Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live

Bandhiggii 5aad ee Buugaagta oo Hargeysa ka Dhacay

Bandhiggan waxa ka soo qeyb galay dad Soomaali iyo ajaanib iskugu jira oo soo bandhigay buugaag ka hadlaya mawduucyo kala duwan. Warbixin arrintaas la xiriirta oo dhameystiran hoosta ka dhageyso.

View Article


Somalida Kanada oo Cabaneysa

Jaaliyadda Somalida ee Magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa cabsi weyn ka qaba in qaar kale oo ka mid ah caruurtooda ah ay ku biiraan kooxaha Gangska ama ay ku dhintaan gacanta kooxahaasi. Si...

View Article


Doodda Dastuurka iyo Dabinnada dahsoon!:By Bashir M. Hersi

Daneyste aan darajo lahayn, damaciisa gaar ahaaneed ma ahine aan damqasho iyo dareen wadaniyadeed u dhalanin, dooddiisu tahay maxaa iga dega? Aan dad, dal iyo diin dan iyo heello midna ka lahayn, ninka...

View Article

Ciidamada dowladda oo maalintii labaad howl galo ka wada degmada Balcad

Ciidamada dowladda soomaaliya ayaa maalintii labaad howl galo ka wada degmada Balcad, iyadoo howl galkan ay ka qeyb qaadanayaan ciidamada booliska iyo kuwa nabadsugida. Sida wararku sheegayaan...

View Article

Al shabab targeting local Christians in South Africa: Bishop

Elite cops are investigating claims that terror group al-Shabaab is behind the murders of 14 Christians in the Western Cape. The killings occurred within a 10-month period across the province, from...

View Article


Dowladda Faransiiska oo sheegtay inuu bad qabo Denis Allex oo Al-Shabaab...

Dowladda Faransiiska ayaa sheegtay xaalada la heyste Faransiis ah oo gacanta ugu jira Al-Shabaab ay wanaagsan tahay, kadib markii xiriiro ay la sameeyeen la heystahaas oo muddo saddex sano lagu heysto...

View Article

Dowladda Masar oo dalalka Itoobiya, Kenya iyo Yugandha uhu baaqday inay...

Wasiir arrimaha dibadda dalka Masar Maxamed Kaamil Cumar ayaa magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya kulamo goonigooni ah kula yeeshay wasiirada arrimaha dibadda ee dalalka Itoobiya, Yugandha iyo...

View Article

Khilaaf soo kala dhex galay Mas’uuliyiinta maamulka Gobolka Hiiraan

Khilaaf xoog leh ayaa soo kala dhex galay mas’uuliyiinta maamulka Gobolka Hiiraan, kaasoo ku saleysan awooda xaga maamulka, iyadoo mas’uuliyiinta maamulkaas ay bilaabeen in warbaahinta isaga...

View Article


Booliska Sacuudiga oo nin toogtey

Booliska Sacuudiga ayaa sheegey inay dileen nin ay yiraaheen waxaa uu weerarey, saldhig ay booliiisku leeyihiin oo ku yaala, Gobolka Qatif.

View Article


HRW oo Libya ugu baaqdey tixgelinta maxaabiista

Human Rights Watch ayaa ku boorisey mas'uuliyiinta dalka Libya inay qaadaan mas'uuliyadda maxaabiis u xiran malishiyada dalkaasi.

View Article

Xaaladda Abaaro ka Jira Somaliland

M/weyne kuxigeenka Somaliland, C/raxmaan Seylici ayaa ka deyriyay xaaladda Abaaro ka jira Somaliland, isagoo booqday deeggaano. Seylici wuxuu sheegay ilaa dhowr gobol oo ku yaalla Somaliland inay ka...

View Article

Caweyska: Khadiija C. Dalays (Q.2aad)

Banaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaan idinku haynaa qaybtii labaad ee wareysiga fanaanadda Khadiijo C/laahi Daleys. Waxaan sidoo kale idinku maqashiineynaa sheekooyin xiiso leh oo ay ka...

View Article

AMISOM oo ka Hadashay Ciidanka DKMG ee Dhaca Geysta

Afhayeenka Ciidamada AMISOM, Cali Adan Xaamud ayaa sheegay in ay talaabo laga qaadi doonto dadka labisan dharka ciidanka ee dhaca geysta. Afhayeenku wuxuu sidoo kale ka hadlay ciidamada Djibouti oo...

View Article


Martida: Xulista Ergada Ansixinta Dasturka.

Barnaamija martida waxa uu ku saabsan yahay soo xulista ergeda ansixinta Dastuurka. Banaamijka oo dhameystiran ka dhageyso qaybta hoose.

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sh. muxiyadiin Muxaadaro guud oo ku saabsan soonka iyo baraaburjin guud...

Sh. muxiyadiin Muxaadaro guud oo ku saabsan soonka iyo baraaburjin guud samatariyahTV Sh. muxiyadiin Muxaadaro guud oo ku saabsan soonka iyo baraaburjin guud samatariyahTV www.samatariyah.com kala...

View Article


Al Bashir iyo Salva Kiir oo kulmey

Madaxweynayaasha Sudan iyo Koonfuurta Sudan ayaa markii ugu horeysey kulmey tan iyo markii dalalkooda ay dib u dagaalameen.

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muxaadaro Yaa Nafsii By Sh Maxmuud Abu Dalxa

Muxaadaro Yaa Nafsii By Sh Maxmuud Abu Dalxa Muxaadaro Yaa Nafsii By Sh Maxmuud Abu Dalxa From: mardiyah1000 Views: 0 0 ratings Time: 01:27:56 More in Education muxaadaro: 

View Article


Barnaamijka Madasha Dastuurka: Xuquuqda Caruurta

Barnaamijka toddobaadkan waxan ku lafo guri doonaa xuquuqda caruurta iyo waxa sharciga Somalia uu ka qoarayo. Barnaamijka oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.

View Article

Hambalada iyo Heesaha

Barnaamijka toddobaadkana waxa inala socodsiin doona Sahra Ciidle Nuur iyo Maxamuud Mascadde ee ka bogosho wanaagsan.

View Article

AU oo Gudoomiye Cusub Dooratay

Waxaa shalay ka furmay magaalada Adisababa ee xarunta dalka Ethiopia Shir madaxeedka Midowga Africa, kaasoo ku baaqay in ururka uu kaalin fir fircoon ka qaato xal u helidda colaadaha gobolka. Midowga...

View Article
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>