Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live

Sarkaalkii ugu horeeyay Al-Shabaab oo fariin kasoo diray Buuraleyga Galgala

Sarkaalkii ugu horeeyay Xarakada Al-Shabaab ayaa gaaray Buuraleyga Galgala ee gobolka Bari, waxaana uu soo diray fariin laga baahiyay Idaacada ku hadasha afka Al-Shabaab ee Andulus. Sheekh Cabdiqaadir...

View Article


Madaxweyne Shariif Oo Ugu Baaqay Shacabka Degmada Hilwaa Inay Nabada Ka...

 Muqdisho (RBC Radio) Madaxweynaha dowlada KMG Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo ka qayb galay munaasabad lagu qabtay degmada Hilwaa ee gobalka Banaadir ayaa wuxuu ka hadlay amaanka magaalada...

View Article


Raysal Wasaare Gaas: Ma Jiro Khilaaf Ka Dhex Jira Dowlada Oo La Xariira...

Muqdisho (RBC Radio) Xukuumada KMG Soomaaliya ayaa meesha ka saartay in uu jiro khilaaf u dhaxeeya haydaha dowlada oo salka ku haaya qaraxii ka dhacay Tiyaatarka qaranka. Raysal wasaaraha dowlada KMG...

View Article

Shirkii wadamada G8-ka oo laga soo saaray qodobo si gaar ah u quseeya...

Shir ay wadamada ku horeeya warshadaha ay khamiistii ku yeesheen magaalada Washington ee dalka Maraykanka ayaa qodobadii ay ka hadlayeen waxaa meel sare kaga jiray arrimaha dalka Soomaaliya iyo sida...

View Article

Warar dheeraad ah oo ka soo baxa dagaalo kala duwan oo ka dhacay magalooyinka...

Dagaalyahano ka tirsan Al shabaab ayaa xalay weerar safballaaran ah ku qaaday deegaano ay ka mid yihiin Ex-Control Afgooye, Kaxda, xarunta Asluubta iyo deegaano kale, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal...

View Article


Burcad badeed Soomaalida oo sii daayey Markab u arnaa ganacsato Soomaali ah...

Kooxaha burcad badeeda Soomaalida ah ayaa sii daayey markab uu ka babanayey calanka dalka Panama oo u rarnaa ganacsato Soomaailyeed, kaas oo afduub ahaan ay u qabsadeen laba bilood ka hor isagoo ku...

View Article

Madaxweynaha Yugandha oo ka hadlay ciidamadiisa oo gaari ay wateen...

Madaxweynaha daka Yugandha iyo taliyaha ciidamada Yugandha ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay waxyeelo 5-ruux oo Soomaali ah ka soo gaartay gaari kuwa ciidamada ah oo ay...

View Article

Ciidamada Kenya oo dib loogu celinayo dalkooda ka dib markii la sheegay inay…

Warka ka imaanaya magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa waxay sheegayaan in askar gaareysa 850-askari oo ka mid ah ciidamada Kenya ee ku sugan dalka Soomaaliya in dib loogu celinayo dalkooda,...

View Article


Weeraro iyo dagaal lagu qaaday xalay saldhigga Howlwadaag iyo warar kala...

Weeraro bambaano ayaa xalay lagu qaaday isgoyska H/wadaag ee magaalada Muqdisho oo ay ku suganyihiin ciidamo ka tirsan dowladda KMG Soomaaliya, waxaana weerarka bambaano xigay rasaas ay...

View Article


Xidhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya iyo siyaasiyiin Wasiiro horay...

Wararka naga soo gaaraya magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka la baxay Somaliland ayaa waxay sheegayaan in magaaladaasi ay ku suganyihiin Siyaasiyiin iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka KMG...

