Dowladda Kenya ayaa ku dhawaaqday inay duqeyneyso saddex magaalo ku taal Gobolka Shabellaha Hoose, halkaas oo ay ku xoogan yihiin Xarakada Al-Shabaab. Col. Cyrus Oguna oo ah Madaxa Howl galada Ciidamada Kenya ee ku sugan Koofurta Soomaaliya ayaa sheegay inay bartilmaameedsanayaan Magaalooyinka Afgooye oo 90-KM dhanka Koofur kaga beegan Magaalada Muqdisho, halkaas oo kumanaan barakacayaal [...]
↧