Somali Muxaadaro: Dhalinyarada fursadooda dayacay - Abdul-Aziz Hassan Yaquub
Somali Muxaadaro: Dhalinyarada fursadooda dayacay - Abdul-Aziz Hassan Yaquub Somali Muxaadaro: Dhalinyarada fursadooda dayacay - Abdul-Aziz Hassan Yaquub From: ThePillarsofIslam Views: 0 0 ratings...
View ArticleDKMG oo Guddiyo u Saartay Qaraxii Shalay
DKMG ayaa canbaareysay qaraxii ka dhacay tiyaatarka Muqsidho. Dowladdu waxay kaloo magacowday laba guddi oo heer wasiir ah. Guddiga koowaad ayaa ka shaqeynaya sida uu qaraxu u dhacay, wuxuuna muddo...
View ArticleMadaxweyne Shariif oo Booqday Goobtii Qaraxa
Madaxweynaha DKMG, Shariif Sh. Axmed oo maanta booqday goobtii uu ka dhacay qaraxii shalay ayaa sheegay in ciddii ay ku caddaato inay qaraxaasi fulisay ciqaab adag ay la kulmi doonaan. Sheekh Shariif...
View ArticleMasjid Assunah project :Million Month Trailer
We’re doing everything differently. Everything, and we mean everything, will be absolutely WOW. We’re calling it the Million Month campaign, and it’s something you’ll want to put your regular life on...
View ArticleCiidamo ka Socda AMISOM oo Baydhabo la Geeyay
Ciidamo gaaraya 100 Askari oo ka tirsan AMISOM ayaa la geeyay magaalada Baydhaba. Ciidanka ayaa ka kooban 50 Burundi iyo 50 Uganda ah. Ciidankan ayaa noqonaya kuwii ugu ee la geeyo meel ka baxsan...
View ArticleXabadjoojinta Syria
Afhayeenka Koffi Annan ayaa sheegay in ciidamada dowladda loo baahan yahay inay ka baxaan magaalooyinka kadibna ay dagaalka labada dhinac ay joojiyaan talaadada danbe.
View ArticleSomali Muxaadaro: Dardaaran
Somali Muxaadaro: Dardaaran Somali Muxaadaro: Dardaaran - Sheikh Boqol Soon Raximihullah ayaa soo jeediayay dardarankan ku socda dadka somalida ah ee muslimiinta ah. Fadlan intad wakhtigaga ku lukim...
View ArticleWeriye lagu Dilay Beledweyne
Idaacadda Shabelle ayaa sheegtay in niman hubeysan ay galabta Beledweyne ku dileen weriye Mahad Salad Adan (Mahad Jarmal) oo ka tirsanaa idaacadda Shabelle. Maxamed Bashir Xaaji oo ka tirsan Idaacadda...
View ArticleXaaladda Dadkii ku Dhawacmay Qaraxii Tiyaatarka (Sawirro)
Dowladda Soomaaliya ayaa magacowday guddi heer wasiir ah oo ka shaqeynaya sidii caafimaad dibedda ah loogu heli lahaa dadka qaba dhawacyada culus. Qeybtan hoose ka dhageyso Warbixin ka hadlaysa...
View ArticleGanacsato Turkish oo maalgalinaya Soomaaliya
Waxaa Muqdisho yimid wafdi ganacsato Turkish ah oo u yimid si ay maalgashi uga sameeyaan Somaliya. Waxay la kulmayaan qaar ka mid ah ganacsatada Soomaalida.
View ArticleXiriirka Sports-ka Tanzania oo ka tacsiyeeyay Masuuliyiintii cayaaraha...
Tanzania(Puntlandi)—-Xiriirka kubadda cagta dalka Tanzania iyo ururka Olobikada dalka Tanzania ayaa ka tacsiyadeeyay saraakiishii Sportska Soomaaliya ee ku dhintay qaraxii ka dhacay Tiyatarka qaranka...
View ArticleTirakoobyada qaraxyaddii Alshabaab ay geysatay
Kn: Halkan waxaan kusoo koobeynaa tirakoobka qaraxyaddii Alshabaab ay geysatay tan iyo sanadkii 2009kii. Feberaayo, 22, 2009 : Qof naftiisa miidaamiyey ayaa isku qarxiyey meel ay joogeen ciidamada...
View ArticleKororso Aqoontaada Su’aalo iyo Jawaabo oo Diini ah iyo Aqoon Guud “Barnaamij...
Barnaamijkaan xiisaha badan ayaa wuxuu iskugu jiri doonaa Su’aalo iyo Jawaabo oo Diini iyo Maadiba leh, iyadoo intoodu badan ay noqon doonaan kuwo Diini ah, si’ay uga faa’iideystaan Ummada...
View ArticleQansax-Dheere iyo Ufurow oo laga Qabsaday al-Shabab
Ciidamada dowladda iyo kuwa Ethiopia ayaa maanta dagaal ku qabsaday Qansax-Dheere iyo Ufurow oo ka tirsan gobolka Bay. Ciidamadan ayaa dagaal kula galay duleedka Qansax-Dheere kooxda al-Shabaab, hasse...
View ArticleDilalka weriyayaasha oo weli Soomaaliya ka sii socda iyo weriyihii ugu...
Waxaa weli gudaha Soomaaliya ka sii socda dilalka ka dhanka ah weriyayaasha Soomaaliyeed ee gudaha dalka ka hawlgala, dilkii ugu dambeeyayna wuxuu ka dhacay magaalada Beledweyne, xarunta maamulka...
View ArticleShabaab oo laga qabsaay Qansax Dheere
Wararka ka imanaya gobolka Baay ayaa sheegaya in ciidamada Ethiopia iyo kuwa dowladda KMG ah ee Soomaaliya ay qabsadeen maanta magaalada Qansax Dheere.
View ArticleXildhibaan Saalad Cali Jeelle” Qaraxii Waanu Ognahay Cida ka Danbaysay”
Muqdisho:- Wararka ka imaanaya Mas’uuliyiin katirsan dowlada soomaaliya ayaa marba marka ka danbeesa soo if bixinaya sirar qarsoon oo ka dhaxtaagan qeybaha dowlada kmg soomaaliya. Salaad cali jeele waa...
View ArticleTwo charged in Somalia terror probe
Scotland Yard believes it has smashed a London gang allegedly trying to fund terror in Somalia. Mohammed Shafiq Ali, who works for a security firm used by Transport for London, and his unemployed twin...
View Article