View Article

DEG DEG: Madaxweyne Shariif Oo Magacaabay Gudiga la Hadla Soomaaliland

Muqdisho (RBC Radio) Madaxweynaha dowlada KMG Soomaaliya ayaa magcaabay guddiga wada haddalka maamulka Soomaaliland ka dib markii dhowaan maamulkaasi uu ogolaaday in uu wada hadal la galo Soomaaliya....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Villa Somalia oo xalay lagu weeraray madaafiic iyo madaafiicdaas qaarkood oo...

Weerar madaafiic oo isdaba-joog ahaa ayaa waxaa xalay lagu qaaday xarunta Villa Somalia, xafiiska madaxweynaha Soomaaliya. Madaafiicdan ayaa waxaa la sheegay in qaarkood ay gudaha u galeen Xarunta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MUCJSO: Weyl caafimaad qabta oo Lix lugoodleh oo ku dhalatay dalka...

Dalka Switzerland waxaa ku dhalatay weyl soo jiidatay indhaha caalamka, weyshaas oo Lix lugoodleh, waa mucjisada Allee weyshaasi waa caafimaad qabtaa. Weyshaan oo loo bixiyay Lilli waxaa isla leh...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Soomaali kumanaan gaareysa oo ka faa'iideysatay daryeellada caafimaad ee...

Dowladda Turkiga oo sanadkii tegay si wannaagsan oo aan la qiyaasi karin ugu soo gurmatay Soomaaliya ayaa waxay Muqdisho ka dhiseen Cusbitaalo daryeel caafimaad u fidiya shacabka Soomaaliyeed....

View Article

Ergayga Dib u Heshiisiinta U Qaabilsan Madaxweynaha DKMG Oo Rajo Wanaagsan Ka...

Muqdisho (RBC Radio) C/qaadir Xaaji Maxamuud Dhaqane oo madaxweynaha dowlada KMG Soomaaliya u qaabilsan dhinaca dib u heshiisiinta ayaa wuxuu ka hadlay wada hadalada Soomaaliland iyo waliba dowlada...

View Article


Natiijooyinkii Ugu Dambeeyay Ee Tartanka Koobka Jaaliyadda Soomaaliyeed Ee...

Jidda (RBC) Ciyaaro ka tirsanaa Koobka Horyaalka Jaalliyadda Soomaaliyeed Magaalada Jidda Boqortooyada Sacuudi Carabiya isaga horyimid taariikhdu markey aheyd 13/04/2012 kooxaha Xiddigaha Ruweys iyo...

View Article

Shaqaale Shisheeye ah oo muddo ku dhow labo Sano Afduub loogu haystay...

Gaalkacyo-hobyonet)Wararka naga soo gaaraya Magaalada Garacad ee ee Gobalka Mudug ayaa sheegaya in Xalay la sooo gaarsiyay Magaaladaas 21 Shaqaale Ajaaniib oo mudo ku dhaw Labo Sano lagu haystay...

View Article


Xubno ka socda Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey oo Muqdisho soo gaaray

Waxaa shalay magaalada Muqdisho soo gaaray wafdi ka socday Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay kuwaasi oo xarunta madaxtooyada kula kulmay qaar ka mid ah madax ka tirsan dowlada. Xubnahan ayaa ka kala...

View Article

Maamulka Gobolka Gedo oo ka hadlay Duqeyn xalay loo geystay iyo qaraxii shalay

Maamulka Gobolka Gedo ayaa faah faahin ka bixiyay duqeyn xalay loo geystay degmadaas, iyo qarax shalay ka dhacay, kaasoo dhimasho iyo dhaawac dad rayid ah ka soo gaaray. Gudoomiyaha Gobolka Gedo...

View Article

Dowladda Jarmalka oo Soomaaliya u soo direysa tababarayaal ciidamada...

Saraakiil ku xeel-dheer tababarka ciidamada oo ka socda dalka Jarmalka ayaa dhowaan soo gaari doona Soomaaliya si ay u tababaraan ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ee dagaalka kula jira al...

View Article
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>