Muqdisho (SMN)– Kulan wadajir oo xalay magaaladda Muqdisho ay ku yeesheen guddiyadda joogtada ah ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa si wadajir ah u shir Guddoomiyaha Guddoomiyaasha Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare.
Kulanka oo ay Sidoo kale ku sugnaayeen guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee golaha shacabka Mudane Cabdi wali Sheekh Ibraahim “Muudey” iyo Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee Golaha Aqalka Sare Mudane Abshir Maxamed Axmed “Abshir Bukhaari” waxa uu ahaa kulan lagusii amba qaadayay dar dar gelinta wada shaqeynta Baarlamaanka Soomaaliya oo ka kooban Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare.
Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa sheegay in la xaliyay kala aragti duwanaansho yar oo labada Aqal dhexdooda ka jirtay ,islamarkaana Guddiyada isku shaqada ah ee Baarlamaanka wada shaqeyntooda ay sii xoojin doonaan.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa sheegay labada aqal ay hal baarlamaan isku yihiin wada Shaqeyn joogta ahna ay ka dhaxeyso,sidoo kalena gudiyada joogtada ah loogu baahanyahay in ay sii xoojiyaan.
Halkan hoose ka daawo Sawirrada:
Labada Gole ee BFS oo yeeshay kulan wadajir ah
Al-Shabaab clash with Somali and AU troops in central Somalia
Heavy fighting reported between Somali troops backed by Djibouti peacekeepers and Al-Shabaab in Hiran region of central Somalia on Tuesday, residents, and officials said.
The battle erupted after the militants ambushed a military camp outside Bulo-Burde airstrip which is protected by Djibouti soldiers serving under AU mission in Somalia [AMISOM].
Al-Shabaab, the Al-Qaeda-linked militant group has claimed responsibility for the military base attack, saying it killed two government soldiers during the clash.
The allied troops have launched operations against Al-Shabaab militants in southern Somalia, in an attempt to drive out the group from the entire regions of the country.
Somali PM praised for his peace-building effort in Galmudug
The representatives of the international community in Somalia have lauded the efforts by the premier in rebuilding government institutions, the integration of the local forces into the national army and the reconciliation in Galmudg state.
Ambassadors from Turkey, Qatar, Norway, Ethiopia, Kenya, Italy and envoys representing UN, EU and IGAD were present during an official event to integrate local forces into the national army in Dhusamareb on Monday.
Hassan Ali Khaire held talks with representatives of the international community in the country during the opening of training for recently integrated local forces into the national army.
The Prime Minister also reiterated his calls for support to the international community officials during the meeting.
Khaire was crisscrossing the state in past four weeks to build trust while paving way for a political solution ahead of the upcoming regional elections.
One of the major gains during his visit is the deployment of federal government security agencies following an agreement with Sufi group Ahlu Suna Wal Jama.
Imaaraadka oo beeniyey inuu ka baxayo dagaalka Yemen
Dowladda Imaaraadka Carabta oo qeyb ka ah isbahaysiga Sacuudiga ee dagaalka Yemen ayaa sheegtay inaysan ciidamdeeda ka saareyn dalkaas inkasta oo ay jirto in la dhimay dib loo daad-gureeyey.
Kuuriyada Koonfureed oo gantaallo digniin ah ku ridday diyaarad uu leeyahay Ruushka
Kuuriyada Koonfureed ayaa sheegtay in diyaaradaheeda dagaalka ay gantaallo digniin ah ku rideen diyaarad laga leeyahay Ruushka
13 xaqiiqo oo ku gedaaman sariirta aad ku seexato
Safar dheer ama shaqa culus ka dib, ma jiro wax ka wanaagsan in aad sariirtaada isku dul tuurto.
Dhageyso: Warka Duhur Ee Idaacadda Shabelle
Muqdisho (SMN): Halkaan ka Dhageyso Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle.
