Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 47025 articles
Browse latest View live

هل يمكن التغلب على الشعوبية بإنشاء المكتبات؟

$
0
0

  تم طرح العديد من الأفكار لشرح ظهور الشعوبية في الغرب: انعدام الأمن الاقتصادي ، رد الفعل العنيف ضد الهجرة الأخبار المزيفة ، على سبيل المثال لا الحصر. قد يكون هناك عنصر آخر في القائمة هو عدم وجود مساحات مشتركة حيث يمكن للناس من مختلف توجهات الحياة التفاعل والاختلاط. إذا أصبحت المجتمعات منقسمة ، فربما […]
The post هل يمكن التغلب على الشعوبية بإنشاء المكتبات؟ appeared first on IslamOnline اسلام اون لاين.


Somaliland: Muran ka taagan xeerka ismaamulka gobollada

$
0
0

Golaha wakiiladda Somaliland ayaa anxiyey xeerka ismaamulka gobollada iyo degmooyinka kaasi oo baahi weyn loo qabay meel marintiisa.

Si kastaba markii la ansixiyey xeerkan ayaa waxa deegaanada qaar ka soo baxaya cabashooyin la xidhiidha xeerkan.

Warkan waxa Hargeysa ka soo diray khadar Maxamed Cakule.

 

Death toll in Mogadishu car bombing rises to more than 10

$
0
0

A car bomb in the Somali capital, Mogadishu has killed at least 10 people.
Witnesses said at least 30 others were injured when the car packed with explosives and parked near a busy security checkpoint by the city’s airport was detonated by remote control on Monday morning.
The powerful explosion which rocked Mogadishu occurred in the morning when many people were on the road going to work and others were traveling to attend the Hajj pilgrimage in Saudi Arabia’s Mecca.
Al-Shabaab claimed of responsibility for the blast.

Somali army captures suspected Al-Shabaab members

$
0
0

Somali armed forces captured three suspected Al-Shabaab members during a military operation carried out in the country’s southern Lower Jubba region on Monday.
Speaking to the state-run media, the commander of SNA’s 11 brigade, Mohamed Hassan Badal said the suspects have been trying sneak into Kismayo by traveling on a bus.
A tip-off has led to the arrest of the three alleged militants who have been handed over to the security agencies in Kismayo town, he said.
This came more than a week after Al-Shabaab attack at a hotel in Kismayo, a coastal city which serves as interim Jubaland state that left 26 people dead, including an American citizen.

Ilayska VOA: Xaaladda qoysaska askarta geeriyootay

$
0
0

Barnamaijkii Ilayska VOA waxa uu maanta ku saabsan yahay xaaladda nololeed ee adag ee ay wajahaan caruurta iyo qoysaska askarta ciidamada qaranka Soomaaliya ee geeriyooda. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.

 

Xildhibaano dalbaday in lasii daayo xubno ay xirtay Puntland

$
0
0

Mudanayaal ka tirsan baarlamaanka Puntland oo maanta shir jaraa’id qabtay ayaa ugu baaqay xukuumadda Puntland inay sii dayso guddi isku jira odyaal iyo waxgarad oo ay Puntland xirtay toddobaadkii hore.

Guddigan ayaa ururinayay qaaraan lagu dhisayo waddooyinka magaalada Boosaaso.

Xariggooda ayaa yimid ka dib markii ay lacag ka heleen dowladda federaalka ah Soomaaliya.

Xubnaha la xiray ayaa waxaa ku jira guddoomiyaha guddiga oo lagu magacaabo Sheekh Maxamed Macallin Axmed oo xalay la...

Puntland oo laga dalbaday in ay maxkamad hor geyso dad Boosaaso lagu xir xiray

$
0
0

Boosaaso waxaa maalintii Afaraad ku xiran afar xubnood oo ka mid ah guddi u xilsaaran dhismaha waddada dhex marta magalaada.

"Imtixaankaygii ayaan dib ugu laabtay 30 daqiiqo kaddib markii aan umulay"

$
0
0

Aradayad 18 sano jir ah oo cisbitaalka loola cararay ayadoo markaas imtixaan ku jirtay ayaa BBC-da u sheegtay in ay imtixaankii dib ugu laabatay 30 daqiiqo kaddib markii ay umushay.


