Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all articles
Browse latest Browse all 47025

War deg deg ah : Madaxweynaha Somaliland oo hadda u kicitimay Waddanka Jabuuti

$
0
0

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa hadda u kicitimay awddanka Jabuuti oo uu kaga qayb geli doono shirka qalin laydda Somalida, balse sida ay warar kale sheegayaan madaxwweynaha Somaliland ayaa waxa kale oo uu ka qayb geliayaa shirar siyaasadeed.
Madaxweynaha ayaa waxa uu hadda ka dhoofay madaarka magaalada hargeysa, waxaanuu ku sii jeedaa waddan jabuuti
 
Hargeysa Somaliland


Viewing all articles
Browse latest Browse all 47025

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>