Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live

Dagaal mudo kooban socday kadib deegaanka Goobo ee degmada Maxaas, Hiiraan oo...

Dagaal mudo saacado ah ka socday deegaanka Goobo ee degmada Maxaas ayaa la sheegayaa in uu wax ka bedelay xaaladdii uu deegaankaas ku sugnaa mudooyinkii la soo dhaafay. Warar laga soo xigtay dadka...

View Article


Dood kulul Sarkozy iyo Hollande

Dood kulul ayaa Telefishinka ku dhex martay Madaxweyne N. Sarkozy iyo murashaxa xisbiga Hantiwadaagga F. Hollande

View Article


Gardarrada Gaas oo laga wada gilgishay!(Fikrad gaar ah)

Murti ayaa dhahaysa: “Nimaan talin jirin hadduu taliyo, nimaan tagi jirin ayaa taga” mid kale waxay leedahay: “Nimaan qaybin jirin hadduu qaybiyo, nimaan qadi jirin ayaa qada” mid kale ayaa oranaysa,...

View Article

Click

Samsung oo dhaaftay Nokia xagga mobile soo saarista.

View Article

Maalinta Xorriyada Saxaafadda Caalamka

Dunida waxaa maanta laga xusayaa maalinta Maalinta Xoriyadda Saxaafadda Caalamiga ah. Guddiga Weriyayaasha aan Xuduudda Lahayn ayaa cambaareeyey weerarrada joogtada ah ee lagu haya bahda saxaafadda...

View Article


Weerar is qarxin ah oo ka dhacay Pakistan

Ugu yaraan labaatan qof ayaa ku dhintay weerar is qarxin ah oo ka dhacay magaalo u dhaw soohdinta Afghanistan. Taliban ayaa sheegtay inay ka danbeeyeen weerarka.

View Article

Weerar is qarxin ah oo ka dhacay Pakistan

Ugu yaraan labaatan qof ayaa ku dhintay weerar is qarxin ah oo ka dhacay magaalo u dhaw soohdinta Afghanistan. Taliban ayaa sheegtay inay ka danbeeyeen weerarka.

View Article

Madaxweyne Shariif oo sheegay inaysan Aqbalayn Dastuurka oo la diido Laakiin...

Madaxweynaha Soomaaliya, Sheekh Shariikh Sheekh Axmed oo shalay booqday xarunta gaadiidka booliiska oo lagu wado inuu ka furmo shirka lagu ansixinayo dastuurka cusub ee Soomaaliya, ayaa sheegay...

View Article


Dowladda Mareykanka Oo Taageertay Go’aankii Q.M. Midowga Africa Iyo Igad

Dowladda Mareykanka ayaa si weyn u dhiirigelisay baaqii wadajirka ahaa ee ay dhowaan soo saareen Q.M. IGAD iyo Midowga Afarika kaas oo ahaa in tallaabo adag laga qaado shaqsiyaadka caqabadda ku ah...

View Article


Cabdiqani: Meydkoodi xitaa lama helin

Cabdiqani Shiikh Cabdi Fiidow oo la soo xiriiray BBC ayaa ku eedeeyay maamulka Dhuusa Marreeb in laba nin oo ay walaalo yihiin si sharci darro ah u dileen.

View Article

Cudur yareynaya aragtida indhaha ardeyda

Saynisyahannada ayaa waxa ay sheegeen in ay si weyn kor ugu kacday tirada ardeyda iskuulka ka baxda ee qaba cudur aragtida indhaha oo gaabta qaaradda Aasiya.

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muxaadaro Buufiska Ka hadlaysa

Muxaadaro Buufiska Ka hadlaysa From: TaleexWacaan Views: 12 1 ratings Time: 51:43 More in Education muxaadaro: 

View Article

HRW: Askarta Kenya Tacadiyo Ayey Geysteen

Hay’adda Xuquuqul insaanka ee Human Rights Watch is ayaa ku eedeyneysa booliska Kenya iyo askarta dalkaasi inay ku kaceen xad gudubyo fara kabax ah oo ka dhan ah dadka isir ahaan somalida ka soo jeeda...

View Article


Falanqeynta Dastuurka

Waxa uu ku saabsan yahay dastuurka cusub ee Soomaaliya.

View Article

Garowe: Isimo Muqdisho Gaaray

Maanta Magaalaa Garowe waxaa ka dhoofay ilaa iyo 19 Isim oo ka socda Puntland oo ku sii jeeday Muqdisho si ey uga mid noqdaan 135ka oday ee  Guurtida Somaliyeed ee soo xulaya xubnaha asixinta Dastuurka...

View Article


Dibad Baxyo Ka Sii Socda Masar

Ciidmada Amaanka ee Masar ayaa u adeegsaday kumanaan kun oo mudaaharaadayaal ah gaaska dadka ka ilmeeysiiya iyo tubooyinka biyha xoogga leh tuura, dadkaas oo isugu soo baxay meel ku dhow dhismaha...

View Article

Wadooyinka Muqdisho oo saaka Ciidamo badan la dhigay iyo Ammaanka oo la adkeeyay

Waxaa Magaalada Muqdisho ka socota Qabanqaabadi ugu danbaysay ee Shirka Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed. Wariyaal ku sugan Xarunta Shirka uu ka dhacayo ee Hoolka Shirarka Jeneraal Kaahiye Ex School...

View Article


Ammaanka Magaalada Muqdisho oo saaka si aad ah loo adkeeyay & Ciidamo badan...

Iyadoo saaka la filayo in magaalada Muqdisho uu ka furmo shirka Odayaasha dhaqanka ee lagu soo xulayo 825-ergo ee ansixinaya Dastuurka ayaa ammaanka Caasimada si aad ah loo adkeeyay. Wadooyinka...

View Article

Qaraxii ka dhacay Kaniisada Kenya oo la ogaaday in ay ka dambeeyeen Al Shabaab

image:  Muqdisho: (Sh. M. Network) Ciidamada Booliska ee dalka Kenya ayaa sheegay in qaraxii ka dhacay Kaniisad kutaala Magaalada Nairobi oo lagu Magacaabo Ngara ay ka dambeeyeen xarakada Al Shabaab ee...

View Article

Muqdisho: Shirkii Odayaasha Dhaqanka oo Goordhow Furmi Doona Iyo Amaanka...

image:  Muqdisho (RBC) Shirkii odayaasha dhaqanka ee beelaha Soomaalida ayaa lagu wadaaa in goordhow uu ka furmo xaruntii hore ee gaadiidka booliska ee magaalada Muqdisho oo dhowaan dayactir lagu...

View Article
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>