Hoos riix si aad u dhageysato
https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/07/Warka-Duhur-23072019.mp3
Aqalka Sarre oo akhrinta 1-aad marsiiyay xeer muhiim ah
Muqdisho (SMN) – Golaha aqalka sare ayaa maanta Akhrinta Kuwaad Marsiiyay hindise sharciyeedka shirkadaha, kaasi oo ay soo gudbisay Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Dalka.
Sharcigaan Warshadaha haddii uu meeelmaro waxa uu sal dhig u noqon doonaa isku xerka ganacsiyada dalka iyo kuwa suuqyada Caalamka, fududeynta maamulada, diiwaangelinta shirkadaha ganacsiyaga iyo maalgashiga, waxaana kulanka maanta ay golaha aqalka sare ku yeesheen xarunta golaha akhrinta kuwaad ku marsiiyeen hindise sharciyeedka warshadaha dalka.
Guddoomiyaha Golaha aqalksa sare ee BFSoomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa furay kulanka oo shir gudoominyay, waxaana uu akhiriyaya ajandaha laga doodayo maanta.
Ahmiyada uu u leeyahay dalka ayuu ku ekaa maadaama uu xeer hooseedka uu yahay in ka doodista iyo su’aalo weydiinta ay tahay akhrinta 2-labaada, sidaa daraadeed eng.Cabdullaahi Cali Xasan Wasiirka Ganacsiga iyo warshadaha ayaa ka hor akhriyaya heerarka uu soo maray hindise sharciyeedkaan, waxaana uu sheegay in la soo geliyay latashiyo farabadan oo ka mid ah hay’adaha dalka.
Kalfadhiga 5-Aad kulankiisa 12-aad ee golaha maanta waxaa soo xaadiray 29 xubnood, iyadoo uu shir gudoominayay Guddoomiyaha oo ay wehliyaan labadiisa ku-xigeeno waxaana soo xeray Gudoomiyaha golaha Aqalka sare mudane Cabdi xaashi Cabdullaahi.
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka oo shir ka furay Baydhabo
Baydhabo (SMN) – Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo maanta gaaray magaalada Beydhabo ee xarunta kumeel gaarka ah ee dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed ayaa furay Madasha arrimaha bini’aadninimada dalka.
Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa furitaanka madasha ka sheegay in ay muhiim tahay in maskaxda ay shiilaan ka qayb galayaasha madasha, ayna fikirkooda isu geeyaan kana soo saaraan natiijo wax ku ool ah oo ka qayb qaadaneysa hagaajinta xaaladda bini’aadninimo ee dalka.
Waraaradda arrimaha gargaarka iyo maareynta musiibooyinka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa soo agaasintay Madasha arrimaha bini’aadninimada dalka oo looga hadlayo xaaladda bini’aadninimo ee dalka iyo qorshaha lagu horumarinayo mashaariicda dhanka bini’aadninimada.
Madaxweynaha dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen), ayaa goob joog ka ahaa munaasabadda furitaanka Madasha arrimaha bini’aadninimada dalka oo ay ka qayb gelayaan wasiirro ka tirsan xukuumadda, mas’uuliyiin ka socota dowlad gobaleedyada dalka iyo deeq bixiyaasha.
Maxkamadda Boosaaso oo sii daysay mas'uuliyiin la xiray
Maxkamada Darajada koowaad ee magaaladda Boosaaso oo maanta la horgeeyey afartii xubnood ee ka tirsanaa Guddiga dhismaha wadada Boosaaso oo mudo dhowr cisho ah ku xirnaa saldhiga bartamaha ee magaaladda ayey Maxkamadu xoriyadoodii dib ugu celisay xubnahaas.
Dhegeysigii dacwada iyo go’aanka sii deynta ah ee ay Maxkamadu gaartay ayaysan ka qayb gelin saxaafada oo ku sugneyd banaanka Maxkamadda.
Maamulka Puntland ayaa dhowaan xabsiga u taxaabay afarta xubnood ee ka tirsan Guddiga dhismaha...
Turkey strongly condemns attack in Somalia
Turkey strongly condemned Monday’s terror attack in the Somali capital Mogadishu.
“We strongly condemn the terrorist attack perpetrated this morning by a car bomb targeting a hotel in Mogadishu, causing death and injury of numerous people,” the Foreign Ministry said in a statement.
