Fanaaniinta Waqooyiga America oo si’aan caadi ahayn u galbiyay Fanaanada...
Fanaaniinta muddooyinkii ugu dambeysay ka soo dhex muuqday shaashadaha Soomaaliya ee ku dhaqan Waqooyiga America, ayaa waxay si’aan caadi ahayn ay u galbiyeen Fanaanada codka macaan ee Farxiya...
View ArticleC/casiis Samaale Oo Shabbiga Codeynaya Ugu Baaqey Inay Ku Xushaan...
Wasiirka wasaarada maaliyada. Md, C/casiis Maxamed Samaale, oo subaxnimadii hore maanta codkiisa ka dhiibtay goobta hayada shaqaalaha hargeysa, ayaa hambalyeeyay shacbiga reer Somaliand e codkooda...
View ArticleDagaalkii Ka Socday Deegaanka Xudun Oo Istaagay Iyo Waararka Hordhaca Ah Ee...
Dagaalkii saaka ka bilawday deegaanka Xudun ee Gobolka sool ka tirsan, ayaa la soo sheegayaa inuu intaagay ilaa manta duhurkii dambe, kaas oo ay iskaga soo horjeedeen Ciidamada Somaliland iyo khaatumo,...
View ArticleCodayntii Doorahada Deegaanka Somaliland Oo Hadda La Soo Gebagabeeyey,...
Codayntii Doorashada Goleyaasha Deegaanka Somaliland ee Saaka todobadii subaxnimo ka bilaabantay inta badan Gobolada Somaliland, ayaa hadda soo xidhayntay, ka dib markii uu soo dhamaaday wakhtigii...
View ArticleFaroole: Puntland anagaa iska leh! ( Fikrad khaas ah):By Bashiir M. Xersi
Nin Ganacsade ahaa baa Todobaatameeyadii gatay baabuurka loo yaqaan SABAAX, oo markaa suuqa baabuurta iyo baladkaba ku cusbaa. Maalin maalmaha ka mid ah ayuu gaarigii Sabaaxa ahaa ku raray Ari loo...
View ArticleDhaqanka iyo Hiddaha # 136
Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha waxuu ku saabsanyahay sheekooyinkii maadda ahaa ee Cigaal Shiidaad
View ArticleDesalegn: Ciidankeenu way sii Joogayaan Somalia
Ra'iisul-wasaaraha Ethiopia, ayaa sheegay in Ciidaniisu ay joogayaan Somalia ilaa iyo inta ay ka baddalayaan ciidanka AMISOM. Ra'iisul-wasaaraha iyo madaxweynaha Somalia ayaa ku kulmay Addis Ababa.
View ArticleXulka Qaranka ee Soomaaliya oo galabta looga adkaaday si qiil qiil leh
Xulka Kubadda Cagta ee Soomaaliya oo ka qeyb qaadanaaya Tartamada Koobka Bariga iyo Bartamaha ee Afrika, ayaa waxaa galabta looga adkaaday si naf la caari ah. Ciyaartoyda Xulka Qaranka ee Soomaaliya...
View ArticleGov’t forces begin to eliminate Illegal checkpoints set up in Mogadishu
MOGADISHU(Sh.M.Network)—Somali government forces began on Wednesday removing all Illegal checkpoints set up in Mogadishu, two days after the president met with Mogadishu district commissioners and...
View ArticleWefdigii uu hogaaminaayay Wasiirka Arrimaha Gudaha oo kulan la qaatay...
Kulan ballaaran ayaa wuxuu galabta uu ka dhacay Magaalada Baladweyne ee Xaruunta Gobolka Hiiraan, wuxuuna uu u dhaxeeyay Wasiirka Arrimaha iyo wefdigiisii ee gaaray Magaalada Baladweyne oo kulan la...
View ArticleXaflad Qalin Jabin Ah Oo Loo Sameeyay Qaar Kamid Ah Ardayda Jaamacada Bariga...
Xaflad lagu soo ban dhigayey arday ka qalan jabisay Jaamacadda bariga Afrika qaybteeda Gaalkacyo ayaa Maanta lagu qabtay hoolka Shirarka Dugsiga Sare ee Cumar Samatar Ardayda Maanta...
View ArticleGov’t soldiers battle Al shabab in Gedo,southwest Somalia
Garbaharey (Sh.M.Network)—Heavy battle between Somali government troops backed by Kenyan army serving under AMISOM force and Al shabab militants broke out Thursday in the southwestern province of Gedo....
View ArticleSoldier Opens Fire on a Civilian Bus in Mogadishu,Kills One
MOGADISHU (Sh.M.Network)— Witnesses said that a government soldier on Thursday opened fire on a civilian bus traveling at Tarabunka square in Mogadishu, Somali capital, killing civilian, injuring 2...
View ArticleGolaha Wasiirrada oo isku raacay in la sameeyo ciidammo gaar ah oo suga...
Kulan golaha wasiirrada Soomaaliya ay ku yeesheen maanta xaruntooda Muqdisho ayay kasoo saareen qodobbo ay ka mid yihiin in la adkeeyo ammaanka caasimadda Soomaaliya, sidoo kalena dowladdu ay is...
View ArticleCiidamada Somaliland iyo xoogagga Khaatumo oo ku dagaalamay Deegaanka Xudun...
Ugu yaraan lix qof oo labada dhinac ah ayaa ku dhintay toban kalena way ku dhaawacmeen dagaal Arbacadii shalay deegaanka Xudun ee gobolka Sool ku dhexmaray ciidamada Somaliland iyo ciidamada Khaatumo...
View ArticleRa’iisul Wasaaraha Itoobiya oo sheegay in Ciidamadooda ay sii joogi doonaan...
Ra’iisul wasaaraha Itoobiya, Hailemariam Desalegn ayaa sheegay Arbacadii shalay in ciidamada Itoobiya ay sii joogi doonaan Soomaaliya inta ay goobaha ay hayaan kaga wareejinayaan ciidamada Midowga...
View ArticleGudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Komishanka Doorashooyinka Eedaymo U Jeediyey Iyo...
Nov 29, 2012 Harge(Cadceed)- Gudoomiyaha Xisbiga UCID Fayal Cali waraabe ayaa,Komishanka doorashooyinka ku ee deeyey in ay dalka soo galiyeen dawada lagu masaxayo khadka lamiroy dadk codeeyey...
View ArticleThe Somali President has spoken; can anyone hear his agony
The Somali President has spoken; can anyone hear his agony?Bashir Goth In a speech that I consider to be one of the most powerful and most compassionate speeches that any Somali leader has delivered...
View ArticleMadaxtooyada Somaliya oo looga dhawaaqay ciidan gaar ah oo loo sameynaayo...
Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa waxaa u soo gaba gaboobay kulankooda caadiga ahaa, iyadoo kulanka maanta looga hadlayay ammaanka iyo dhaqaalaha dalka. Kulankan oo ay saxaafada dibad joog ka aheyd ayaa...
View ArticleMagaalada Boosaaso iyo sida loogu soo dhaweeyay C/Raxmaan Faroole “Daawo...
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland C/Raxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud “Dr. Faroole”, ayaa waxaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Boosaaso ee Xaruunta Gobolka Bari. Madaxweynaha oo...
View Article