R/W Gaas oo Booqday Dhaawacyada
R/wasaare C/weli ayaa booqday dhaawacyada qaraxii Tiyaatarka. C/weli wuxuu kale oo la kulmay Bahda Sport-ga oo uu tacsiyeeyey. C/weli ayaa sheegay in dowladdu ay caafimaad dibedda ah u raadinayso dadka...
View ArticleQarax ka dhacay Baydhaba
Ilaa 13 qof ayaa ku dhintay, iyadoo dhowr iyo sodonna ay ku dhaawacmeen qarax maanta ka dhacay magaalada Baydhaba ee caasimadda gobolka Bay.
View ArticleRW oo Canbaareeyay Falkii Al-Qaacidada ee Baydhabo
GalGalanews:- (GalGalanews) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa si kulul u cambaareeyey falkii Qaraxa Miinada ee kooxaha Al-Qaacida ee Soomaaliya ay maanta ka fuliyeen Suuqa...
View ArticleSomaliland: Chancellor of Hargeisa University Quits His Post
HARGEISA(SomalilandPress)–The Chancellor of Hargeisa University professor Muse Adan Ahmed has resigned from his post citing personal reasons in a press conference held in the university, Professor Muse...
View ArticleAqoonyahanka Beesha Sade ee Nairobi oo kulan yeeshay.
Nairobi:- Kulamo ay Maalmahan Magaalada Nairobi ku lahaayeen Aqoonyahanka iyo Cuqaasha Beesha Sade ee Mareexaan ayay Ku soo Afmeereen dhawaan Gudaha Magaaladaasi, Kulamadood ayaa looga doodayay sidii...
View ArticleIRAN: Wadahadal Waan Galeynaa
Iran ayaa xaqiijisay inay maalinta Sabtida ah ee soo socota magaalada Istabuul kula kulmeyso awoodaha reer galbeedka, hase yeeshee waxa ay ku boorineysaa in shuruudaha ay hor dhigeen Iran ay meesha ka...
View ArticleFarmajo: Waxaa dhacaya August Ka Dib….
Bisha August ee soo socota oo ay haatan naga xigto wax ka yar afar bilood, waxaa la filayaa inuu soo gabagaboobo waqtiga KMG ah ee dowladda Somaliya. Waxaana socda dadaalo la xiriira sidii loo...
View ArticleFaalada Halganka: Madaxweyne Shariif oo ku dhici raba dabin siyaasadeed oo...
Madaxweynaha dowladda KMG ah ayaa la sheegay inuu ku dhici rabo dabin ama siriq siyaasadeed oo ey u maleegeen qolooyin dhowr ah oo loolan siyaasadedd kula jira madaxweynaha doonayana iney la tartamaan...
View ArticleShirweynihii jaaliyadda beesha Karanle ee dalalka Skaandaneefiyanka oo lagu...
Shirweynihii jaaliyadda beesha Karanle ee dalalka Skaandaneefiyanka ayaa lagu soo gabagabeeyey magaalada Stockholm ee dalka Sweden. Shirkaan oo ay kasoo qaybgaleen ilaa 100 ergay oo ka kala yimid...
View ArticleHillary Clinton "30-35 daqiiqo qof kamid ah madaxdii Mareykanka ee...
Hillary Clinton, Xoghayadda arrimaha dibadda ee Mareykanka oo hadal u jeedineysay dhalinyaro Mareykan ah oo ka qalinjebisay Kulliyad ciidan ayaa waxay cabirtay dareenkeedu sidii uu ahaa markii ay si...
View ArticleMaamulka Galmudug Oo Wax Aanan Loo Dul Qaadan karin Ku Tilmaamay Qilaafka u...
Muqdisho (RBC Radio) Maamulka Galmudug ayaa sheegay in aanan haatan loo baahnayn qilaafka iyo is qab qabsiga u dhaxeeya baarlamaanka KMG Soomaaliya. Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug C/samad...
View ArticleMaxaa Looga Hadlay Shirkii Ethiopia ?
Addis-ababa – GMN - Kulankii looga hadlayay arimaha AMISOM iyo ciidamada dowladda ee ka dhacay magaalada Addis Ababa ayaa arrimihii looga hadlayay iyo go’aanadii kasoo baxay waxaa faah faahin ka...
View ArticleRa’iisul wasaaraha Xukuumadda oo ka hadlay dhabbaha loo marayo soo xuliadda...
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda FKMG Soomaaliya ayaa ka hadlay dhabbaha loo marayo soo xulidda aqalka odaayasha dhaqanka ee Soomaaliya iyo kan Barlamaanka. Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Dr....
View ArticleWasiirka Gaashaandhigga: Ciidammada mushaaraadlkooda si joogto ah ayeey u...
Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay wado qorsho lagu joogteenayo Mushaaraadka ciidammada Xoogga dalka Soomaaliyeed, isla markaana lagu dhisayo goobo caafimaad oo u...
View ArticleAl-Shabaab Oo Duqeysay Garoonka Baydhabo
Baydhabo – GMN - Kooxda Al-Shabaab ayaa la sheegayaa in ay weerar ku qaadeyn garoonka diyaaradaha magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay oo ay hadda gacanta ku hayaan ciidamada dowladda iyo kuwa...
View ArticleKismaayo Oo Dhawaan Lala Wareegayo
Afmadow – GMN - Maxamed Sh. Yuusuf oo ah Madaxa Maaliyada Ururka Raaskambooni, ayaa daboolka ka qaaday qorshaha haatan ay ka damacsan yihiin deegaanada iyo degmooyinka Al Shabaab ay kaga harsan yihiin...
View ArticleCiidammada dowladda oo gacanta ku dhiggay haweeney Bam ku soo weerrartay
Ciidammada ammaanka magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa gacanta ku dhiggay haweeney Bam gacmeed ku weerrartay bar ay ku sugaanaayeen ciidammada dowladda Soomaaliya, iyadoo dhanka kale...
View ArticleAl-Shabaab Oo Shaaciyay In Ay Saldhigyo Waaweyn Ka Sameesteyn Buuraha Galgala
Muqdisho (RBC) Iyadoo maalmahan ay soo baxeyn warar sheegaya in Shabaab oo ka arriminaayay koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya, ay hadda badankood u wareegeyn deeganada Puntland, gaar ahaan buuraha...
View ArticleFaah-Faahin Ka Soo Baxaysa Weerar Madaafiic Oo Shabaab Ku Asteeyeen Garoonka...
Baydhabo (RBC) Ururka Al-Shabaab ee ku kacsan dowladda KMG ah iyo ciidanka AMISOM, ayaa la sheegayaa in ay weerar ku qaadeyn garoonka diyaaradaha magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay oo ay hadda...
View Article