Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all articles
Browse latest Browse all 47025

Warar-Iminka Kaminaya Xafiiska Madaxweynaha Ayaa Sheegaya In Lamagacaabyo

$
0
0

Warar Iminka Ay Kehlayso Shabkada Badweyn  Xafiiska Madaxweynaha Soomaliya Ayaa Sheegaya In Agaasimaha Guud ee Hay-ada Nabad Sugida Qaranka Loomagacabayo Janaral Cali Xaashi Baraale
Wararka ayaa waxaa Ay Shegayaan in Janarlka oo kamid ah dadka Farkutirska ah ee aqoonta uleh hay-ada nabad sugida qarnaka horyana uga soo shaqeyay in lafilayo in dhawanahanaba loo magacaabo xilkaasi janarl Cali xaashi baraale ayaa waxaa uu ka mid ahaa sarkiisha ciidanka xooga dalka waxaana uu Kasoo Shaqeeyay  qeybo kala duwan ama laamo kala duwan oo katirsan xarumaha ciidanka somalia
Waxana Janarlka Lagu Xasuustaa in uu Ahaa Maayarka Ama Duqa Gobolka Gedo Xiligii Dowladii Dhexe ee somaliya
Madaxweynaha Somalia ayaa Laxaqiijiyay in uu Tashiyo Badan Lasameeyay Waxgard iyo sidoo kale qeybaha kala duwan ee ciidamada waxana wararka ay shegayaan in madaxweynaha iyo Janarlka ay qateen Kulmo Farbadan oo ay Uga Hadlayeen arimaha Ciidanaka
Dhanka kale janarlka ayaa ku imanaya Qaabka Looyaqaan 4.5 oo isgu uu yahay qabiilka uu kasoojedo beesha kaliya ee aan wali wax xil ah loo magacaabin
Saraakiil Katirsan ciidanka Nabad Sugida oo Ay Laxiriiratay Shabkada buraannews.com Ayaa Waxaa Ay guul Kutilmaameen Hadii uu Xilkaasi Qabto janarlka in waxbadan iska badli donaan arimaha Ciidanka Iyo Amaanka Guud ee Magalda Muqdisho Iyo Gobolada Dalka
Janarlka ayaa waxbadan kayaqana Arimaha Laxiriira Baritaanada Deg Deg Ah iyo Sidoo Kale Arimaha Ciidanka Waxana Wararka Qaar Ay Shegayaan in Maalamaha Soosocdo Lamagacabi Doono Janaraalka
W.Q/Abdulahi Hashi Roobda.ay


Viewing all articles
Browse latest Browse all 47025

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>