Ciidamada Somaliland oo Qabsaday Tukarraq
Wasiirka warfaafinta Somaliland, Cabdiraxmaan Cabdillaahi Faarax (Guri-Barwaaqo), ayaa ka hadlay isku-dhaca ciidan ee Isniinti ciidamada Somaliland iyo kuwa Puntland ku dhex-maray deegaanka Tukorraq ee...
View ArticleWaxgaradka Beesha Harawo oo Beeniyay eedeymo loo jeediyay Xildhibaan Dhaayow
Muqdisho ( Sh. M. Network )-Kadib kulan ay isugu yimaadeen Waxgaradka Beesha Harawo oo ka mid ah Beelaha daga deegaanada Maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxa ay uga hadleen taageerida Xildhibaan Aadan...
View ArticleOlolaha dariseynta oo si habsimi leh uga socota...
Guddoomiyaha Degmada Heliwaa Cabdixakiin Cumar Cabdulle ayaa maanta kormeer howleed ku tegay qaar ka mid ah Waaxyaha Degmada Heliwaa oo ay ka socoto olalaha dariseynta degmada. Guddoomiyaha ayaa...
View ArticleVIDEO Feysal Cali Waraabe” Waqtiga naguma qaadaneyso...
[embedded content] gudoomiyaha xisbiga mucaradka Somaliland ee UCID Faysal Cali Waraabe ayaa si kulul uga hadlay dagaalka haatan kala dhaxeeya Puntland isaga oo ku goodiyay in ay waqti ku qaadaneyn in...
View ArticleDAAWO SAWIRRADA: Garoonka diyaaradaha Garoowe oo dib...
Akhristayaasha sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sawirrada Madaxwaynaha Dowladda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo Madaxweynaha Dowlad...
View ArticleSarreeye Guud Bashiir Goobe oo Hambalyo u diray Hay...
La-taliyaha arrimaha Ciidanka Xoogga dalka ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sarreeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir Goobe) ayaa Hambalyo u diray Hay'adda Sirdoonka iyo Nabad...
View ArticleDhageyso Barnaamijka Qubanaha Wararka Shabelle.
Muqdisho ( Sh. M. Network):-Halkaan ka dhageyso Barnaamijka Qubanaha Wararka Shabelle.Hoos riix si aad u Dhageysato:-http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/01/Bar___Qubanaha-080118-ss.mp3...
View ArticleGudoomiyaha Iyo Ku Xigeenada Rugta Ganacsiga Ee...
Gudoomiyaha Iyo Ku Xigeenada Rugta Ganacsiga Ee Gobolka Banaadir oo Maanta Muqdisho Lagu Doortay:-Sawiro Jan 8, 2018 - Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumada Soomaaliya ayaa xal ka gaartay...
View ArticleYaa Fursad Siiyey Isaaq?
8th January 2018 admin Category : Maanta in wiil Isaaq uu sidan u hadlo waa mid eedeeda koowaad ay leeyihiin dadka Daaroodka ah. Mar baa jirta adiga oo illaahay awood uu ku siiyey haddana aad noqotaa...
View ArticleMadaxweyne Farmaajo oo looga digay in uu isbadal ku...
Madaxweyne Farmaajo oo looga digay in uu isbadal ku sameeyo hogaanka socdaalka iyo Jinsiyada oo hogaankeeda uu haayo shaqo wanaagsan oo.mudan amaan Jan 8, 2018 - Soomaaliya waxey dhexda uga jirtaa...
View ArticleMujaahid Eid Ali Ahmed ayaa wakhti hore ka hadlay...
Booqashadii Madaxweyne Rayaale uu ku tagay dalka Jabouti waxay ahayd talaabo aad ugu muhiim ah horumarka dalka wakhtigan aan joogno. Siyaasadu waa xirfad ku dhisan wixii suurtogalnimo ah. Madaxweyne...
View ArticleWasiir Jamaal oo gaaray Kuwait
8th January 2018 admin Category : Wasiirka Qorshaynta Qaranka oo si aad u saraysa, oo aan horay loo arag loona maqal loogu soo dhoweeyey dalka Kuwait.Wasiirka Qorshaynta Maalgashiga iyo Horumarinta...
View ArticleKosovo PM fails to get US visa
Kosovo's newly elected Prime Minister Ramush Haradinaj has canceled a visit to the U.S. because he was unable to get a visa. Local media in the capital Pristina reported Sunday that the U.S. Embassy...
View ArticleMaxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo xarun ka...
Galakacyo ( Sh. M. Network )-Guddoomiyaha Darajada 1-aad ee Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida Xasan Cali Nuur "Shuute" ayaa shaaca ka qaaday in dhaawan xarun cusub ay ka furan doonaan Magaalada...
View ArticleQarax Ciidamada Dowlada Lagula eegtay Muqdisho
Waxaa Magaalada Muqdisho ee - Dalka Soomaaliya ka dhacay Qarax miino oo la la eegtay ciidamo katirsan kuwa dowlada Soomaaliya, Qaraxaan ayaa ka dhacay wadadda Warshadaha ee Magaalada Muqdisho waxaana...
View Article64 migrants feared dead in Mediterranean
Sixty-four migrants are feared drowned after a rubber dinghy sank off the coast of Libya over the weekend, the UN's International Organization for Migration (IOM) said Monday. The migrants "lost their...
View ArticleXaakim oo Si KMG ah u Hakiyay Soomaali Laga Soo...
Xaakim Federaal ah oo ka soo jeeda Gobalka Florida ee dalka mareykanka ayaa sheegay in uu balaarinayo sii joogitaanka Mareykanka 92 qof oo muwaadiniin Soomaaliyeed ah kuwaa oo hay'adda ka hortagista...
View ArticleSaldhigyada ruushka ku leeyahay Syria oo la weeraray
Wasaarada Gaashaandhiga ee Ruushka ayaa xaqiijisay in kooxaha mintidiinta Suuriya ay u isticmaaleen diyaaradaha aan duuliyaha lahayn weerar ay ku qaadeen Saldhigyadooda ciidamada cirka iyo kuwa badda...
View ArticleFaransiiska oo baaraya Iphoneka la cusleeyay
Dacwad oogeyaasha Faransiiska ayaa billaabay baaritaan ku aadan "curyaaminta la sii qorsheeyay" ee lagu sameeyay taleefannada iphone-ka ee ay samayso shirkadda Apple.
View ArticleMadaxweyne Farmaajo oo Saaka booqanaya xarumo Muhiim...
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane.Maxamed C/llaahi Farmaajo oo weli ku sugan magaalada Garoowe ayaa lagu wadaa in maanta uu kormeer ku sameeyeyo xarumo kala duwan oo kuyaala Caasimadda. Mudane. Farmaajo...
View Article