Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live

Wariye ka howlgalayey idaacad kutaalla magaalada Muqdisho oo geeriyooday...

Allaha unaxariistee Wariye Ibraahim Daa’uud Muudeey (weynax) ayaa saaka ku geeriyooday magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia. Wariyaha ayaa muddo todobaad ah waxa uu ujiifay xanuun dhinaca dhiikarka...

View Article


Warar-Iminka Kaminaya Xafiiska Madaxweynaha Ayaa Sheegaya In Lamagacaabyo

Warar Iminka Ay Kehlayso Shabkada Badweyn  Xafiiska Madaxweynaha Soomaliya Ayaa Sheegaya In Agaasimaha Guud ee Hay-ada Nabad Sugida Qaranka Loomagacabayo Janaral Cali Xaashi Baraale Wararka ayaa waxaa...

View Article


Ururka Jubbaland oo ugacma haatinaya dhalinyarada udagaalameysa Al shabaab

  Mas’uuliyiin katirsan Ururka Jubbaland ayaa safar ku maraya deegaano katirsan jubbooyinka iyagoona wada tashiyo iyo fikir uruurin kasameynaya bulshada deegaanadaasi ku dhaqan. Kulan ka dhacay Degmada...

View Article

Daawo Sawirada Guri cusub aan horey loo arag oo ku shaqeeya Cad ceeda oo...

Jariidada lagu magcaaabo Daily Mail ee ka oo baxda dalka Britain ayaa daabacday warbixin xiiso badan oo ay ku so bandhigtay Guri nuuciisa aan horey loo arag hadba u jaheeysana halka ay caddeeda ka...

View Article

Jaamacad kutaala Boqortooyada Sacuudi Carbia oo amar cusub kusoo rogtay...

Jaamacadda Lagu magacaabo Amiir Nuura Ee dalka Sacuudiga aya ka mamnuucday gabdhaha wax kabarta jaamacaddaasi in ay ku labistaan Saraawiisha. Gabadha ugu sareeysa Maamuka Jaamcadda Amiirnuura Ee dalka...

View Article


Wasiirka Gaashaandhiga oo kulan la qaatay Danjire Mahiiga iyo qodobo xasaasi...

Barlamanka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay qorsho howleedka labada sano ee soo aadan uu ku shaqeyn doono. Kaddib kulan ay maanta ku yeesheen golaha shacabka Xildhibaanada qaranka Soomaaliyeed ayaa...

View Article

Dastuurka Masar oo u eg in la ogolaaday

Natiijada rasmiga ah lama ogaan karo ilaa la qaado wareeega labaad ee aftida sabtida soo socoto.

View Article

Akhriso qisada Macalimad Geesi aheyd oo Xasuuq ka badbaadisay caruurtii...

Victoria Soto oo oo macalimad ka aheeyd iskuulka Sandy Hook ee caruurta dalkaasi Maraeykanka lagu xasuuqay ayaa waxaa ay noqotay gabar caalamka dhan u noqotay tusaale halyeeynimo kadib markii ay...

View Article


Salman Khan kuma fikirayo guur (Sababtu Maxay Tahay)?

Caalamka dhan wuxuu sugayaa inuu ogaado xiliga uu guursanayo Super Star Salman Khan, waxaana sida muuqata taageerayaasha Salman ay kusii jiri doonaan riyadooda ku aadan guurka Salman maadaama jilaagu...

View Article


War deg deg ah : Madaxweynaha Somaliland oo hadda u kicitimay Waddanka Jabuuti

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa hadda u kicitimay awddanka Jabuuti oo uu kaga qayb geli doono shirka qalin laydda Somalida, balse sida ay warar kale sheegayaan...

View Article

Munaasabadda 40 sano guuradii qorista Soomaaliga oo maanta ka dheceysa Jabuuti

Jabuuti(Sh.M.Network)—Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Prof:Xasan Sheekh Max’uud ayaa maanta  waxa Magaalada Jabuuti ee dalkaasi Jabuuti uu uga qayb galayaa Munaasabad ballaaran oo ku...

View Article

Cali khaliif Galeyr:- Ma aha in loo daba fariisito Itoobiya iyo Kenya maamul...

Kulanka  ay soo qaban-qaabisay jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka laguna casuumay qaar ka mid ah musharixiintioi u tartantay xilka Madaxweynenimada Soomaaliya,...

View Article

Buliiska AMISOM oo deeq lacageed guddoonsiiyay Booliska Soomaaliya

Muqdisho(Sh.M.Network)—Taliyaha Howlgalinta Ciidamada AMISOM iyo Taliyaha Booliska Soomaaliya oo Shir Jaraa’id si wada jira ugu qabtay Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay faah faahin ka bixiyeen...

View Article


Xildhibaano ku baaqay in wasiiro ku xigeenada iyo wasiiru dowlayaasha cusub...

Muqdisho(Sh.M.Network)—Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxa ay soo jeediyeen in xildhibaanada la horkeeno wasiir ku xigeenada iyo wasiiru dowlayaashii dhawaan uu soo magacaabay...

View Article

Seddex qaraxyo oo ka dhacay Magaalada Nairobi oo khasaaro kala duwan sababay

Ilaa seddex qaraxyo oo khasaaro kala duwan sababay ayaa ka dhacay Magaalada Nairobi ee Xaruunta Wadanka Kenya, iyadoo aan la aqoon cidda dhabta ah ee ka dambeyso. Qaraxyadaan ayaa waxay xalay ka...

View Article


Suuqa Bakaaraha oo lagu dhex toogtay mid ka mid ah Ciidamada Nabad Suggida

Ciidamada Al Shabaab ayaa waxay dileen askari ka tirsan Hay’adda Nabad Suggida ee Qaranka, waxayna ku guuleysteen raggii dilka geystay inay isaga baxsadaan Suuqa Bakaaraha, oo ay askarigaan ku...

View Article

Qarax culus oo maanta ka dhacay Magaalada Baladweyne iyo khasaaro ka dhashay

Qarax culus ayaa wuxuu maanta ka dhacay Magaalada Baladweyne ee Xaruunta Gobolka Hiiraan, iyadoo qaraxaan uu ahaa miinada nooca dhulka laga aaso ee meelaha fog fog laga haggo. Qaraxaan ayaa wuxuu ka...

View Article


Waxgar qaylo dhaan ka muujinaya dhibaato lagu hayo shacabka Kismaayo

Muqdisho(Sh.M.Network)—Waxgarad iyo duqow ka soo jeeda Gobollada Jubbooyinka ayaa waxa ay cabasho xoogan ka muujinayaan dhibaato ay sheegeen in dadka rayidka ee ku sugan Magaalada Kismaayo kala...

View Article

Taliye Maxamed Cali Sokor oo goor dhaw la dilay iyo Ciidamada Dowladda oo...

Waxaa soo badanaaya dilalka qorsheysan ee lagu haayo Taliska Ciidamada Nabad Suggida ee Dowladda Soomaaliya, iyadoo maantana la dilay xubin sare oo ka tirsan Hay’adda Nabad Suggida ee Qaranka. Waxaa...

View Article

Gaashaanle Indho Buur: “Ilaalada Abdi Jiinoow ayaa dhac & Kufsi ka Wada...

Tan iyo markii Ciidamada Dowlada Somalia oo kaashanaya Ciidamada Midoowga Afrika ay gaaraan Magaalada Xarunta u ah gobolka Shabelada Dhexe ee Jowhar ayaa waxaa soo badanaya dhibka loo geesanaya...

View Article
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>