Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live

QaramadMidoobay oo dowladda Soomaaliya ugu baaqday inay dib u habeyn ku...

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Banki Moon oo ka qeybgalaya shirka Ticad ee horumartinta qaaradda Afrika oo ka socda magaalada Yokolohama ee dalka Jabaan ayaa ku booriyey beesha caalamka inay...

View Article


Madaxweynaha Somalia oo la kulmay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay

Yokohama, 02 June 2013 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hassan Sheikh Mohamud ayaa maanta kula kulmay Yokohama Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Ban Ki-Moon. Labada Mas’uul...

View Article


Madaxweynaha oo la kulmay Hon Noriko Shirasu oo ka tirsan baarlamaanka Japan...

Isla maanta 02da June ayaa madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxuu kulan la qaatay Hon Noriko Shirasu oo ah xubin baarlamaanka Japan una qaabilsan xiriirka Africa. Labadan mas’uul ayaa...

View Article

Agaasime Hore uga tirsanaa Xukuumadda oo ka cabanaya Kooxda Dam Jadiid

Muqdisho-(Sh.M.Network)-Agaasimihii Hore ee Wasaaradda Hidaha iyo Tacliinta Sare oo Muddooyinkii dambe Ku Jiray Xabsi ay dowladda leedahay ayaa sheegay in loo adeegsaday Ku tagri fal awoodeed. Muuse...

View Article

Fiqi: Shacabka Jubbooyinka waxa ay taageersanyihiin Dowladda Soomaaliyeed

Kismaayo-(Sh.M.Network)-C/Xakiin Xaaji Max’ud Fiqi  Wasiirka Difaaca Xukuumadda Soomaaliya oo wareysi siiyay Idaacadda BBC da Laanteeda Afka Soomaaliga ah ayaa sheegay in Shacabka ku nool Magaalada...

View Article


Taliska Ciidamada Sera Leon oo sheegay in ay kaalin wacan ka qaadanayaan...

Muqdisho-(Sh.M.Network)-Korneel Max’ed Keyte Taliyaha Ciidamada Sera Leon oo shalay soo gaaray Magaalada Muqdisho ayaa sheegay maruu Saxaafadda La hadlayay in ay yihiin Ciidamada Ka socda dalka Sera...

View Article

President Hassan Meets Ban KI Moon.

Yokohama (Sh.m.network)-the president of the federal republic of Somalia H.E Hassan Sheikh Mohamud today 02, June met United Nations secretary general in Yokohama, Japan. The two leaders addressed...

View Article

Defense Minister: the people of Juba Land support the federal Gov’t

Kismayo-(Sh.M.Network)-Somalia’s defense Minister Abdi Hakin Mohamud Fiqi talking to BBC yesterday said that the people living in Kismayu and other major towns in the Juba regions support the federal...

View Article


Dhageyso: Wasaaradda haweenka Puntland oo wax kabadal ku sameysay magaceedii...

Munaasabad maanta lagu qabtay xarunta PDRC Garowe oo ay ka qeyb galeen mas’uuliyiin katirsan Puntland iyo marti sharaf kale ayaa wasaaradda haweenku Puntland soo bandhigatay magac cusub oo lagu...

View Article


Sierra Leon Army commander says that they will hugely contribute to the...

  Mogadishu-(Sh.M.Netqork)-Colonel Mohamed Kieta who is the commander of the Sierra Leon peacekeeping forces in Somalia addressing the media said that the troops have the capability of restoring back...

View Article

Dowladda Soomaaliya oo loogu baaqay inay degdeg wax uga qabato arrimo ay ka...

Kulankan ay shalay magaalada Muqdisho ku yesheen Guddiga arrimaha dibadda ee Baarlamanka Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay dhibatooyinka heysta dadka Soomaaliyeed ee ku jira xabsiyada ku yaala...

View Article

Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya oo ka hadlay amaro culus oo ay soo rogeen...

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya C/xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi oo ku sugan magaalada Kismaayo ayaa ka hadlay xaaladda magaaladaasi, isagoo ka warbixiyey waxyaabihii u qabsoomay intii uu magaalada ku...

View Article

Madaxweynaha Soomaaliya oo codsi u jeediyay Qaramada Midoobay, sheegayna inay...

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shalay kula kulmay magaalada Yokohama ee dalka Japan Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Banki-Moon, waxayna labada mas’uul ka wada hadleen arrimo...

View Article


Howlgallo saakay ka soconaya Muqdisho.

Ciidamada dowlada Somalia iyo kuwa AMISOM ayaa saakay oo isniin ah ku jarmaaday xaafadaha degmooyinka  Waberi iyo Xamar Ja jabab ee G-banaadir iyagoona intii howgladaasi ay soconayeen kusoo qab qabtay...

View Article

Madaxweynaha Somalia oo dhiidhiyay dhibatada somalida konfur afrika

Madaxweynaha Somalia Xasan Sheeq Maxamuud oo kula kulmay wadanka Japan madaxweynaha wadanka K-Afrika Jokab Suma ayaa waxa ay kawada hadleen dhibatada Somalida wadankaasi lagu nool ee halkaasi ku...

View Article


Maxaabiis Soomaaliyeed oo dhibaato ay ku heysato Xabsi ku yaalla dalka India

Mumbai-(Sh.M.Network)-Dhalinyaradaan Soomaalida ah oo gaaraya ku dhawaad 120 qof oo ku xiran Xabsi ku yaalla Magaalada Mumbai ee dalka India ayaa waxa ay Walaac Ka muujiyeen dhibaatooyin kala duwan oo...

View Article

Guddiga Arrimaha dibadda Baarlamaanka oo ku baaqay in dowladda ay il gaar ah...

Muqdisho-(Sh.M.Network)-Prof: Max’ed Cumar Dalxa oo ah Guddoomiye Ku xigeenka Guddiga Arrimaha dibadda Baarlamaanka Soomaaliya oo La hadlay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in...

View Article


Al Shabaab oo soo Bandhigay Maxaabiis Ciidamo Kenyan ah

Kismaayo-(Sh.M.Network)-Dadka ku sugan degmada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe oo la soo xiriiray Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay Shabelle u sheegeen in Gelinkii dambe ee shalay...

View Article

Dam Jadid takes key sits in the ministry of Education.

Mogadishu-(Sh.M.Network)-trusted sources including some members of Dam Jadid told Shabelle media station that the strong party aims to expand its authorities to key government strong holds. Some...

View Article

Madaxweynaha Maamulka Ximin Iyo Xeeb Oo Cadaado Tagay Bulshadana Ubaaqay

   Madaxweynaha uu xilka ka sii dhammaanaya ee maamulka Ximan iyo Xeeb ee bartamaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Aadan (Tiicey) ayaa dib ugu laabtay degmada Cadaado ee xarunta maamulka Madaxweyne...

View Article
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>