Abaanduulaha Ciidamada Milateriga dalka Jabuuti Jen. Zakariye Sheekh Ibraahim oo ay wehliyaan Saraakiil ciidan ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya, si ay gogol xaar ugu noqdaan Ciidamada Jabuuti ee la filayo in maalmaha soo socda soo gaaraan Magaalada Muqdisho. Jeneraalka ayaa waxaa ku soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha Muqdisho Abaanduulaha Ciidamada Xooga dalka [...]
↧