Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all articles
Browse latest Browse all 47025

Xaflad Qalin Jabin Ah Oo Loo Sameeyay Qaar Kamid Ah Ardayda Jaamacada Bariga Africa Fareceeda Gaalkacyo

$
0
0


 
 
 
 
Xaflad  lagu soo ban dhigayey arday ka qalan jabisay Jaamacadda bariga Afrika qaybteeda Gaalkacyo ayaa  Maanta lagu qabtay  hoolka Shirarka  Dugsiga Sare ee Cumar Samatar

 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
Ardayda Maanta loo sameeyay Xafladaasi ayaa Waxay ka koobnaanyeen 40 arday kuwaasi oo dhameeyay qaybaha kala duwan ee jaamacadda bariga afrika waxaa munaasibadasi ka qaybgalay  Masuuliyiinta maamulka puntland ee Gobalka Mudug Kan Degmada gaalkacyo Wasiiru Dawlayaal iyo Wasiiro ku xigeeno Xubno Kasocday Bulshada Rayidkaa Waalidiin iyo Marti Sharaf Kale oo lagu casuumay xafladda qalin jabinta

 
 
 
 
 
 
 
 
 
Gudoomiyaha Gobalka mudug Tigeey ayaa ardaydii maanta ka qalin jabinaysay jaamacadda kula dar daarmay in ay xoo jiyaan waxbarashadii ay mudada soo wadeen wuxuu ka codsaday in ay dadkooda iyo dalkiida ugu shaqeeyaan waxyaabaha ay barteen
Qaar kamdi ahaa waalidiintii ka qayb gashay muaasibadda loo sameeyay caruurtooda ayaa kawaray dhibaatooyinkii ay kasoomareen in caruurtooda ay wax ubartaan wuxuu kawaramay heerar dhaqaalo la’aan ah oo ay kasoo mareen waalidiinta qaarkood in ay wax kusoo bareen caruuta ay dhaleen wuxuu ka codsaday in aysan lumin da daalkii waalidka iyo macalimiintii wax soo bartay


Viewing all articles
Browse latest Browse all 47025

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>