Dhaqdhaqaaqyo ciidan iyo cabsi dagaal oo laga soo sheegayo magaalada...
Wararka naga soo gaaraya magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galaguud ayaa waxay sheegayaan in saansaan colaadeed iyo isku hub urursi laga dareemayo, taas oo u dhaxeya Ahlu Sunna Waljamaaca ee...
View ArticleDhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho
War Habeen 12-December-2011 Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:- Yurub...
View ArticleAroos:Ilaahay kuwii isku waara haydinka dhigo.
waxaan halkaan tahniyad aroos uga diraynaa Arooska iyo aroosada Mudane Ahmed Huruuse Hashi iyo Jamiilo Abdirahman Mohamud oo aqalgalkoodu kadhacay Magalaada Galkacyo taariikhdu marka ay ahayd...
View ArticleShirkii Looga Hadlayey Horumarinta Ganacsiga Soomaaliya Oo Dubai Lagu...
Shirkii looga hadlayey horumarinta ganacsiga Soomaaliya oo mudo Laba cisho ah xubno ka kala socday Dowladda Soomaaliya, ganacsato Soomaaliyeed.Q.M iyo ganacsato ka socotay dalka Turkiga uga socday...
View ArticleSomalia militants publish slain peacekeeper IDs
MOGADISHU (Reuters) – Islamist militant group al Shabaab released what it says are ID card scans of eight slain Burundian peacekeepers on Monday, the latest salvo in a growing propaganda campaign...
View ArticleDagaalyahano ka tirsanaa Alqaacida oo ka baxsaday xabsi ku yaal magaalada...
12 ka mid ahaa dagaalyahanada ururka Alqaacida ayaa la sheegay inay ka baxsadeen xabsi kuyaal magaalada Cadan ee dalka Yeman. Dagaalyahanadan iyo labo ka mid ah maxaabiista xabsiga kula xirneyd ayaa...
View ArticleKenya army, Somali militia swap Twitter insults
NAIROBI, Kenya — The war between the Kenyan military and Somalia’s insurgent group al-Shabab has reached the internet as spokesmen of the two organizations trade taunts on the microblogging website...
View ArticleCiyaartooyda Gabdhaha Kubadda Koleyga Dalkeena Oo Galabta Ka Adkaaday Xulka...
Ciyaartooyda Gabdhaha Kubadda Koleyga Qaranka Soomaaliya ayaa galabta ka adkaaday Ciyaartooyda Gabdhaha dalka Qadar kulan ka tirsan tartanka Ciyaaraha dalalka Carabta ee ka soconaya magaalada Doha ee...
View ArticleXamar xusuus aad u dheer ayaa ka qurux badnaa (Halkan Ka Daawo)
Marka aad eegtid Taariikh ahaan Magaalada Muqdisho ee caasimada soomaliya ayaa ahayd mid ku socotay inay ka hormarto Dalalka EU iyo Maraykanka waxaana isla markiiba dagaal culus la galiyo mid dibadeed...
View ArticleMadaxweyne Shariif iyo Wafti uu Hoggaaminaayo oo Galabta Dalka Dib Ugu Soo...
Madaxweynaha Dawladda KMG ah ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo wafti uu hoggaaminaayo oo muddo labo cisho ah safar ugu maqnaa dalka Qadar ayaa galabta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho....
View ArticleUS Muslims Celebrate Prophet Jesus Xmas
As the Christmas season approaches, US Muslims are decorating their homes for the special ceremony seen as an opportunity to teach kids about the role of Prophet Jesus in Islam as well as helping them...
View ArticleR/wasaaraha Dalka Oo Ku Dhawaaqay Barnaamij Ka Bixidoona Warbaahinta Qaranka...
R/wasaaraha Xukuumadda Federaalka KMG ah ee Soomaliya, Mudane C/wali Maxamed Cali ‘Gaas’ oo maanta ku dhawaaqay barnaamij ka bixi doono Raadiyo Muqdisho iyo TV-ga qaranka oo ay wasiiradda xukuumadda uu...
View ArticleQM oo Wafdi Usoo Dirtay Khilaafka Baarlamaanka Xili ay Kulan uu Socdo Vila...
Wafdi Kasocda Qm ayaa Saacadahii Lasoo Dhaafay soo Caga dhigtay Magaalada Muqdisho ee Xaruntra Dalka Soomaaliya Wafdigaasi oo uu Hogaaminayo Christian Manhal oo ah Ku xigeenka QM ee Dalka Soomaaliya....
View ArticleWafdi QM ka Socda oo Muqdisho ka Bilaabay Dhexdhexaadinta Shariif Xasan iyo...
Muqdisho (RBC) Wafdi uu hogaaminayo ku xigeenka wakiilka Qaramada Midoobay ee arimaha Soomaaliya Cristian Manahl ayaa maanta soo gaarey magaalada Muqdisho iyagoo bilaabay inay wada hadalo si gooni...
View ArticleMilitariga Kenya oo Shacabka ku Nool Afgooye, Marka iyo Baraawe Digniin u soo...
Nairobi (RBC) Afhayeen u hadlay militariga Kenya ayaa maanta oo Sabti ah ku dhawaaqay in diyaaradaha Kenya ay bilaabayaan duqeyn dhanka cirka ah oo ay ka geysanayaan magaalooyin ku yaalla koonfurta...
View ArticleShiikh Shariif iyo Shariif Xasan oo kulan Xasaasi ah ku yeeshay Magaalada...
Madaxweyne Shiikh Shariif iyo Gudoomiyihii Hore ee Baarlamaanka Soomaaliy Shariif Xasan ayaa Kulan Xasaasi ah Ku yeeshy Aqalka Madaxtooyada ee Magaalada Muqdisho. Labadaani Masuul ayaa Kulankoodu xalay...
View ArticleKenya oo ku dhawaaqday inay duqeyneyso saddex Magaalo ka tirsan Shabellaha Hoose
Dowladda Kenya ayaa ku dhawaaqday inay duqeyneyso saddex magaalo ku taal Gobolka Shabellaha Hoose, halkaas oo ay ku xoogan yihiin Xarakada Al-Shabaab. Col. Cyrus Oguna oo ah Madaxa Howl galada...
View ArticleAbaanduulaha Ciidamada Milateriga Jabuuti oo maanta Muqdisho soo gaaray
Abaanduulaha Ciidamada Milateriga dalka Jabuuti Jen. Zakariye Sheekh Ibraahim oo ay wehliyaan Saraakiil ciidan ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya, si ay gogol xaar ugu...
View ArticleRa’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo sheegay in waqtigii loogu tala galay uu...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay dib u dhaca ku yimid shirka wada tashiga ee dhowaan lagu qabanayo Magaalada Garowe ee Xarunta Maamulka Puntland, isagoo qiray...
View ArticleWafdi Muqdisho u Tagay Dhexdhexaadin
Wafdi ka socda xafiiska QM ee Somalia ayaa maanta ka dagay Muqdisho si ay u dhex-dhexaadiyaan baarlamaanka Somalia oo muranka dhaxeeyo. Wafdigan waxaa hoggaaminaya Christian Manhal waxayna kullamo la...
View Article