Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live

Wiil Dhaqan Celin loo keenay wadanka Soomaaliya oo Magaalada Muqdisho...

C/Sitaar Mahdi Shire waa Wiil yar oo 15 sano jir ah waxaana mudo ku dhaw 6 bilood ka hor dalka Denmark ka kaxeeyay Waalidiintiisa oo geeyay magaalada Muqdisho ka dib markii ay u adkeeysan waayeen...

View Article


Somali journalist dies of gunshot wounds in Mogadishu hospital

MOGADISHU (Sh.M.Network)—A Somali journalist has died of wounds suffered when he was shot more last week in front of his house in Mogadishu by unidentified gunmen, family and colleagues announced...

View Article


Tacsi

Innaa Lilaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun. Maamulka iyo Dhamaan Shaqaalaha Shabakadda Warbaahinta Shabelle waxa ay si wada jir ah Tacsi u dirayaan Waalidiinta, Ehelada iyo Asxaabtii uu ka geeriyooday...

View Article

Wariyihii 17-aad oo sanadkaan oo kaliya lagu dilo dalka Somaliya oo caawa ku...

Allaha u naxariistee waxaa caawa Magaalada Muqdisho ku geeriyooday Wariye Maxamed Maxamuud Tuuryare, oo ka hawl-geli jiray Idaacada Shabelle ee Magaalada Muqdisho. Wariye Tuuryare ayaa wuxuu dhaawac...

View Article

Wafdi Ka Socda M/Gobolka Banaadir Iyo Qeybaha Bulshada Rayidka oo Caawa Soo...

Wafdi isugu jira maamulka gobolka Banaadir iyo qeybaha bulshada rayidka Soomaaliyeed oo uu horkacayo guddoomiye ku xigeenka dhinaca maaliyada ee gobolka Banaadir mudane Amiin Nuur Iikar ayaa caawa soo...

View Article


Xagee Wax u Marayaan Ra’isul Wasaare Saacid. “Xog + Gorfeyn”..

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ”Saacid” ayaa lagu waramayaa in uu ku jiro latashigiisii ugu danbeeyay ee soo magacaabista gollaha wasiirrada xukuumada shaqeyn doonta mudada afarta...

View Article

Deg deg:Sheekh Shariif oo Haatan Gaaray Goobta Lagu qeybsanaayo Golaha...

Warar hoose oo aan heleyno ayaa sheegaya ın Madaxweynıhıı hore soomaalıya Mudane Sheekh sharııf Goor dhow gaaray Aqalka Madaxtooyada ee looga arımıyo Dowlada Somalıya. Sheekh sharııf ıyo Tarsan ayaa...

View Article

Deg deg:Qoyska Horjooge Mansuur Roobow oo Goor dhow Gaaray Magaalada İstanbul...

Warar haatan aan kaheleyno Magaalaa Istanbul ee wadanka Turkıga ayaa sheegaya ın Caawa halkaası gaareyn qoyska oo Horjooge Mansuur Roobow kuwaası oo kuso dhaweyeen Garoonka qaar aktırsan shaqaalaha...

View Article


Wafdi Ka Socda M/Gobolka Banaadir Iyo Qeybaha Bulshada Rayidka oo Caawa Soo...

Wafdi isugu jira maamulka gobolka Banaadir iyo qeybaha bulshada rayidka Soomaaliyeed oo uu horkacayo guddoomiye ku xigeenka dhinaca maaliyada ee gobolka Banaadir mudane Amiin Nuur Iikar ayaa caawa soo...

View Article


Deg Deg ah: Golaha Wasiirada waxaa laga dhigayaa 9 Xubin oo kaliya

Warar hordhac ah oo goordhow naga soo gaaray aqalka Madaxtooyada ayaa sheegaya in beri lagu dhawaaqi doono Golaha Wasiirada Xukumada Dr Saacid Faarax Garaad. Dad la rumaysan karo oo kusugan Aqalka...

View Article

Banaanbax looga soo horjeedo Maamulka Gobolka Hiiraan oo maanta ka dhacay...

Boqolaal ruux oo ka tirsan barakacayaasha xiligan degan xaafada Ceeljaale ee duleedka Baladweyne ayaa mudo laba maalin si isdaba joog ah waxaa ay magaalada baladweyne uga dhigayeen bananbaxyo ay uga...

View Article

Boqoradda Quruxda Dalka Kuruwaatiya oo loo dortay in ay noqoto taba baraha...

  Gabadha heeysa Skoorka quruxda dalka Kuruwaatiya ayaa noqonaysa gabadhii uguhoreeysay oo noqota tababaraha kooxda kumadda cagta dalkaasi wana gabadhii ugu horeeysay oo rag tababar ku badda cagta ah...

View Article

Dowladda oo ka hadashay rag loo-soo qab qabtay dilka Abwaan Warsame Shire...

Saraakiisha Dowladda ayaa waxay faah faahin ka bixiyeen rag fara badan oo ay u soo qab qabteen dilka Abwaan Warsame Shire Cawaale, oo maanta lagu aasay Khabuuraha School Polizio ee Degmada Xamar Jajab...

View Article


Gabar bekro ah oo uur leh arin layaab len

Dhaqar ciidanka baliska Imaaraatka ka tirsan ayaa sheegaya in ay baaritaan ayku sameeyeen gabar u dhalatay Dalka imaaraatka carabta oo ayb qoyskeedu u soo gudbiyeen ayagoo kaga dacwoonaya wiil ay...

View Article

Natiijo Laga Soo Saaray Dilkii Sh. Axmed Xaaji

Natiijada hor-dhaca ah oo ku saabsan Baaritaanka Dilkii Sheekh Axmed Xaaji Cabdiraxmaan, ayaa la soo bandhigay, iyadoo lagu magacaabay dad dilkaasi lala xiriirinayo.

View Article


Qarax caawa ka dhacay Magaalada Kismaayo iyo Ciidamada Dowladda oo lala...

Qarax khasaaro geystay ayaa waxaa caawa Ciidamada Dowladda lagula beegsaday Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose, iyadoo ay baxsadeen raggii qaraxaasi ka dambeeyay. Kooxo dhalinyaro ah ayaa...

View Article

Saamaynta xun ee qaadka oo khatar ku ah jiilka soo koraya Soomaalida

Isticmaalka qaadka ayaa sanadihii dhowaa ku soo kordhayay dhallinyarada Soomaalida dhexdooda, iyadoo kala bar kuwa 20-ka sano jira iyo kuwa ka yar ay isticmaalayaan maandooriyaha, sida ay sheegayso...

View Article


Qarax Khasaaro geystay oo Caawo ka dhacay Kismaayo

(Mogdishu Somalia 30 10 22012 ) Wararka naga soo gaaraya magaalada kismaayo ee xarunta gobolka jubada hoose ayaa waxa ay sheegayaan  in halkaasi oo caawa uu qax ka dhacay . Xafadda calanley gaar ahaan...

View Article

Bidaartu dhib ma kugu haysaa dawo ayaa loo helay

khubaro dhinaca caafimaadka ah oo u dhashay DalkaIngiriiska ayaa shaaca ka qaaday in daawo loogu tala galay indhaha ay haatan ogaadeen in ay suurto gal tahay in lagula dagaalamo oo lagu daweeyo...

View Article

Waswaas dartii shaqada maku weysay?????

25 ayeey musqusha gashaa in ka badan 300 jeerna gacmaheeda ayeey dhaqdaa maalin kasta natiijada ka dhalatayna waa in ay shaqadeeda ku weyso. Juuliyaa Bintu Cabdulahi oo ah 40 jir u dhalatay wadanka...

View Article
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live