Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live

Ololihii Doorashooyinka Somaliland oo maanta Xirmay

Waxaa maanta soo dhammaaday ololihii doorashooyinka golayaasha deegaanka Somaliland oo soo socday 28-kii maalmood ee la soo dhaafay. Doorashada ayaa dhacaysa Maalinta Arbacada ah ee 28-ka Bishan.

View Article


Guddiga Dorashooyinka Puntladn Oo Kulamo La Leh Bulshada Waqooyiga Gaalkacyo

     Xubno ka tirsan guddiga doorashooyinka puntland oo maal mahaan kusugnaa galkacyo ayaa waxay kulan laqaateen qaybaha bulshada puntladn siyaasiyiin iyo dadka udhuun duloola siyaasadda puntladn...

View Article


Goolhaye Axmed: Rag ka Rooni ayaan Muujinay

Goolhayaha xulka qaranka Soomaaliya, Axmed Cabdalla ayaa VOA-da uga warramay ciyaartii galabta dhexmartay xulalka Soomaaliya iyo Burundi ee ka dhacday Kampala. Ciyaartaasi ayaa xulka Somalia looga...

View Article

Ganacsatada Galkacyo Oo Kacabanaya Lacago Falso Ah

     Todobaadyadii aanu soo dhaafnay ayaa waxaa Magaalada Galkacyo lagu arkay lacago shilin soo maali ah iyo kuwa Doolar ah oo sida la sheegay faaliso ah kuwaasi oo aan la ogeyn halka lagusoo sameeyay...

View Article

Madaxweynaha Somaliya oo kulan xasaasi ah iskugu yeeray Saraakiisha Dowladda...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta la kulmay dhamaan Taliyayaasha ciidamada qalabka sida iyo saraakiisha sar-sare. Kulankaas ayaa waxaa ka soo...

View Article


Qarax ka dhacay Nigeria

Laba qarax oo la beegsaday kaniisad ku dhex taala saldhig ciidan ayaa waxaa ku dhintay laba iyo toban qof.

View Article

Al Shabaab oo sheegtay inay maanta Magaalada Kismaayo ku halaagtay Saraakiil...

Xoogaga Shabaab ayaa waxay sheegteen inay iyagu ka dambeeyeen qaraxyadii maanta ka dhacay Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose, oo horey Al Shabaab loogala wareegay. Afhayeenka Ciidamada...

View Article

Xulka Qaranka Soomaaliyeed oo si layaab leh loogu durduriyay murugana la hoyday

Xulka Qaranka  Soomaaliya ee loo yaqaan (Xidigaha Badweynta) ayaa maanta iyad jab iyo murugo kala soo dareeray garoonka kubbadda cagta Mandela National Stadium oo ku yaala magaalada Kampala ee dalka...

View Article


Israsaasayn Dad Ay Kudhinteen Kuwakalan Ay Ku Dhaawacmeen Oo Ka Dhacday Garsoor

     Israsaaseynta ayaa ka dhacday xaafada Garsoor ee magaalada Gaalkacyo gaar ahaan agagaarka masjidka Salaaxudiin, waxaana israsaaseynta la sheegay in ay dhex martay ciidamada Booliska Gobolka Mudug...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

**muxaadaro aad u qimo badan Sh. Abdullahi Ibrahim HD****

**muxaadaro aad u qimo badan Sh. Abdullahi Ibrahim HD****Masjid Ibn Taymia and Islamic center presents short muxaadaro by Sh. Abdullahi Ibrahim for suggestions/questions please contact us @...

View Article

Midowga Yurub oo sheegay inay si toos ah ula macaamilayaan dowladda Soomaaliya

Midowga Yurub ayaa sheegay inuu wixii hadda ka dambeeya si toos ah ula macaamilayo, isla markaasna uu xariir toos ah ula yeelan doono dowladda Soomaaliya si ka duwan habkii hore uu ula xiriiri jiray,...

View Article

Warar kala duwan oo ka soo baxaya socdaalka uu Madaxweynaha dowladda...

Iyadoo saacadaha soo socda lagu in Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ay booqasho ku tagaan magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya, isla markaasna ay halkaasi kula yeeshaan...

View Article

Dhaqdhaaqyo ciidan oo ka bilowday 3-gobol oo ka mid ah kuwa koonfur-galbeed...

Wararka naga soo gaaraya gobolada Bakool, Gedo iyo Bay ayaa sheegaya in dhaqdhaqaaqyo ciidan oo xoogan labadii maalmood ee tagtay ay halkaasi ka socdeen, kuwaas oo looga gol leeyahay weeraro lagu qaado...

View Article


Alshabaab lagu weeraray degmooyin ay ka joogaan Gobolka Sh/Hoose

Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa dagaalo ka socda Gobolka Shabeelaha Hoose gaar ah degmooyin ay gacanta ku hayaan ciidamada Dowlada Soomaaliya. Dagaalka ayaa ka dhacaya Degmooyinka Qoryooley...

View Article

Ciidamada AMISOM oo soo saaray hub ay Alshabaab horay u aaseen

Wararka aan ka helay deegaanka Ceelasha biyaha ayaa sheegaya in ciidamada Dowlada iyo AMISOM ay soo saareen hub iyo waxyaabaha qarxa. Hubka oo ku aasnaa guri ku yaala deegaanka Ceelasha biyaha ayaa...

View Article


Dhacdo qabsatay 100 sano ka hor Soomaali degeneyd Magaalada Berlin

Sida uu boggiisa hore ku daabacay 29-08-1910-kii wargeyska ” De Eemlander “oo ahaa wargeys ka soo bixi jiray magaalada Amersfoort ee waddanka Holland 12 dhallinyaro Soomaaliya una dhexaysay da’doodu 17...

View Article

Xildhibaanada Beesha Cayr oo dalbaday in gacanta lagu soo dhigo raggii dlay...

Beesha Cayr oo u muuqata mid si weyn uga carootay dilkii shalay loo geystay Allaha u naxariistee Gudoomiyihii Suuqa Bakaaraha, ayaa waxay xilligaan dalbanayaan in gacanta lagu soo dhigo raggii dilay....

View Article


Dagaal yahano Al Shabaab ka tirsan oo ka shifay dagaal yahano kale oo Al...

Dagaal yahano Al Shabaab ka tirsan oo isbuucii hore laga soo qabtay Magaalada Muqdisho, ayaa waxay ka shifeen oo ay sheegeen dagaal yahano kale oo Al Shabaab ka tirsan, oo ku sugan Magaalada Muqdisho....

View Article

Dagaalo culus oo maanta ka soconaaya Degmooyinka Janaale iyo Qoryooley, oo...

Dagaalo culus ayaa waxay maanta ka soconayaan Degmooyinka Janaale iyo Qoryooley ee Gobolka Shabeellaha Hoose, iyadoo dagaaladu ay u dhaxeeyaan Ciidamada Dowladda Soomaliya, oo ay kaabayaan Ciidamada...

View Article

BBC Journalist Held Without Charge

Nairobi (Sh.M.Network) — Somali authorities must immediately release Ibrahim Mohamed Adan, a correspondent for the Somali service of the BBC, who has been held for nearly a week in Mogadishu without...

View Article
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>