The bombing killed at least 10 people and wounded several others.
“We wish Allah’s mercy upon those who lost their lives, a speedy recovery to the wounded and convey our condolences to the friendly and brotherly Government and people of Somalia,” it added.
Al-Shabaab has claimed responsibility for the attack.
Boris Johnson oo noqonaya ra'iisul wasaaraha UK
Boris Johnson ayaa loo doortay inuu noqday hoggaamiyaha xisbiga talada haya ee dalka Britain, waxaana uu noqonayaa Ra'iisul Wasaaraha cusub ee dalkaasi.
في إشراقة آية
هذه آية عظيمة القدر في كتاب الله – عز وجل -حيث إنها تسهم إسهاماً كبيراً في تشكيل رؤية المسلم إلى أشياء كثيرة في عالم الأحياء وترتب على عدم الاهتداء بهدي هذه الآية كثير من الخلل في حياتنا المعاصرة . وما اخترناه ليكون عنوانا لهذه المقالة جزء من آية هي قول شعيب عليه السلام لقومه { يَا قَوْمِ اعْبُدُوا اللَّهَ مَا لَكُم مِّنْ إلَهٍ غَيْرُهُ قَدْ جَاءَتْكُم بَيِّنَةٌ مِّن رَّبِّكُمْ فَأَوْفُوا الكَيْلَ والْمِيزَانَ ولا تَبْخَسُوا النَّاسَ أَشْيَاءَهُمْ ولا تُفْسِدُوا فِي الأَرْضِ بَعْدَ إصْلاحِهَا ذَلِكُمْ خَيْرٌ لَّكُمْ إن كُنتُم مُّؤْمِنِينَ}
The post في إشراقة آية appeared first on IslamOnline اسلام اون لاين.
10 qof oo ku dhintay qarax ka dhacay Afgooye
10 qof ayaa ku dhimatay qarax miino oo maanta lala beegsaday baabuur ay la socdeen dad rayid ah meel u dhow magaalada Afgooye.
Qatar oo lala xiriiriyey qarax ka dhacay Soomaaliya
Wargayska The New York Times ee ka soo baxa dalkan Maraykanka ayaa daabacay maqaal lagu sheegay in ganacsade ku dhow amiirka Qatar uu sheegay in qarax ka dhacay magaalada Boosaaso la fuliyey si “sare loogu qaado danaha Qatar”, qaraxaas oo looga dan lahaa in Imaaraadka laga sarao Boosaaso.
Falcelinta ka dhalatay warbixinta ka hadleysa "xiriir ka dhexeyn kara Alshabaab iyo Qatar"
Dowladda Qatar ayaa jawaab ka bixisay eedda uu u soo jeediyey wargeyska NYT
Ra'isal Wasaare Boris Johnson: Maxay uga dhigantahay haddii aan heshiis laga gaarin ka bixitaanka Midowga Yurub?
Boris Johnson caqabadda siyaasadeed ee ugu weyn uu wajihi doono ayaa waxay tahay ballanti uu u qaaday ka bixitaanka Midowga Yurub inuu fuliyo.
Soomaaliya oo ka hadashay eedeyn loo jeediyey Qatar
Dowladda Soomaaliya ayaa ka hadashay warbixin lagu daabacay wargeyska New York Times oo dowladda Qatar la xiriirisay qarax ka dhacay magaalada Boosaaso.
Dhageyso: Warka Habeen Ee Idaacadda Shabelle
Muqdisho (Sh.M.Network) – Dhageystayaasha idaacada Shabelle ee ku taxan website-keena waxaan halkaan hoose idin kugu soo gudbineynaa warka Habeen.
Hoos riix si aad udhageysato
https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/07/Warka-Habeen-23072019.mp3
Xulka Jabuuti oo xulka Soomaaliya ku karbaashay ciyaar saaxibtinimo
Labada kooxood waxay ciyaartan saxibtinimada isugu diyaarinayaan ciyaaraha Chan Cup oo la qabanayo 2020-ka.