Dhageyso: Warka Habeen Ee Idaacadda Shabelle

Mursal oo la kulmay guddi uu dhowaan magacaabay

$
0
0

Muqdisho (SMN) – Guddoomiyaha golaha shacabka ee BJFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo uu wehliyo guddoomiye ku-xigeenkiisa koowaad Mudane Cabdiwali Sheekh Ibraahim Muudey ayaa maanta kulankii ugu horeeyay la qaatay gudiga diyaarinta ama sameynta sharciga doorashooyinka Qaranka ee uu dhawaan magacaabay, waxaana uu kala hadlay dar dar gelinta howlaha diyaarinta sharciga doorashooyinka iyo siddii Guddiga Marka hore dhexdiisa hoggaan isaga dhex dooran lahaa.
Guddoomiyaha ayaa Guddiga waxa uu faray in muddo ku siman lixdan cisho ,waxaana sharcigaan oo ay xukuumadda Federaalka Soomaaliya usoo gudbisay golaha uu muhiimad gaar ah u leeyahay doorashooyinka Dalka ka qabsoomi doona Marka la gaaro 2021-ka.
Dhinaca kale Guddoomiyaha golaha shacabka ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay qabiir ka socda Qaramada Midoobay oo qaabilsan dhinaca xuquuqul Insaanka Soomaaliya.
Waxa ay ka wada hadleen dar dar gelinta wada shaqeynta xafiiska Qaramada Midoobay ee dhinaca xuquuqul Insaanka iyo golaha shacabka gaar ahaan Guddiga xuquuqul insaanka ee golaha.

Iiran oo ' toogasho ku xukuntay basaasiin CIA-da u shaqaynayey"

$
0
0

Iiran ayaa xabsiga dhigtay 17 basaas oo ay sheegtay in ay u shaqeynayeen CIA-da Maraykanka, waxayna qaar ka mid ah ku xukuntay dil toogasho ah.

Dhageyso: Barnaamijka Qubanaha Wararka Shabelle

Ciyaaryahan Cristiano Ronaldo looma maxkamadeyn doono eedihii kufsiga

$
0
0

Xiddiga kubadda cagta ee reer Portuguese ayaanan loo maxkamadayn doonin eedihii ahaa inuu kufsi ku gaystay Las Vegas.

Trump: Waa dhici kartaa in arrinta Iran lagu xalliyo dagaal ama wada-hadal

$
0
0

Istaraatijiyadda Mareykanka ee ku wajahan Iran ayaa u muuqata mid jahwareersan, iyadoo ay u muuqato in Washington ay ka sii yaraanayaan doorashooyinkeeda ku aaddan inay ka fogaaato isku dhacyo.

Mareykanka oo soo saaraya sharci fududeynaya musaafurinta muhaajiriinta

$
0
0

Dowladda Mareykanka ayaa soo saareysa sharci cusub oo si deg deg ah dalka looga musaafurinayo muhaajiriinta aan haysan dukumeentiyo ay dalka ku joogaan, iyada oo musaafurintooda aan loo marin maxkamadaha dalkaasi.


Dhageyso: Warka Subax Ee Idaacadda Shabelle

Ergada soo xuleysa baarlamaanka Jubbaland oo la shaaciyey

$
0
0

Kismaayo (SMN)– Guddiga qaban qaabada doorashooyinka ee Jubbaland ayaa shaaciyey liiska Odayaasha soo xulaya xildhibaanada cusub ee baarlamaanka maamulkaasi.
Liiska ergada lagu dhawaaqay ayaa waxa ay isugu jiraan Odayaashii wax ka soo xulay baarlamaanka federaalka ah iyo kuwa kale oo matalaya beelaha Jubbaland.
Odayaashani ayaa la filayaa in dhawaan ay si deg deg ahg  ku soo doortaan xildhibaanada baarlamaanka dowlad goboleedka Jubbaland.
 
