African Cup of Nations ( dalka ugu hanashada badan, ciyaaryahanka ugu gool...
Koobka kubada cagta ee Qaramada Africa waa tar tanka caalimiga ah ee ugu muhiimsan Qaarada Africa, Tar tankaas oo labadii sanaba mar la qabto Waxaa qaban qaabiya xiriirka kubada cagta Qaarada Africa (...
View ArticleDowlada oo sheegtay in ay gacanta ku dhigtey sarkaal Ajnabi ah oo ka tirsan...
Saraakiisha ciidamada dowlada federaalka Soomaaliyeed ayaa shaaciyay in ay gacanta ku dhigeen sarkaal Ajnabi ah oo ka tirsan ururka AlQaacida oo uu hoos yimaado ururka Alshabaab. Jeneraal Maxamed...
View ArticleGudoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Cusmaan Jawaari oo Shacabka Ugu Baaqay Inay...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Proff. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa shacabka Soomaaliyeed u diray hambalyo ku aadan munaasabadda Ciidul Adxa. Maxamed Cusmaan Jawaari Ayaa ka mid ahaa madax...
View ArticleRa’isul wasaaraha Soomaaliya Dr Saacid oo Hambalyo ku aadan Ciidul Adxaa ugu...
Ra’isul wasaaraha Jamhuuriyada Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa hambalyo u diray sbhacabka soomaaliyeed , isagoo ugu hambalyeeyay shacabka soomaaliyeed Ciidu Adxa oo ka tirsan maalmaha ugu...
View ArticleMeydad laga helay Bada udhaxeysa Morocco iyo Spain “Faah Faahin”
Ilaalada xeebaha wadanka Spain ayaa lagu soo waramayaa inay ka soo heleen maydka 14 ruux oo muhaajiriina h xeebaha wadanka Morocco iyo 17 ruux oo nool. Kooxaha kale ee gurmadka degdega ah ee wadanka...
View ArticleDAAWO SAWIRADA: Qaab Noocee ah ayaa looga ciiday Xaafadda Islii ee Magaaladda...
Magaaladda Nairobi gaar ahaan Xaafada Islii ayaa maanta waxaa looga ciiday Si weyn, iyadoona la arkayay kumanaan kun oo isku soo baxay. Dadka ayaa ku kala dukaday Barxado waa weyn oo kuyaal Xaafada...
View Article(Daawo Sawiro) Munaasibada Ciidul Adxa Oo Si Weyn Looga Ciiday Magaalada...
Magaalada Buuhoodle ee Xarunta Gobolka Cayn oo kamid ah meelaha sida weyn looga ciiday maanta ayaa waxa ay dad weynaha ku dhaqan Magaalada Buuhoosdle ay iskugu soo baxeen dhamaanba goobaha cibaadada...
View Article(DAAWO VIDEO) Magaalada Jig Jiga ee deegaanka Soomaalida ayaa ciida si weyn...
Kumanan kun Oo Qof oo ah Dadweynaha Ku Dhaqan Magalada jigjiga iyo Hareeraheda Ayaa Salada Ciida Carafo Ku Tukaday Fagaaraha Wayn Ee Magalada Jigjiga. Daawo Video Sidoo Kale Gobolada uu ka kooban...
View ArticleDAAWO MUUQAAL:Masjid lagu dukanayay Salaadii Ciida oo la isku qarxiyay dalka...
Xili guud ahaan dunida Muslimka maanta looga dabaal dagayo munaasabada ciidul adxada ayaa hadana waxaa ka dhacay Waqooyiga wadanka Afganistan qarax ismiidaamin kaasi oo lala beegsaday masjid lagu...
View ArticleMadaxda Ugu Sareysa Dowlada Oo Shacabka kagaqeeb qaatay Salaada Ciida (Daawo...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud,Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Saacid Garaad Shirdoon iyo Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa waxa ay maanta dadka Soomaaliyeed...
View ArticleWasiiro Xukuumadda Ka Tirsan Oo Boorame Kagag Qayb Galay Shir Dhoola Tus Ah...
Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Somaliland, ayaa ka qayb galay shir ballaadhan oo dhoola tus ahaa , kaas oo ay Taageerayaasha Xisbiga talada dalka haya ee Kumiye uu ku qabtay Magaaladda Boorama ee...
View ArticleSomaliland Oo Khudbad Ka Jeedin Doonta Shir Lagaga Hadlayo Shidaalka Qaarada...
Somaliland ayaa lagu marti qaaday Shir Caalami ah oo lagaga hadlayo Shidaalka Qaarada Afrika, kaas oo dhawaan ka furmaya Magaalada Cape town ee dalka Koonfur Afrika. Wasiirka Macdanta iyo Biyaha...
View ArticleMadaxweynaha Somaliya oo diiday in dalka Somaliya laga qaado xayiraada...
Dowlada Soomaaliya ayaa mar kale ku celisey sida ay uga go’an tahay in la hirgeliyo mamnuucida dhoofinta iyo soo dejinta dhuxusha la shito. Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska madaxweynaha ayaa lagu...
View ArticleStatement on the Charcoal Export at Kismayu Port
The Somali government reiterates the ban on charcoal exports In line with the UN Security Council resolution where all member states were asked to take the necessary measures to prevent the export and...
View ArticleSafaarada Somalia ee Dalka China oo gabtay Shaqadii Qaranka Soomaaliyeed kuna...
Soomaalida kunool Dalka Shiinaha ayaa qeylo dhaantii ugu xooganeed kasoo saaray Safaarada Soomaaliya ku leedahay Dalkaasi taa oo hooshii loo igmaday u badashay in ay ilbaabada kasoo xirtaan Soomaalida...
View ArticleDaawo Sawirada:Wafdi ka socda mu’asasada Iftiin oo Cadaado lagu soo dhaweeyay
Wafdi uu hogaaminayo gudoomiyaha gudoonka sare ee Mu’asasada waxbarashada iyo hormarinta ee London Cusmaan Macalin Xassan Geele ayaa maanta soo gaaray magaalada Cadaado ee caasimada maamulka Ximan...
View ArticleDaawo Sawirada:Maxaa Maanta ka socday Xeebta Quruxda Badan loona Damaashaad...
Waxaa Maanta Xeebta Quruxda Badan ee Liido isugu yimid dadweyne fara badan oo maalintii labaad ee Ciida u dabaaldagay kuwaa oo lagu arkayay Xeebta iyaga oo dareen farxadi ay ka muuqato. Waxaan Xeebta...
View ArticleCiidamada Amaanka wadanka Ugandha oo Lageliye Heegankii Ugu Sareeye Ebid
Sıda ay shaacıyeen saraakıısha amaanka ee wadanka Ugandha ayaa alsheegay ın kuwar gelıyeen cııdamada amaanka ın ay galaan feejıgnaantıı ugu darneyd oo abıd soo martaw axaana alasheegay ın goobaha ısgu...
View ArticleR/Wasaare Saacid oo shaqaaalihii xafiiskiisa xariga u jaray arin lala yaabana...
R/Wasaare Saacid xili uu horay u balan qaaday, kuna celceliya markii uu hadlayaba in uu isbedel sameynayo, ayaa waxaa soo baxaya in isbedelkii uu xafiiskiisa kabilaabay, hasa yeeshee isbedelka uu...
View Article