Gabadha heeysa Skoorka quruxda dalka Kuruwaatiya ayaa noqonaysa gabadhii uguhoreeysay oo noqota tababaraha kooxda kumadda cagta dalkaasi
wana gabadhii ugu horeeysay oo rag tababar ku badda cagta ah u qabata ,waxa ay hogaminaysaa kooxdasi kubadda cagta iyada oo waliba balan qaaday in ay guulo tariikhi ah garsiin doonto kooxda kubadda cagta dalkaasi Kuruwaatiya
Cayar yahanada kooxda dalkaasi ayaa aad ugu farxay go’aankaan gabadha tababare looga dhigay kooxda qaranka Kuruwaatiya ,11ka cayar yahan kooxdalkasi ayaa sare u qaaday macalimadda taba barka u fidin doonto xilli ciyaareedka soo socda
Gabadhan oo lagu magcaaabo teyhaanaa nimtech aya sheegtay in ay aad ugu faraxsantahay xilkan loo magacabay oo ah in ay leeyliso xulka qaranka Kuruwaatiya xili ciyaareedka soo socda iyada oo rajo ka muujisay in waqti wacan ay la qaadan doonto kooxda kumadda cagta
TEYHAAN ayaa tiroi wax dhib ah kuma jiri in haweeneey ay leeyiso cayaar yhano rag ah maxa yeelay haweenkuba waxa ay sameeyn karan wax wanaagsan marka laga hadlayo cayaaraha kubadda cagta
tan iyo markii loo magacaabay jagadaasi ayaa waxa aad ugu mashquulay war bahinta dalkasi iyo tan caalamka oo aad wax uga qoray gabadhan loo magacabay taba baraha xulka qaranka Kuruwatiya
Gabadhan ayaa noqotay bororadda quruxda dalkeeda waxa aayna ka mid noqotay 15 haween Ee ugu quruxda badan dalkeeda sanaddii 2008dii
↧
Boqoradda Quruxda Dalka Kuruwaatiya oo loo dortay in ay noqoto taba baraha kooxda kubadda cagta Dalkasi Kuruwaatiya
↧