Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live

Madaxweyne Xasan sheekh oo Xasaasi layeeshay Madaxweynaha wadanka Kenya Kuna...

Madaxweyneha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa Kenya Mwai Kibaki ayaa maanta wada-hadallo laba geesood ah ku yeeshay magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia, halkaas oo uu ka socda...

View Article


Xeer IIaaliyaha Guud ee Maxkamadda Sare oo Garan Waayay Qiimaha Ay Leedahay...

Waxaa Maalintii Shalay ahayd Xabsiga loo gudbiyey Wariye Cabdicasis Maxamed Nuur (Koronto) ka dib markii isaga iyo Dhowr Qof oo ay Booliiska ku eedeeyeen ina ay ka Been Abuureen Fal kufsi ah hase...

View Article


Koox wasiiro ah oo kulan aan hore loo arag laqaatay Dhalinyarada Magaalada...

Waxaa maanta magaalada muqdisho kulan waqtidheer ku qaatey maanta Dhalinyaro iyo Qaar ka mid ah golaha wasiirada xukuumada somaaliya xildhibaano iyo gudoomiyaasha qaar kamid ah degmooyinka G/banadir...

View Article

Xukun deg deg ah oo lagu soo rogay Port Saciid

Madaxweynaha Masar Maxamed Morsi ayaa ku dhawaaqay hal bil oo xukun deg deg ah magaalada Port Saciid kadib banaanbaxyo rabshado watay.

View Article

Isbitaal carruur oo laga furay Hargaysa

Isbitaalkan cusub oo ku dheggan cisbitaalka guud ee Hargeysa waxaa dhismihiisa iska kaashaday Dr Maxamed adam sheekh oo ahaa dhakhtar caan ahaa oo Soomaali ah iyo dawladda.

View Article


Natiijooyinka ciyaaraha koobka qaramada Afrika

Group-yada C iyo D ayaa afarta koox ee ka soo bixi doonta la ogaan doonaa maalmaha Tallaadada iyo Arbacada.

View Article

War Ded Dega: Dawlada Ingiriiska Oo Muwaadiniinteeda Uga Baaqday In Ay Ka...

Dawlada Britain, ayaa dadka u dhashay dalkeeda uga digtay in ay baxaan Somaliland, iyada laga qabso khatar xagga ammaanka ah oo soo food saarta. Qoraal kooban oo maanta ka soo baxay xafiiska arrimaha...

View Article

Dhegayso: Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Maxamed Cabdilaahi Cumar Oo...

Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Maxamed Cabdilaahi Cumar oo isla maanta soo gaadhay Hargeysa ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay xarunta madaxtooyada Somaliland goor dhawayd wuxuu jawaab ka bixiyey...

View Article


Shariif Sheekhunaa Maye oo war culus ku dhowaaqay

Muqdisho - Taliyaha ciidamada booliska Soomaaliya Gen: Shariif Sheekhuna Maye ayaa sheegay in booliska Soomaaliya uu xubin ka yahay booliska adduunka ee Interpol.“Waxan rabaa in fariin aan u dirno dad...

View Article


Ban Ki Moon oo ka hadlay arrimo xasaasi ah oo quseeyay Somalia

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Banki-Moon oo maanta ka hadlaayay shirka midowga Africa ee ka socda magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia ayaa sheegay in Soomaaliya ay u baahan tahay...

View Article

Daawo: Haweenka Reer Xariirad Oo Ka Hadlay Doorashadii Ka Dhacday Degmada...

View Article

shir Guddoonka Golaha wakiilada Somaliland iyo Taliyaha Cidanka Bileyska Oo...

Shir Guddoonka Golaha wakiilada Somaliland iyo taliyaha cidan Bileyska Somaliland ayaa ka hadlay warbixinta ay dawladda Ingirisku soo saartay ee ay amaanka somaliland ku sheegtay mid khatar ku ah dadka...

View Article

“Inta Ay Madaxda Somaliland Qadiyaddooda Si Weyn Waxa Isaga Bedelayaan Wax...

Cali Khaliif Galaydh oo ka mid ahaa aasaasayaashii  khaatumo, kana mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Somalia oo si weyn uga soo hor jeeda Qaddiyadda Madax bannaanida Somaliland, ayaa sheegay in ilaa...

View Article


Siyaasi Ka Soo Jeed Bariga Sanaag Oo Puntland Uga Digey Faro Gelin Ay Ka Wado...

Siyaasiga Prof: Axmed Maxamuud Nuur oo ah Siyaasi gobolka Sanaag ka soo jeeda oo ka mid ah Masuuliyiinta Xisbiga Taladda haya ee KULMIYE ahaana Guddoomiye xigeenkii Saddexaad ee urur Siyaasadeedkii...

View Article

Imaatinka Ra’isul Wasaare Saacid ee Garoowe oo laga digay.

Gollaha Samatabixinta Puntland ayaa ku hanjabay hadii lagu kalifo inay dagaal galaan inay u diyaarsanyihiin Ciidamo tababaran isla markaasina waxay xuseen Ciidamadoodu inay joogaan deegaano ka tirsan...

View Article


Dadweynaha Reer Buuhoodle Oo Dhigay Mudaharaad Lagaga Soo Horjeedo Maamulka...

  Dadwaynaha ku dhaqan Magaalada Buuhoodle ee Somaliland, ayaa shalay dibad-bax balaadhan oo ay kaga soo horjeedaan Madaxwaynaha Puntland iyo siyaasiyiinta reer Buuhoodle ee u addeega ka dhacay...

View Article

Israel gave birth control to Ethiopian Jews without their consent

By ALISTAIR DAWBERSource: The IndependentIsrael has admitted for the first time that it has been giving Ethiopian Jewish immigrants birth-control injections, often without their knowledge or consent....

View Article


Dhacdo La Yaab Leh oo ka taagan Magaalada Muqdisho. “Aqriso”

Nin ka mid ah dadka dibadaha ka yimid ee dhowaan ku soo laabtay magaalada ayaa farsamooyin uu la soo shir tagay, kuna beer laxawasanayay haweenka ku dhaqan magaalada maraya iminka heer la isu tilmaamo,...

View Article

Dowlada Turkiga oo kafarxisay Ciidamada Amisom Kana Nixisay Shacabka...

Dowlada Turkiga oo kamid ah dalalka kujira ururka NATO, kuna jirta dowladaha dunida ugu dhaqaalaha badan ayaa waxa ay kubiirtay dowladaha bixiya qarashaadka ciidamada nadab ilaalinta midawga Afrika ee...

View Article

Waxii aan kusoo Arkay Xarunta CID ee Magaalada Muqdisho. “Warbixin”

Shir jaraa’id oo ka dhacay xarunta dambi barista booliska ee CID-da ee magaalada Muqidsho Shirka jaraa’id oo uu ku saabsanaa soo bandhigis dad ay ku jiraan dhallinyaro ku jirta ciidamada dowladda oo...

View Article
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>