Zambia: Muran ka Taagan Safaaradda Soomaalida
Muran u dhexeeya labo mas'uul oo siyaabo kala duwan loogu soo magacaabay safaaradda ayaa keenay in ay xayirmaan howlihii safaaraddu. Dhiinaca kale Sii-hayaha safaaradda Ismaaciil Maxamed Aadam oo hadda...
View ArticleJigjiga: Nolosha oo Horumareysa
Shanti sanadood ee u dambeysay waxaa isbdel dhinaca nolosha horumarka, caafimaadka waxbarashada iyo dib u dhiska laga dareemayay magaalooyinka hoos yimaada dowlad degeenka Somalida Ethiopia....
View ArticleMogadishu: Shirka Salaadiinta oo Maalintii 3aad Galay
Waxaa weli Muqdisho ka socda shirka Salaadiinta dhaqanka beelaha Somaalida ay ku soo xulayaan ilahaa 825 xubnood oo ansixineysa dastuurka ay somaliya yeelaneyso ee hadda Qabya Qoraalka ah. In ka...
View ArticleJapan oo Deeq Siisay Boolis Somalia
Dowladda Japan ayaa shalay ku wareejisay DKMG ah qalab isugu jira Gaadiid iyo agabyo kale oo ay ugu deeqday ciidmada Booliska dowladda. Xafladii wareejinta ayaa ka dhacday garoonka diyaaradaha ee Aden...
View ArticleDowladda KMG oo sheegtay in la mideynayo ciidamada dowladda iyo kuwa maamul...
Dowladda KMG ayaa sheegtay in dhawaan la mideyn doono ciidamada dowladda KMG iyo kuwa kale ee Ururada taageera dowladda KMG oo ay ku jiraan kuwa Ahlu Sunna Waljamaaca, isla markaasna aysan dhici doonin...
View ArticleQorshe Bomb oo uu helay Maraykanka
Masuuliyiinta Maraykanka ayaa sheegay inay heleen qorsho la doonayay in bobm lagu qarxiyo diyaarad maraykan, iyadoo bobm la soo galiyay dharka hoos laga xirto lagu soo qarinayo.
View ArticleNairobi: Ganacsigii Eastleigh oo Joogsaday
Ganacsata deegaanka Easleigh ee magaalada Nairobi ayaa ka dibadbaxay amni darro ay sheegeen in goobta ay aad ugu soo badatay. Habeenkii xalay ahaa ayaa la sheegay in dukaamo dhowr ah la jabsaday, maal...
View ArticleSoomaali fara badan oo maanta dibad bax ballaaran ka dhigtay Xaafada Islii ee...
Kumanaan Soomaali ah ayaa maanta sameeyay dibad bax ballaaran oo ay soo qaban qaabiyeen Ganacsatada Suuqa islii ee Magaalada Nairobi. Banaanbaxa ayaa ka dambeeyey kadib marki xalay la dhacay qeybo...
View ArticleCiidamo ka tirsan dowladda oo toogasho ku dilay labo nin looga shakisan yahay...
Ciidamada ka tirsan dowladda dowlada Soomaaliya ayaa maanta toogasho ku dilay laba nin oo loogaga shakisanyahay in ay lug ku lahaayeen dilal kala duwan oo xalay degmada Wadajir ka dhacay. Goobjoogayaal...
View ArticleShirkii Guddiga Wadajirka Nabadgelyada Soomaliya Oo Muqdisho lagu soo...
Kulankii guddiga wadajirka nabadgelyada Soomaaliya oo muddo labo malamood ah ka socday caasimadda ayaa la soo gebagebeeyay iyadoo gebagebadiisa laga soo saaray qodobbo ay ka mid yihiin mideynta...
View ArticleSuldaan Saleebaan Oo Si Diiran Maanta Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Boorama...
Boorama-(Idhanka) Waxaa maanta magaalada Boorama si diiran loogu soo dhaweeyay Suldaan Saleebaan Cali oo ka mid ah salaadiinta Gobolada Awdal/Selel Iyo Gabiley kaas oo maalmihii u danbeeyay ku sugnaa...
View ArticleR/wasaare C/weli Oo Qaabilay Wafuud Ka Socotay Q.M. Midowga Yurub Iyo Mareykanka
R/Wasaaraha Soomaaliya ayaa maanta siyaabo kala duwan magaalada Muqdisho Ugu qaabilay wafuud ka kala socotay Q.midoobay, Mareykanka iyo Midoowga Yurub. C/weli Maxamed Cali ‘Gaas’ ayaa ugu horeyntii...
View ArticleSomaliland oo Diidday Hadalkii DKMG ee Shirka Odayada
Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay inaanay Shirka odayaal dhaqameedka ee ka socda Muqdisho aanay ku jirin cid metelaysa Somaliland, waxayna masuuliyad darro ku tilmaameen in masuuliyiinta DKMG ah laga...
View ArticleMuqdisho: Madfac Dilay Toddobo Qof
Toddobo qof oo labo ka mid ahi ay caruur ahaayeen ayaa ku dhintay madfac xalay ku dhacay xaafad ka mid ah degmada Hodan. Madfacan ayaa la sheegay in laga soo riday duleedka magaalada Muqdisho oo ah...
View ArticleDowladda Iiraan oo sheegtay in dagaalada sokeeye ee ka socda Soomaaliya ay...
Taliyaha ugu sareeya ciidanka Badda Iiraan Admiral Xabiibulaah Sayari ayaa sheegay in kooxaha Burcad badeeda Soomaalidu qiyaas ahaan ay sababeen waxyeelo ka badan $7 bilyan oo doolarka Mareykanka ah oo...
View ArticleAhlusuna iyo Shabaab oo guulo ka kala sheegtay dagaal ka dhacay Wabxo
Dagaalo xoogan ayaa xalay ku dhexmaray deegaanka Wabxo ee duleedka magaalada Ceelbuur Al-Shabaab iyo Ahlusuna, iyadoo labada dhinac ay guulo ku kala sheegteen. Sida wararku sheegayaan dagaalkan ayaa ka...
View ArticleDowladda Ingiriiska oo sheegtay in Maraakiibteeda dagaalka ay kala baxeen...
Dowladda Ingiriiska oo ka mid ah dowladaha reer galbeedka ee maraakiibta iyo ciidamada ka joogaan xeebaha Soomaaliya ayaa si rasmi ah ula baxday seddex markab oo ka joogay xeebaha gacanka Cadmeed iyo...
View ArticleDowladda Soomaaliya oo si hoose u qorsheyneysa in Odayaasha ku Dhaqan...
Wasiirka Dastuurka iyo dib u heshiisiinta xukuumadda KMG Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jabriil ayaa sheegay in dhamaan odayaasha ka qeybgalaya shirka dastuurka ay joogaan inkastoo oo uu shegay inay jiraan...
View ArticleBaahi ka jirta Sudan
Madaxa jabhad la dagaallameysa dowladda Sudan ayaa ku baaqay in gargaar raashin oo deg deg ah lala soo gaaro shacabka.
View Article