Halkan hoose ka akhriso:

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
caasimada@live.com

Faah faahinno ka soo baxaya dagaal ka dhacay Buulo-burte

$
0
0

Buulo-burte (SMN)– Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal u dhexeeyey Ciidamada dowladda oo garab ka helaya kuwa Jabuuti iyo Al-Shabaab oo saacadihii la soo dhaafay ka dhacay degmada Buulo-burte gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya.
Dagaalka ayaa yimid, kadib markii Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen fariisin ciidamada Milatariga Soomaaliya ay ku leeyihiin agagaarka garoonka diyaaradaha ee degmadaasi.
Ma cadda illaa iyo hadda khasaaraha rasmniga ah ee ka dhashay weerarkaasi iyo dagaalka xigay intaba.
Dhanka kale war ka soo baxay Al-Shabaab oo lagu baahiyey boggagooda Internet-ka ayaa waxa ay guullo uga sheegteen dagaalkaasi.
Al-Shabaab ayaa shaaciyey in halkaasi ay ku dileen 2 askari oo ka tirsanaa ciidamada dowladda, sida ay hadalka u dhigeen.
Xaaladda ayaa saaka degan, waxaana goobihii lagu dagaalamay ku sugan ciidamada Milatariga Soomaaliya.

Sabriye oo guddoomiyey shir ka dhacay Dhuusamareeb

$
0
0

Muqdisho (SMN)– Wasiirka arrimaha gudaha, dib-u-heshiisiinta iyo federaalka Soomaaliya, Cabdi Maxamed Sabriye, ayaa  guddoomiyay shir dhex maray Guddiga qaban-qaabada shir-weynaha dib-u-heshiisiinta Galmudug iyo qaar kamid ah safiirrada Beesha caalamka u jooga Soomaaliya ee shalay Magaalada Dhuusamareeb.
Guddoomiyaha Guddiga qaban-qaabada shir-weynaha dib-u-heshiisiinta Galmdug, Prof. Cabdiraxmaan Baaddiyoow , oo ka war bixiyay kulanka ayaa sheegay in kulanla looga hadlay hannaanka ay u socdaan qorshaha dib-u-heshiisiinta ay wadaan.
Wakiillada Qarmada Midoobay, midawga Afrika iyo IGAD, iyo safiirrada Midawga Yurub, Qatar, Turkiga, Ethiopia, Talyaaniga, Norway iyo Kenya ee saldhiggoodu yahay Muqdisho ayaa Guddiga ku bogaadiyay dedaalka ballaaran ee ay ugu jireen isu keenidda reer Galmudug, si loogu diyaar garoobo dhismaha ay ku mudeysan yihiin reer Galmudug.
Dhowaan ayaa wasaaradda arrimaha gudaha XFS oo gudaneysa waajibaadkeeda shaqo waxay u Magacaawday Guddiga qaban-qaabada shir-weynaha dib-u-heshiisiinta Galmudug oo ka kooban 12 xubood.
Halkan hoose ka daawo Sawirrada:

Beesha Caalamka oo ka hadashay dib-u-heshiisiinta Galmudug

$
0
0

Muqdisho (SMN)– Saaxiibadda beesha caalamka ayaa waxa ay war qoraal ah ka soo saareen socdaalkii ay shalay ku tageen magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug.
Intii ay joogeen magaalada, waxay la kulmeen ra’iisul wasaare Khayre oo uga xog-warramay dadaaladda ku aadan dhismaha Galmudug iyo dib u heshiisiinta.
Ugu horreyn, xubnaha beesha caalamka ayaa boggaadiyey warbixinta mirodhalka ah oo ay ka heleen wasiirka koowaad ee xukuumadda Soomaaliya.
War-saxaafadeedka ayey ku sheegeen in ay rajo wanaagsan ka qabaan in mustaqbalka dhow uu qabsoomo shirka dib u heshiisiinta Galmudug.
Shirkaasi kadib, doorashadda ayey hoosta ka xariiqeen in ay filayaa in ay noqoto mid si xor iyo xalaal ah lagu soo doorto hogaamiyeyaasha cusub.
“Taasi waxay horseedeysaa in la helo dowlad oo leh maamul mideysan oo ka shaqeeya rabitaanka muwaadiniinta,” ayay ku yiraadeen qoraalkooda.
Ugu dambeyntii waxay shacabka iyo madaxda Galmudug uga mahadceliyeen sida diiran ee loogu soo dhaweeyay magaalada madaxda mamulkaasi ee Dhuusamareeb

Viewing all 47025 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>