Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live

Dhegayso: Afhayeenka Salaadiinta Somaliland Suldaan Xiiray oo Madaxweynaha...

 suldaam maxamed Xirsi qanisuldaan xiiray   HARGYSA SOMALILAND

View Article


Dhegayso: Suldaanka Guud ee Habar Yoonis oo u jawaabay Madaxweyne Xasan...

suldaam maxamed Xirsi qani  HARGEYSA SOMALILAND

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

DOOD - Sh. Umal Oo Yiri: Sh. Xassaan Wuxu Yiri Wan Galaysin Lahaa Sh. Cumar...

DOOD - Sh. Umal Oo Yiri: Sh. Xassaan Wuxu Yiri Wan Galaysin Lahaa Sh. Cumar Faaruuq Haduu Ok YahayIkhwatii Filcaqiidah Waxaan Udiyaarinay Videogan In Ay Walaalaha Muslimiinta Ah Ucadaato Labada Sheekh...

View Article

DOORKA HOOYADA: by Cabdullahi Cabdi Faarax(Suuud)

Qofkasta waxaa dhalay Aabe iyo Hooyo waxaana hubaala in qofkastaa jecelyahay Aabihiis iyo Hooyadiis, waxaana hubaala in labada waalid xaqkuguleeyihiin, meesha aan kaduulayno ama aan ku dhaadanayno ”...

View Article

Madaxweynaha oo ku Baaqay Shir ku Saabsan Jubbooyinka

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in dowladda ay gogol u fidinayso dadka dega Jubbooyinka, si maamul loo dhan yahay loogu sameeyo.

View Article


Natiijada Wada Hadalladii Xaqsoor Iyo Xukuumadda Oo Weli Laalan, Go’aanka Loo...

Wada hadalladdii u dhexeeyey Urur Siyaasadeedkii Xaqsoor ee ku hadhay Doorashadii Goleyaasha Deegaanka iyo Xukuumadda Madaxweyne Siillaanyo oo in muddo ah soo socday, ayaan weli ka soo bixin wax...

View Article

Xukuumadda Somaliland Oo Cabasho Ka Muujisay Gaabis Ay Sheegtay Inuu Ku Yimid...

Xukuumadda Somaliland, ayaa cabasho weyn ka muujisay gaabis iyo isbedel ku yimid Hay’addaha Qaramada Midoobay ee Somaliland ka hawl galka qaarkood. Wasiirka Arrimaha dibedda ee Somaliland Dr. Maxamed...

View Article

General Ka Tirsan Ciidamada Uganda Oo Magangelyo Siyaasadeed Weydiistay Britain

Gen. David Sejusa (Tinyefuza) oo ka mid ah saraakiisha u sareysa ee dalka Uganda ayaa la sheegay inuu dawladda Britain weydiistay Magangelyo Siyaasadeed, kadib markii uu ka cabsaday in hoos ahaan loo...

View Article


DOORKA HOOYADA: WAA QALINKII CABDULLAAHI CABDI FAARAX (SUJUUD)

DOORKA HOOYADA  Qofkasta waxaa dhalay Aabe iyo Hooyo waxaana hubaala in qofkastaa jecelyahay Aabihiis iyo Hooyadiis, waxaana hubaala in labada waalid xaqkuguleeyihiin, meesha aan kaduulayno ama aan ku...

View Article


Diyaarad aan la wadin oo ku dhacday Soomaaliya

Al-Shabaab, ayaa sheegtay in deegaanka Buulo-Mareer oo ay iyadu ay maamusho ay ku soo dhacday diyaarad nooca meesha fog laga hago oo Maryakanku leeyahay.

View Article

Japan oo Lacago Malaayiin ah ugu deeqday dowladda Soomaaliya

Muqdisho-(Sh.M.Network)-Kadib Shir Gaar ah oo ka dhacay Magaalada Dekedda leh ee Ykohama ee dalka Japan kaasi oo ay wada shir Guddoominayeen Ra’isal Wasaaraha dalka Japan Shinzo Abe iyo Madaxweynaha...

View Article

Dilalka Loo geysto Soomaalida Ku nool Koofur Afrika oo sii kordhaya

Muqdisho-(Sh.M.Network)-Dilalka Loo geysto Ganacsatada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Koofur Afrika ayaa la sheegay in ay sii kordhayaan. Muddooyinkii dambe ayaa dalka Koofur Afrika waxaa ku sii...

View Article

Curfew imposed in Jowhar town

Jowhar-(Sh.M.Network)-security operations are underway in Jowhar town, conducted by federal government troops. Residents of the town told Shabelle media station that thorough security operations...

View Article


Dhageyso: Madaxweynaha Puntland oo ka tacsiyeeyay geerida ganacsade si weyn...

Madaxweynaha dowladda Puntland C/raxmaan Shikh Maxamed Faroole ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid allaha u naxariistee ganacsade Xaaji Maxamed Haruuse oo ku geeriyooday dalka Cumaan oo ahaa...

View Article

Faahfaahin kasoo baxaysa safarka Madaxweynaha PL ee Kenya

Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiraxman Maxamed Maxamuud Farole ayaa ku sugan maalinkii sadexaad magaalada Nairobi ee xarunta Kenya oo kulamo kula leeyahay diblumaasiyiin ka kala socda  Afrika...

View Article


Heavy battles in the lower Shabelle region as efforts to wipe out Alshabab...

Marka-(Sh.M.Network)- heavy fightings occurred at some towns in the lower Shabelle region. The war erupted between Wanlaweyn and Eastern Yaag. Federal government troops aided by AMISOM troops jointly...

View Article

Dhageyso: Degmada Burtinle oo ka bilaabatay Naqshad dadka lacago looga qaato.

 Degmada Burtinle ayaa maalmihii  danbeyey waxaa kasoo cusboonadey lanbaro soo wacaya qaar kamid ah dadka shacabka ah ee  ku dhaqan Burtinle kuwoo u sheegaya dadka inay  lacago iyo shaqooyin u hayaan...

View Article


Japan to resume direct aid to Somalia

Japan will resume direct aid to Somalia, focusing on improving socio-economic conditions, maintaining law and order and invigorating industries, Japanese Prime Minister Shinzo Abe said Friday (May...

View Article

Jaamacadda Plasma oo xubin ka noqotay Midowga Jaamacadaha Afrika

Muqdisho-(Sh.M.Network) Jaamcadda Plasma oo ka mid ah Jaamacadaha ugu ballaaran dalka Soomaaliya ayaa waxa ay si Rasmi ah uga mid Noqotay Ururka Midowga Jaamacadaha  Afrika kadib shirka Midowga...

View Article

Madaxweynaha Somalia oo la kulmay Madaxweyne Ku xigeenka Kenya iyo wafuud...

Yokohama, 01 June 2013 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud oo ka qeybgalaya shirka TICAD V ee ka socda magaalada Yokohama ee dalka Japan ayaa waxuu kulamo...

View Article
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>