Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all articles
Browse latest Browse all 47025

Qarax culus oo maanta ka dhacay Magaalada Baladweyne iyo khasaaro ka dhashay

$
0
0

Qarax culus ayaa wuxuu maanta ka dhacay Magaalada Baladweyne ee Xaruunta Gobolka Hiiraan, iyadoo qaraxaan uu ahaa miinada nooca dhulka laga aaso ee meelaha fog fog laga haggo. Qaraxaan ayaa wuxuu ka dhacay Xaafada Hawl Wadaag ee Magaalada Baladweyne, gaar ahaan Suuqa Xaafada Hawl Wadaag, isla-markaana waxaa lala eegtay Ciidamada Canshuurta ee Magaalada Baladweyne. Hal [...]


Viewing all articles
Browse latest Browse all 47025

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>