Ururka Adal ee Gobollada Awdal/Selel Iyo Gabilley oo deeq raashin ah maanta...
Ururka Adal Unity & Development ee Gobolada Awdal/Selel Iyo Gabiley ayaa maanta deeq raashina soo gaadhsiiyay Dhakhtarka dhimirka Boorama, deeqdaas oo ahayd lacag dhan $550 oo Dollarka...
View ArticleWaxaanu Taageero Siyaasadeed Waydiisanay Dalal Ay Ka Mid Yihiin Britain Iyo...
Wasiirka Arrimaha Debada Somaliland Dr. Maxamed C/laahi Cumar ayaa mar uu xalay khadka telefoonka kula soo xidhiidhay Xafiiska Shabakadda Caalamiga ah ee Halbeegnewsee Magaaladda Hargeysa, isaga...
View ArticleShirkii Midawga Afrika Uga Socday Addis-ababa oo mar dhaw soo geba gaboobay...
shirkii midawga afrika uga socday magaaladda Addis-ababa ee xarunta waddanka Itoobiya, ayaa goordhaweyd si rasmi ah u soo gaba gaboobay, shirkan oo ahaa mid aan caadi ahayn oo shalay ka furmay xarunta...
View ArticleDAG DAG -Kooxo Hubaysan Oo Nabadoon Siweyn Looga Yaqaan Jubbada Dhexe Dilay
Koox hubeysan oo gaaraya 3dhalinyaro ah ayaa galabta oday dhaqamayd waxay ku dileen deegaanka Hargaanti oo 40 km u jira magaalada Bu’aale ee gobolka Jubbada ujira Ninka la dilay ayaa lagu magacaabi...
View ArticleTaliska Ciidamada Kenya oo sheegay in Uganda aysan kala hadli doonin...
Nairobi (Sh.M. Network) —Dowladda Kenya ayaa sheegtay in dhigeeda Uganda aaney kala hadli doonin sii deynta Rag Ka tirsan Ururka Al Shabaab oo gacanta ugu Jira dowladdaasi Uganda. Afhayeenka Ciidamada...
View ArticleSawirro: Koonfur Afrika
Sawirro ku saabsan cayaaraha koonfur Afrika iyo Soomaalida deggan dalka Koonfur Afrika.
View ArticleAl-Shabaab oo laga xiray booga twitter-ka
Kooxda al-Shabaab ee Soomaaliya ayaa boggii ay ku lahaayeen twitter-ka maanta la xiray. Xarakada Al-Shabaab oo sameeysay boggaas sanadkii 2011 ayaa waxaa ku xirnaa tobanaan kun oo qof oo la socon jiray...
View ArticleKenya Oo Qaramada Midoobay Ka Dalbatay In La Siiyo Kharashkii Kaga Baxay...
Dawladda Kenya ayaa qaramada midoobay ka codsatay in la siiyo kharashkii kaga baxay hawl galkii ay ciidamada Mellateriga ee Kenya ka sameeyeen dalka Somalia, sida uu sheegay Danjiraha Kenya u fadhiya...
View ArticleBartii al-Shabab ee Bogga Twitter oo la Xiray
Bartii al-Shabab ay ku lahayd bogga Twitter ayaa la xiray oo hawada ka baxay. bartan oo ahayd @HSMPress ayaa ururku uu ku soo bandhigay maydka askari Faransiis ah iyo maxaabiis Kenya u dhashay.
View ArticleMagaalada Muqdisho inta ay sidani tahay nabad ma ahee, dowladdu nabad haka...
Saxafigu waa run sheegaha mar waliba ka hadla xaqiiqada dhabta ah ee jirta, inkastoo ay jiraan dad diidan in runta la sheego oo jecel in wax la maldaho haddana runta waa lagama maarmaan, run...
View ArticleWasiirka Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Galmudug Oo Suxufiyiinta Galmudug Hadiyad...
Wasiirka Shaqada Shaqaalaha Dhalinyarada Iyo Sportska Galmudug Mudane Saadaq Daahir Mire ayaa Maanta Magaalada Galkacyo Hadiyado Kala Duwan Ku gudoonsiiyay Suxufiyiinta Galmudug ee Galkacyo Ku Sugan....
View ArticleMadaxweyne Hassan Sheekh oo ka dagay Magaalada Addis Ababa.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa caawa gaaray magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia. Madaxweynaha ayaa ka qaybgalaya shirka 20-aad ee madaxda...
View ArticleSelf-Image Psychology - Sh. Yassir Fazaga
Self-Image Psychology - Sh. Yassir FazagaShanHore Islamic Channel Presents: Self-Image Psychology - Sh. Yassir Fazaga Insha Allah, I hope all of you will benefit from this lecture, Please make dua for...
View ArticleDowlada oo lumineeyso mid ka mid ah Astaamaheeda Qaranka?
Dadka Soomaaliyeed waxay yiraahdan “ Dhar Aaddan lahayn Dhaxan Kaama Celiyo” , waxaana Murtidaan u soo qaatey markii ay ii soo baxdey arrimo aan is dhihi karo Khatarteeda ayey leedahay oo Halis gelin...
View ArticleMuxubo Cabdi: “Si aan gambasho laheyn ayaa naloo faraxumeeyaa Anaga..”
Muxubo Cabdi Cali oo kamid ah maxaabiis Soomaaliyeed oo iyaga oo tahriibaya ay ciidamada dalka Liibiya ku xireen duleedka magaalada Taripoli ee xarunta dalkaasi ayaa waxa ay kawar bixisay dhibaatooyin...
View ArticleFaransiiska oo qabsaday Gao
Ciidamada Faransiiska ayaa sheegay inay ka qabsadeen islaamiyiinta magaalada Gao oo ah magaalada ugu dadka badan waqooyiga Mali.
View ArticleMuqdisho inta ay sidani tahay nabad ma ahee, Dowladu ha Ogaato?
Saxafigu waa run sheegaha mar waliba ka hadla xaqiiqada dhabta ah ee jirta, inkastoo ay jiraan dad diidan in runta la sheego oo jecel in wax la maldaho haddana runta waa lagama maarmaan, run...
View ArticleGaroonka Aadan Adde oo isku badalay qaab aan horay loo arag.
Qaar ka mid ah Wariyaasheena oo maanta booqday garoonka diyaaradaha Muqdisho Aadan Cabdulle Cismaan ayaa waxa ay soo arkeen mashuul ballaaran oo ka socda garoonka. Garoonka ayaa wixii ka dambeeyay daba...
View Article