Raiisul Wasaaraha oo cambaareeyay qaraxa
Raiisul Wasaaraha Soomaaliya, Cabdiwali Maxamed Cali, ayaa cambaareeyay weerarka is qarxinta ahaa ee ka dhacay magaalada Dhuusa Mareeb ee bartamaha Soomaaliya.
View ArticleUN, AU iyo IGAD oo u digay Dadka Diidan Roadmap-ka
War-saxaafadeed ka soo baxay Qaramada Midoobay, Midowga Afrika iyo Urur Goboleedka IGAD ayaa digniin adag u diray shaqsiyaad iyo kooxo ay ku eedeeyeen inay hor istaagayaan qorshaha ROADMAP-ka ee lagu...
View ArticleCali Dheere”Weli Anigaa Ah Gudoomiyaha Ganacsatada Bakaaraha,Howlaha Suuqa Ay...
Ganacsade Cali Maxamed Siyaad Cali Dheere Ayaa soo dhoweyay dadaalada ay waddo dowladda KMG ah ee Soomaaliya kaas oo ku aadan furitaanka wadooyinka ciriiriga ah Ee suuqa Bakaaraha. Shir jaraa’id oo...
View ArticleAfhayeenka Alshabaab “Qaraxi Dhuusomareeb Waxaan La beegsanay Saddex Kooxood”.
Muqdisho-(GMN) Afhayeenka Ururka Alshabaab Sheekh Cali Maxaumud Raage ayaa kahadlay Qaraxi shalay galinki danbe ka dhacay Magaalada Dhuusomareeb ee Gobolka Galgaduud ee khasaaraha gaystay . Afhayeenka...
View ArticleMadaxweyne Shariif oo maanta magacaabay Ra’isal wasaare kuxigeenka Soomaaliya...
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed ayaa wareegto ka soo baxday xafiiskiisa maanta ku magacaabay Ra’iisal wasaare kuxigeenka ahna wasiirka beeraha iyo xanaanada xoolaha, kaasoo horay...
View ArticleDhaawacii Dhuusamareeb oo Ethiopia loo Qaaday
Dhaawicii ka dhashay qaraxi shalay ka dhacay gobolka Galguduud ayaa loo qaaday Ethiopia si adeeg caafimaad loo siiyo. Dhaawacyada ayaa qaarkood daran yihiin, halka kuwa kalena ayna aad u darrayn....
View ArticleDKMG oo Diidday Shirar ka Dhaca Muqdisho
Wasiirka Arrimaha Gudaha DKMG ee Somalia ayaa sheegay in aan la qabin karin shir aan ogolaansho ka haysanin Wasaaradda Arrimaha Gudaha. Wasiirka ayaa arrintan sabab uga dhigay amni darada ka jirta...
View ArticleDilkii Osama sanad kadib
Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama waxa uu balanqaaday inuu hawsha dhameyn doono, soona gabagabeyn doono dagaalka Afghanistan.
View ArticleSoomaali lagu xiray UK
Weerarka ciidamada amaanka ee Britain waxaa uu dhacay subaxnimadii hore ee maanta, iyadoo lagu tilmaamey inuu ahaa halwagal horey loo sii qorsheeyey.
View ArticleLabaatan lagu dilay Qaahira
Ciidamada ammaanka Masar ayaa joojiyay rabshado ka dhacay Qaahira, kadib markii kooxo dhagxaan iyo bambooyin wata ay weerareen dad ku banaanbaxayay wasaaradda Gaashaandhiga horteeda.
View ArticleCunaqabateyn la saarayo laba Sudan
Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa sheegay in uu cunaqabateyn ku soo rogi doono Sudan iyo koonfurta Sudan ilaa ay ka joojinayaan dagaalka oo ay ku soo laabanayaan wada xaajood.
View ArticleTaariikhdii Seeraar iyo Cabdiweli
Labo mudane oo ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku geeriyooday weerar isqarxin ah oo ka dhacay Dhuusa Marreeb. waxa ay kala yihiin Yusuf Mire Seeraar iyo Cabdiweli Aw Muxumed.
View ArticleWasiirka Warfaafinta Oo Shacabka Ku Nool Gudaha Dalka Iyo Dibadda Su’aallo...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Boostada iyo Isgaarsiinta Xukuumadda Soomaaliya Mudane C/qaadir Xuseen Maxamed Jahweyn ayaa Su’aallo uga jawaabay Shacabka Soomaaliyeed ee ku nool gudaha dalka iyo...
View ArticleReal madrid oo ku guuleysatay Horyaalka Spain (Warbixin+ rikooro)
3 May 2012: By Ibraahim geedow Cawaale (Biibbo) Kooxda Real Madrid ee Wadanka Spain ayaa ku guuleysatay Horyaalka wadanka Spain 4 sano kadib markii u horeysay. Ciyaartii Xalay oo ay la yeelatay Kooxda...
View ArticleXeer Ilaalinta Mareykanka oo sharci dil ah la raadinaya sedex nin oo Soomaali...
Dacwad ku oogayaasha Mareykanka ayaa sheegay inay u raadinayaan xukun dil ah sedex qof oo Soomaali ah haddii lagu helo dembi ah toogashii afar qof oo Mareykan ah loogu geystay dooni afduub loogu...
View ArticleNinkii ay Ahlu Sunna sheegeen inuu isku qarxiyey magaalada Dhuusamareeb oo...
Maxamuud cartan cadaawe culusow oo ah ninkii la sheegay inuu isku qarxiyey magaalada Dhuusamareeb ayaa beeniyay inuu yahay ninka is qarxiyay isla markaasna uu nool yahay, wuxuuna hadalka Maxamuud...
View ArticleMid kamd ah Oday dhaqameedyada Somaliland oo ka soo goostay Somaliland,...
Boqor Maxamed Jaamac Cumar oo ka mid ah Madaxdhaqameedyada Somaliland ayaa ka tallaabsadan go’aan ay wadagaaeen maamulka Somaliland iyo Odayaal dhaqameedka ka soo jeeda Somaliland oo ku sugaabsanaa...
View ArticleWasaaradda Warfaafinta oo si kulul u cabaarreysay dilkii wariye Farxaan jeemis
Wasaaradda Warfaafinta, Boostada iyo Isgaarsiinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa si kulul u cabaarreysay dilkii xalay magaalada Gaalkacyo ee xaeunta gobolka Mudug loogu geystay Allaha u naxariiste Wariye...
View ArticleMaamulka Gobolka Banaadir: Waxaa la soo celiyay Darjiinnadii iyo beerrihii...
Maamulka gobolka Banaadir ayaa magaalada Muqdishoka wada mushruucii ugu ballaarnaa ee lagu soo celinayo Dhismaha waddooyinka, Dajiinnadii ay Bulshada farriisan jiray si isbaddelka caasimadda ka jira...
View ArticleAxmed Cabdisalaam oo ka hadlaya sida uu u arko weerarkii uu ku dhaawacmay iyo...
Axmed Cabdisalaam oo ka mid ah mas'uuliyiin ka soo jeeda gobolada Dhexe ee Soomaaliya oo mudooyinkan dambe u xusul-duubayay sidii ay maamul ugu sameyn lahaayeen goboladaas ayaa waxaa uu ka hadlayaa...
View Article