Weerar Xalay ka Dhacay Dhadhab
Hal qof ayaa lagu dilay mid kalena waa lagu dhaawacay weerar ay dabley hubeysan ku qaaday dad qaxooti ah oo ku sugan xeryaha Qaxootiga ee Dhadhaab. Nin u dhashay qowmiyadda Gambeelaha ee degta Sudan...
View ArticleUK oo xasillooni ka raadineysa G. Afrika
Boqoradda UK ayaa baarlamaanka u sheegtay in ay UK ka shaqeyneyso sidii xaillooni loogu heli lahaa Geeska Afrika.
View ArticleNidaamka isbeddelka Save The Children
Xuseen Cabdi Xalane oo ah sarkaal sare oo ka tirsan Save The Children ayaa ka warramaya.
View ArticleXil ka qaadistii maareyaha Dekeda magaalada muqdisho oo sababtay Khilaaf soo...
Madaxweynaha Dowlada KMG Ah ee soomaaliya Shariif Sheikh Axmed iyo Raisul Wasaare C/wali Gaas ayaa isku khilaafay xil ka qaadis madaxweynaha dowlada KMG Ah ee soomaaliya uu ku sameyay Maareyaha Dekeda...
View ArticleQarax xoogan oo khasaara ka dhashay oo ka dhacay Xaafada Baar u bax
Qarax xoogan ayaa wax yar ka hor ka dhacay Isgooyska Baar ubax ee Gobolka Banaadir, Qaraxa ayaa ahaa miino lagu Aasay dhulka oo loo dhigay Ciidamada Dowlada ee ka howlgala Saldhigyada Xafadaasi baar...
View ArticleMadaxweyne Shariif oo dalacsiiyay in ka badan 100-saraakiil ka tirsan...
Wareegto ka soo baxday Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa lagu dalacsiiyay 141-sarkaal oo ka tirsan Ciidamada booliska Soomaaliyed, iyadoo munaasabada lagu dalacsiinayay Saraakiishaas ay...
View ArticleCiidamada Dowlada Oo Howlgalo Bur Burin iyo Baaritaan Ah Ka Sameeyay Muqdisho
Ciidamada dowlada KMG Soomaaliya ayaa howlglo Bur burin ah waxay ka sameeyeen isgoysaka Soobe ee magaalada Muqdisho, ayagoona Bur buriyay goobaha ganacsi ee kuyaala hareeraha wadadaasi. Sidoo kale...
View ArticleKulankii qorayaasha Soomaaliyeed iyo bandhigii suugaanta/dhaqanka...
Espoo, Finland: waxaa maanta abaarihii 1dii duhurnimo si rasmi ah magaalada Espoo ee dalka Finland ka furmay kualnkii qorayaasha iyo bandhigii dhaqanka iyo suugaanta Soomaalida oo sanadihii la soo...
View ArticleWararkii ugu Dambeeyay ee Bay & Bakool
Dagaalo shalay ka dhacay duleedka degmada xuddur ee xarunta Gobolka ayaa waxaa lagu soo waramayaa inay ku dhinteen ku dhawaad 20 qof. Dhinaca kale, dilal ayaa xalay ka dhacay degmooyinka xuddu iyo...
View ArticleAden Madobe: Dilalka Xuddur Waan Baareynaa
Guddoomiyihii hore ee baarlamaanka Sheekh Aaden Maxamed Nuur "Sh. Aden Madoobe" oo guddoomiye u ah guddi ka tirsan dowladda ku meel gaarka ah oo dowladda ku meel gaarka ah u dirtay Gobolka Bokool ayaa...
View ArticleAmm. Islaamka: Waraaqihii Usama Ben Laden
Waxa soo baxay waraaqo ay soo bandhigtay Kulliyadda Ciidamada Maraykanka ee West Point oo ay sheegtay in laga helay gurigii Ben Laden. Waraaqahan ayaa waxa ku qornaa warar badan oo isweydiin dhaliyey,...
View ArticleXoghayaha Maamulka gobolka Banaadir: amniga iyo Bilicda Horumar ayaa laga...
Maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay in wajiga koowaad ee qorshaha amniga iyo Bilicda gobolka Banaadir la soo gabagabeeyay, isla markaana la gudaha galayo qeybtii labaad, isagoo dhinaca kale...
View ArticleWadooyinka Ugu Muhiimsan Muqdisho Oo Saaka Xiran
image: Waxa saaka xiran wadooyinka ugu muhiimsan caasimada Soomaaliya, ee Muqdisho, kuwaas oo aan saaka isticmaaleynin gaadidka dadweynaha iyo kuwa gaarka loo lee yahay. Wadooyinka saaka xiran waxa...
View ArticleEU unveils Sh10bn fund for Somalia peace effort
he European Union has announced that it will scale up its Somali funding by Sh10.9 billion (€100 million) to support the African Union Mission (AMISOM). The mission was expanded by the rehatting of...
View ArticleXaaladda Caafimaad ee Muwaadin Maryakan ah oo ay afduub u haystaan burcad...
Waxaa laga deerinayaa xaaladda Caafimaad ee Muwaadin Maraykanka oo dhawaan u gacan galay Kooxaha burcad badeeda Soomaalida. Sida ay sheegayaan Wararka laga helayo deegaanno hoostaga degmada Hobyo ee...
View ArticleDaawo laga qaato HIV
Dowladda Mareykanka ayaa lagula taliyay in dad caafimaad qaba la siiyo Truvada si looga ilaaliyo in ay qaadaan HIV.
View ArticleU Gargaara Muslimiinta Sunniyiintaa. Muxaadaro uu Sheekh Xafiid Maalintii...
U Gargaara Muslimiinta Sunniyiintaa. Muxaadaro uu Sheekh Xafiid Maalintii AROOSKIISA , Jeediya. Waa Muxaadaro ka hadlee , in Muslimiinta loo gargaaro , gaar ahaan Muslimiinta Sunniga , ee Reer Ciraaq...
View Article