulada Somaliland iyo Puntland, gaar ahaan gaadiidkii ka tagi jiray Puntland ee aadi jiray Somaliland iyo kuwii ka imaan jiray Somaliland....

View Article


Puntland oo Xanibaad Kusoo Rogtay Gaadiidkii Ka...

Gudoomiyaha gobolka Nugaal Cumar Cabdulaahi Faraweyne oo warbaahinta kula hadlay magaaladda garoowe ayaa sheegay in Puntland ay hakisay nooc walba gadiidkii ka imaan jiray degaanada Maamulka...

View Article


Soomaalida Itoobiya ku Dhaqan oo ka Cabanaya Oromada

Waxaa wali taagan oo aan xal dhameystiran loo helin colaadda u dhexeysa Soomaalida iyo Oromada ee kuwada dhaqan gudaha dalka Itoobiya. Waxaa Laanta afka Soomaaliga ee idaacadda VOA soo gaara...

View Article

Wareysi: Weriyayaal Lagu Xakumay Boorama

Maxkamadda degmada Boorama ayaa dhawaan labo wariye oo kala ah Maxamed Cabdullaahi iyo Axmed Diiriye ku xukuntey 2 sano oo xarig ah, ka dib markii ay maxkamaddu ku qanacdey eedeyntii xeer-ilalinta ee...

View Article

Dowladda Suuriya oo ka jawaabtay Weerar kaga yimid...

Muqdisho (SONNA), Ciidamada Dowladda Suuriya ayaa sheegay in ay ka hortageen dhowr gantaal oo Israa'iil ay ku riday Xarumo millateri oo ku yaalla deegaanka Qadiif ee hoostaga magaalada Dimishiq sida ay...

View Article


Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo Dowladda Mareykanka...

Muqdisho (SONNA), Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta guddoomay 6 gaari oo nooca aan Xabadda Karin ah, kuwaasi oo loogu talagalay...

View Article

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya oo...

SHARE Facebook TwitterQatar (SONNA), Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane C/raxmaan Ducaalle Beyle iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ku sugan Magaaladda Doha, ayaa la kulmay Wasiirka...

View Article

Kulanka Madaxda Afrika oo looga hadli doono arrimo...

Madaxweynaha dalka Rwanda, Paul Kagame ayaa la filaya in uu shir guddoomiyo Kulanka Madaxda Afrika ay dabayaaqada bishaan ku yeelan doonaan magaalada Addis Ababa ee Xarunta Waddanka Ethiopia. Kulanka...

View Article


Koofi laanta socdaalka ayaa u baahan (Qormo)

Somalia waxey dhexda uga jirtaa dhaqan xil ka qaadis iyo magaacabis joogto ah, Dowladihii hore iyo tan hadda joogtaba waxaa jira dad howl wanaagsan hayay oo shaqadda laga eryay bilaa sabab, in jagadda...

View Article


Hano Academy oo Deeq u Fidisey Dadkii ku Wax yeelloobay Qaraxii Zoobbe

Mac-hadka Hano Academy oo xaruntiisu tahay magaalada Muqdisho ayaa deeq waxbarasho iyo lacago shaqa abuur siiyay qaar ka mid ah ehellada dadkii ku dhintay qarixii Zoobe.

View Article

Maxamed X. Gaas oo dhaliilay qaabka dawladdu u...

Kn: Halkan ka dhagayso waraysiga Dr. Maxamed Xuseen Gaas uu kaga hadlay qaabka dawladdu u waajahday mucaaradka iyo gaabiska ku yimid dhinaca dib u heshiisiinta....

View Article

Hano Academy oo Deeq u Fidisey Dadkii ku Wax...

Mac-hadka Hano Academy oo xaruntiisu tahay magaalada Muqdisho ayaa deeq waxbarasho iyo lacago shaqa abuur siiyay qaar ka mid ah ehellada dadkii ku dhintay qarixii Zoobe. Mac-hadka ayaa sii kale waxa uu...

View Article

Duqa Muqdisho” Hormarka Dowladnimo Dhameestiran Waxa...

Thaabit Cabdi Maxamed Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa muqdisho oo ka qeyb glayay munaasabad lagu soo xerayay Kalfadhiga Labaad ee Golaha Baarlamaanka Aqalka Sare oo xalay ka dhacday Muqdisho...

View Article


Madaxweynaha Somaliland oo la kulmay Michael Keating

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay ergayga Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Somalia, Danjire Michael Keating oo safar shaqo ku jooga...

View Article

Kumannaan dil ka badbaaday Iran kadib sharci wax laga badalay

Illaa 5,000 dambiilayaal xabsiyada ku jira oo sugaya in xukunka dilka lagu fuliyo ayaa ka faa'iideysan kara isbadalkan.

View Article


Daawo: ” Waa laga yaabaa Shaqsiyaad Ganacsato ah Oo...

Daawo:" Waa laga yaabaa Shaqsiyaad Ganacsato ah Oo Inqilaabkii Doorasho ee ka dhacday Somaliland ku Taageeraayey in uu Madaxweynuhu Soo Salaamayey Lakiin Wax Faa`ido ah safarkaasi umay lahayn Qaranka"...

View Article

Daawo: Garyaqaanka Guud Mr Maal Oo Soo saaray...

Daawo: Garyaqaanka Guud Mr Maal Oo Soo saaray Warcusub kana jawaabay Eedayntii Qareen Mubaarik ee Ahayd in Xeerka Xeer ilaaliyuhuu ka hor imanaayo Xeerka Nidaamka Xukuumada[embedded content] storvideo: 

View Article


Kumannaan dil ka badbaaday Iran kadib sharci wax...

Kumanaan qof oo horey loogu heley dacwado la xiriira isticmaalka ama ka ganacsiga daroogada ayaa lagu soo waramayaa in ay ka badbaadayaan in lagu fuliyo xukun dil ah kadib markii la badalay qodobo ka...

View Article

Dowladda Kuwait oo sheegtay in Mashaariic...

Kuwait (SONNA), Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Maalgashiga iyo Horumarinta dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan oo safar shaqo ah ku jooga dalka kuwait, ayaa kulan...

View Article

Shaqo Xishood Male W/Q: Cabdiraxmaan Rashiid

Shaqo Xishood MaleW/Q: Cabdiraxmaan RashiidWaxa sida la wada ogsoonyey dalkeena somaliland ka jirta shaqo yaraan baahasan taas oo sababtay in dhallinyaro badan oo wax bartay ay ka niyad jabaan marka ay...

View Article
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live