Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live

Ciidamada Huwanta oo Qabsaday Ceel-buur

Ciidamada dalka Ethiopia oo dhawaanahanba ka howgalayyey gobolada dhexe ee Somalia, taageerana siinayey kuwa Ahlusunna Waljameeca ayaa maanta qabsaday degmada Ceelbuur ee Galguduud. Ciidamda Ethiopia...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Degmada Ceelbuur oo gacanta al Shabaab ka baxday iyo ciidamo Itoobiyaan ah oo...

Ciidamo Itoobiyaan ah oo ay garwadeen u yihiin kuwa Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa sida wararka lagu helayo waxay dagaal kula wareegeen degmada Ceelbuur oo ka mid aheyd meelaha ay  saldhigyada adag ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Al Shabaab oo sheegay inaan urur Jihaadi ah oo dambe aan Soomaaliya laga...

Afhayeenka al Shabaab oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in Ururkoodu uu si rasmi ah ula midoobay Al Qaacida hadda kadibna aan urur dambe oo Jihaadi ah Soomaaliya laga dhawaaqin karin. Shiikh Cali...

View Article

Ceelbuur oo laga qabsaday Al Shabaab

Ciidammada Ethiopia iyo kuwa Ahlu Sunna ayaa maanta la wareegay magaalada Ceel Buur oo afartii sano ee ugu dambeeyay Al Shabaab ay gacanta ku haysay.

View Article

Nato oo Askar Looga Dilay Afghanistan

Askar ka tirsan ciidmada amaanka ee dalka Afghanistan ayaa sadex ka mid ah ciidamada Isbaheysiga Nato ee ku sugan dalka Afghanistan, ku dilay isniintii shalay laba dhacdo oo kala duwan. Astarka Nato...

View Article


Burcad ka afduubtay markab Maldives

Burcada soomaalida ayaa ka afduubtay markab xamuul jasiirada Maldives.

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muxaadaro Xukunka By Sh Cabdiraxmaan Abyed Xaafidullaah.wmv

Muxaadaro Xukunka By Sh Cabdiraxmaan Abyed Xaafidullaah.wmv From: Kheerto Views: 0 0 ratings Time: 01:21:25 More in People & Blogs muxaadaro: 

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muxaadaro Sabar Iyo Yaqiin By Sh Yuusuf Axmed Xaafidullaah

Muxaadaro Sabar Iyo Yaqiin By Sh Yuusuf Axmed Xaafidullaah From: Kheerto Views: 50 0 ratings Time: 01:06:40 More in Music muxaadaro: 

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muxaadaro Kusaabsan Aduunkan Iyo Amarada Cusub ee Hadba Lasoo Abuurayo By Sh...

Muxaadaro Kusaabsan Aduunkan Iyo Amarada Cusub ee Hadba Lasoo Abuurayo By Sh Mustafe From: Kheerto Views: 65 0 ratings Time: 01:23:05 More in People & Blogs muxaadaro: 

View Article


Muqdisho: Nin Britain Ah oo Lagu Qabtay Airporka

Ciidamada Nabad sugidda ee DKMG ah ayaa duhurnimadii maanta ku qabatay garoonka Aden Cade International Airport ee Magaalada Muqdisho nin sita passportka dalka Britain, ninkan ayaa la qabtay markii la...

View Article

Imaamnimada Shariif iyo Allaahu akbarta Mahiga :By: Bashir M. Hersi

Beri hore ayaa nin socoto ah, ku soo baxay Geel barrin bannaan daaqaya, hadduu dhinacyada eegay, qof la jooga Geela waayey, ayuu af labadi dhawaaqay, oo yiri: “War Geela yaa la joogooy?” wax u jawaaba...

View Article

Syria oo aqbashay qorshaha nabada ee Koffi Annan

Afhayeenka wakiilka Qaramada Midoobay iyo Jaamacada Carabta ee Syria ayaa sheegay in syria ay aqbashay qorshihii lixda qaybood ee Kofi Annnan

View Article

Mahiga oo la Kulmay Culumaa'uddiin Soomaali ah

Ergeyga gaarka ah ee XGQM ee arrimaha Somalia, Augusine Mahiga ayaa gegida dayuuradaha ee Muqdisho kula kulmay tiro culimo ah. Mahiga ayaa sheegay inuu kala tashanayey qebyo-qoraalka dastuurka iyo...

View Article


Saraakiil Djibouti ka Socda oo Beledweyne Tagay

Saraakiil ka mid ah ciidanka Djibouti ee AMISOM ayaa tagey magaalada Beledweyne si ay usoo indha indheeyaan goobihii ay dagi lahaayeen. Dhinaca kale, Guddoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay...

View Article

Dagaalka xuduuda Sudan iyo Koonfurta Sudan

Inkastoo ay dooduhu aad u adag yihiin, haddana sababta dagaalkani way sahlan tahay waxaana lagu soo koobi karaa hal eray oo ah saliid

View Article


Shabaab oo Dagaalkii Dayniile ka Warbixiyey iyo Weerar Rogaal Celis ah oo ay...

Muqdisho (RBC) Saraakiisha ururka Al-Shabaab ayaa ka hadlay dagaalkii maanta ka dhacay degmada Dayniile halkaasoo ciidamada DKMG iyo kuwa AMISOM fariisimo kaga qabsadeen. Sheekh Maxamed Xasan Abuu...

View Article

Ciidamada Al Shabaab oo Dib Ula Wareegay Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan

Dagaalyahanada xarakada Al shabaab ayaa maanta dib ula wareegay gacan ku haynta degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan oo maalmo ka hor lagala wareegay. Kadib dagaal gaadmo ah oo ay dagaalyahanada Al...

View Article


Dab Qabsaday Mid Ka Mid Ah Suuqyada Ganacsiga Ee Ceerigaabo

Ceerigaabo(OWN) Mid ka mid ah suuqyada waaweyn ee magaalada Ceerigaabo ayaa habeennimadii wax qabsaday dab xooggan oo sida la sheegay kazoo bilawday goob bakhaar ah oo haweenka danyarta ee xaraashka oo...

View Article

Somaliland Presidents Welcomes Turkish Ambassador to Somalia

HARGEISA(Somalilandpress)-Somaliland President H.E Ahmed Mohamed Mohamud (Silanyo) has welcome delegation from Turkey that consist of six member delegation led by the Turkish ambassador to Somalia Mr...

View Article

Dagaal iyo duqeymo khasaare geystay oo xalay iyo maanta ka socda degmada...

Ugu yaraan 10-qof oo dhinacyadii dagaalamay iyo shacab isugu jira ayaa ku dhinta dagaallo iyo duqeymo illaa xalay ka socday duleedka Muqdisho iyo degmada Dayniile, kuwaasoo u dhexeeyay ciidamada DKMG...

View Article
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>