Koobka Nabadda iyo isdhexgalka oo lagu soo gaba gabeeyay magaalada...
Tartanka Ciyaaraha kubadda cagta ee lagu magac daray nabadda iyo isdhexgalka ayaa galabta lagu soo gaba gabeeyay garoonka kubadda ee magaalada Bosaaso. Ciyaarta kama dambeysta ayaa dhexmartay kooxaha...
View ArticleRa’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ka qeybgalay shirkii ICMG lana kulmay Lynn...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo jooga Nairobi ayaa 30kii Maarso ka qeybgalay shir aad iyo aad u mihiim ah oo ay soo qaban qaabiyeen Qaramada Midoobey oo lagu qiimeynayey waxqabadka iyo horumarka laga...
View ArticleEurope: Sanduuq Dhaqaale Ayaan Furaneynaa
Dalalka Yurub ee ku bahoobay lacagta Yuurowga ayaa si weyn kor ugu qaaday lacagta samata-bixinta dhaqaalaha Yurub ay ugu talagaleen in ka badan hal Trillion, waxaana talaabadaasi ay qeyb ka tahay...
View ArticleBarakac ka bilowday Ceelasha-Biyaha
Boqolaal qoys ayaa bilaabay in ay ka qaxaan deegaanka Ceelsha-Biyaha, iyagoo dib ugu laabanaya magaalada Muqdisho. Dagaal ka socday Deyniile ayaa hakad galay, kaasoo shalay ay ku dhinteen in ka badan...
View ArticleDirk Niebel oo Muqdisho Booqday
Wasiirka horumarinta iyo iskaashiga ee dalka Jarmalka, Dirk Niebel ayaa maanta booqasho aan hore loo shaacin ku tagay Muqdisho. C/wahaab Khaliif Ugaas, wasiirka Ganacsiga ee DKMG oo wasiirka Jarmalka...
View ArticleInn Laga Shaqeeyo Meelaha Dadka Waa Weeyn oo Duqooshika Lagu Haayo Ma...
Inn Laga Shaqeeyo Meelaha Dadka Waa Weeyn oo Duqooshika Lagu Haayo Ma Banaantahay ? Boogan Karadi Suaashadaa Jawabtisa muxaadaro-video.blogspot.com From: MrJamil27 Views: 39 0 ratings Time: 03:22 More...
View ArticleDumarka Surwaal Ma Kushaqeeyn Karaan ?
Dumarka Surwaal Ma Kushaqeeyn Karaan ? Boogan Karadi Suaashadaa Jawabtisa muxaadaro-video.blogspot.com From: MrJamil27 Views: 256 0 ratings Time: 03:47 More in Entertainment muxaadaro:
View ArticleFargalka [ Faraati ] Geliska Gacanta Arooska Diinta Islaamka Ma banantahay ?...
Fargalka [ Faraati ] Geliska Gacanta Arooska Diinta Islaamka Ma banantahay ? 22-03-2012 Boogan Karadi Suaashadaa Jawabtisa muxaadaro-video.blogspot.com From: MrJamil27 Views: 86 0 ratings Time: 05:15...
View ArticleDilal siyaabo kala duwan xalay uga dhacay qaar ka tirsan degmooyinka Gobolka...
Dilal ayaa xalay mar kale waxay siyaabo kala duwan uga dhaceen qaar ka tirsan degmooyinka Gobolka Banaadir, iyadoo dilalkaas ay geysteen ragg bastoolado ku hubeysan. Wiil dhalinyaro ah oo ka mid ahaa...
View ArticleXaalada deegaanada Laascaanood iyo Buuhoodle oo saaka degan
Xaalad degenaansho ayaa laga soo sheegayaa deegaanadii shalay lagu dagaalamay ee Laascaanood iyo Buuhoodle, halkaasoo dagaal faraha looga gubtay uu ku dhex maray Ciidamada Somaliland iyo kuwa Maamulka...
View ArticleAl-Shabaab oo ku hanjabtay inay sii wadi doonto weerarada iyo qaraxyada...
Al-Shabaab ayaa qoraal ay soo saartay ku sheegtay in ay sii wadi doonto weerarada iyo qaraxyada ka dhacaya gudaha Kenya inta ay ciidanka milatariga Kenya ka dagaalamayaan gudaha Soomaaliya. Qoraal...
View ArticleWariye C/Qadir Nuunow Oo Dib U Helay Xoriyadiisa
Virginia (RBC) Sida uu ku qoray maanta oo Isniin ah boggiisa Facebook-ka Wariye C/Qaadir Nuunow Maxamed oo horrey uga mid ahaa shaqaalaha Idaacadda VOA-da ayaa sheegay in uu dib u helay xuriyadiisa ka...
View ArticleXarakada Al Shabaab oo shaaca ka qaaday in dagaalada ay ka gudbeen wejigii...
Xarakada Al Shabaab ayaa waxay rumeysan tahay in Ciidamadda Dowladda Kenya ay ku fashilmeyn hawl-gallada ay ka wadaan Gobolada Koonfureed ee Soomaaliya. War Saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska...
View ArticleC/Qaasim Salaad Xasan oo fariin xasaasi ah u diray Shacabka Somaliyeed “Daawo”
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane C/Qaasim Salaad Xasan, ayaa wuxuu markale uu ka hadlay dagaalada xargaha goystay ee ka sii soconaaya dalka Soomaaliya, isagoo dhinaca kalana sheegay inaysan...
View ArticleSheekh Janaqoow oo ka hadlay hadalkii ka soo yeeray Sheekh Xasan Daahir Aweys...
Sheekh Janaqoow ayaa wuxuu ka hadlay hadalkii maalmo kahor ka soo yeeray Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ka mid ah Saraakiisha Xarakada Al Shabaab, ee sida weyn leh uga soo horjeeda in dhiigga Muslimiinta...
View ArticleDoorashada baarlamaanka Burma
Wali natiijada si rasmi ah looma sheegin laakiin xisbiga muvcaaradka ee Aung San Suu Kyi ayaa qaba kalsooni inuu helay afartan iyo saddex kursi.
View ArticleHadalkii Xasan D. Aweys Maxaa lagu Micneyn Karaa?
Sheek Axmed Dhicisow oo ah Guddoomiyaha Majmaca Culimada Soomaaliyeed ayaa sheegay in Xasan D. Aweys uuna Alshabab kasii tirsanaan karin. Waxa uu sheegay in markii Xasan Daahir Aweys uu ku biirayey...
View ArticleMuranka Baarlamaanka DKMG ee Somalia
Xubnihii Baarlamaanka ee kasoo horjeeday Shariif Xasan Sheekh Aadam ayaa sheegay inay wadaan diyaarinta doorashada Madaxweynaha. Xubnahan ayaa sheegay in toddobaadkan qorsheynayaan inay dhisaan...
View ArticleGuddiga Dastuuka oo Wadatashiyo Wada
Dr. Cali Siciid Fiqi oo ka tirsan Guddiga Dastuurka ayaa VOA u sheegay inay wadaan wadatashiyo ay la yeelanayaan Soomaldia qurbaha,. Dhinaca kale, Website-ka VOA waxaad kala socon kartaa cutubyada...
View ArticleShir looga hadlaayo Mali
Hogaamiyayaasha galbeedka Afrika ayaa maanta ku shiraya Sanegal si ay uga hadlaan xaalada Maali.
View Article