Faroole oo soo dhaweeyay aqoonsiga Mareykanka
Madaxweyne Faroole ayaa soo dhaweeyay aqoonsiga Mareykanka laakiin waxa uu sheegay in ictiraafku aanu ahayn owladda uu madaxda ka yahay Madaxweyne Xasan Sheekh balse uu yahay Soomaali weyn oo dhan sida...
View ArticleMasuuliyiinta Urur Lagu Magacaabo Somali American Group Ayaa Lagu Ee Deeyay...
Somali American Group oo sida ay sheegteen ah dhalinyaro isu tagtay ayaa markii ugu horeysay waxaa soo baxay ee deemo loo jeedinaayo kadib markii sida la sheegay ay musuq maasuqeen deeqo Dad...
View ArticleWasiiru-dowlaha xafiiska madaxtooyada oo kaqeyb Galaayo Shir Looga Hadlaayo...
Wafdi ka socda dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ka qayb galaya shirka dhaqaalaha adduunka oo ka dhacaya magaalada Davos ee dalka Switzerland. Wasiiru-dowlaha xafiiska...
View ArticleDaawo Sawirada:Farshaxanistayaasha Magaalada Muqdisho oo haatan lasoo Baxay...
Magaalada Muqdisho waxaa ku xardhan sawir-gacmeedyo ay masawireen farshaxaniistayaasha Muqdisho, waxaana ay qaab wacyigelin uga qeyb-qaadanayaan nabadeynta dalka. Masawirrada inta badan ayaa xoojinaya...
View ArticleCiidamada Dowlada oo kusugan Kismaayo oo haatan Bilaabay dhaqamo Shacabka Aad...
Wariye kusugan magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose ayaa waxa uu sheegay in maalmihii dambe magaaladaasi kusii kordhayeen aroosyada Ciidamada maamulka KMG galayeen kuwaasi oo dabaal dagooda...
View ArticleDaawo Sawirada:Sida loogu Soo dhaweeyay Magaalada Muqdisho Safiirka Dowlada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka guddoomay waraaqihii aqoonsiga danjiraha Kenya u fariisan doona magaalada Muqdisho Josphat Maikara.Wasiir...
View ArticleAmb. Nuur Cadde oo si Sharci darro ah Diplomaasi ugu dhigaya nin horey Driver...
Safiir Soomaaliya u fadhiya dalka Talyaaniga Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) ayaa weli sii wada ku tagri falka Awoodeed ee uu kaga faa’ideesanayo xilka Safiir-nimo isagoona xilliyadii ugu danbeeyay ku...
View ArticleDeg deg:Xulka qaranka Soomaaliya oo Goor dhow ku dur duriye Xulka qaranka...
Wiilasha kubadda kolayga Soomaaliyeed ayaa si sharaf leh uga adkaaday dalka Burundi oo ay ku muquuniyeen 98 jeeso halka Burundi oo laga sarreeyay ku dhowaad 20 jeeso ay urursatay 80 jeeso oo qura....
View ArticleDaawo Sawirada:Shabaab oo Goor dhow Soo Bandhigtay Ajaaniib Kaqeyb Sadeen Mid...
Waxa Goor dhow xarakada Shababa soo bandhigtay Mquaal iyo waliba sawiro si toos oga turjumaayo shaqsiyaad kenyan ah oo Gacanta kuhayeen Mudooyinkaan danbe.
View ArticleWasiirradii Somaliland ee ku sugnaa Degmada Saylac oo looga yeeray Jabuuti...
Wafdigii wasiirrada ahaa ee Somaliland oo ku sugnaa degmada Saylac ee gobolka Selel ayaa maanta u ambabaxay dalka Jabuuti oo lagu tuhunsan yahay inay ka dhaqaaqi la’ayd arrinta Saylac ee laba wajiilaha...
View ArticleDaawo Sawirada:Dhalinyaro Fagaare lagu Dal dalay kadib markii Danbi Ay...
Xukuumada Iiraan ayaa xukun del delaad ah ku fulisay laba dhalinyaro ah oo shabakada Youtube ku baahiyay, muuqaal fidiyow ah oo muujinaya, nin ay garaacayaan oo xoogna ay kaga qaateen waxyaabo uu...
View ArticleMadaxweyne Xassan Sheekh Mamaxmuud oo eedeyn u soo jeediyay madaxda...
Madaxweynaha Jmahuuriyada Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta ka qeyb galay kulan lagu taageerayo aqoonsigii Mareykanka uu siiyay Dowlada Soomaaliya. Kulanka oo ka dhacay Hoteelka City...
View ArticleFaroole: Madaxweyne Xasan Sheekh Guul Taariikhi ayuu u soo Hooyay Umadda...
Boosaaso (Sh.M. Network) —Madadweynaha Maamulka Puntland oo Warbaahinta kula hadlayay Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa waxa uu sheegay In Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...
View ArticleCiidamada dowladda ee Sh/hoose oo amar lagu siiyay in ay soo qabtaan kooxaha...
Marka (Sh.M. Network) —Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Sh/hoose ee dowladda Soomaaliya Cabdi qaadir Max’ed Nuur Siidii oo La hadlay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu sheegay in...
View ArticleXukuumada Oo Ku Fashilantay Inay Xakamayso Qiimaha Maceeshada Ee Cirka Isku...
Xukuumada Somaliland ee uu hogaamiyo Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa ku guuldaraysatay inay wax ka qabato qiimaha sarifka lacagta dollarka iyo qiimaha maceeshada ee cirka isku...
View ArticleHay,adda MSF Oo Sheegtay In Ay joojin Doonto Adeegyadii Caafimaad Ee...
Hay’adda dhaqaatirta aan Xuduuda Lahayn ee MSF ayaa maanta sheegtay in ay soddonka bishan Janaayo joojin doonto howlihii ay ka wadday isbitaalka Istarliin ee degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud....
View ArticleDaawo Sawirada:Xaflad aad u qurxoon oo ka qeyb Galeen Madaxda Dalka Oo...
Ayadoo maanta xaflada aad u balaaran laguna weneynaaye ictiraafkii dowlada soomaaliya oo siiye mareekanka ayna kaqeyb galeen madaxda dowlada ayaa kadhcay mid kamid ah horelada muqdisho waxaana kahadlay...
View ArticleDhacdo La yaab iyo Amagaag leh oo lagu arkey Wadanka Sacuudiga Kuna wajahan...
Haddii ay aad Maqli jirtey Dad Soomaali ah baa Madaxfurasho loogu Haystaa Liibiya, Koonfur Afrika , Yaman, Koofurta Suudaan, Kenya , Musaambiik, Tansaaniya, Angola, Zaambiya iyo Wadamo kale , waxayna...
View ArticleDaawo Sawirada:Sida loo Sugo Nabad Gelyada Xiliyada Habeenkii ee Magaalada...
Sawirradan waxaa ay ka tarjumayaan qaabka ay ciidamada booliska u howlgalaan xilliyada habeenkii iyo qaabka ay u sugaan amniga caasimadda Muqdisho.
View ArticleXog Culus:Shariif Xasan oo haatan Ladaala dhacaayo Qorshayaal Madaxiisa...
Sida ay lee yihiin illo lagu kalsoonaan karo, guddoomiyihii hore ee golaha baarlamaanka Soomaaliya haddana ah xildhibaan Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa dhawaan la filayaa in uu ku dhawaaqo maamul...
View Article