Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live

Al Shabaab oo si kulul uga jawaabtay hadal ka soo yeeray Madaxweynaha Soomaaliya

image:  Xarakada Al Shabaab ayaa waxay si kulul ay uga jawaabtay hadal ka soo yeeray Madaxweynaha Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya Mudane Shariif Sheekh Axmed. Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ee...

View Article

Faahfaahin: Kulamadii Madaxtooyada Ka Socday oo Soo Dhamaaday Iyo Xuseen...

image:  Muqdisho (RBC) Waxaa goordhow soo dhamaaday kulamo illaa caawa ka socday xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya ee magaalada Muqdisho oo ku saabsanaa xil ka qaadis madaxweyne Shariif uu...

View Article

Ciidammo Booliis AMISOM Ah Oo Muqdisho Kala Howlgelaya Ciidammada Booliiska...

Ciidammo Booliis ah oo ka socda Midowga Afrika ayaa bilaabay iney ka howlgalaan magaalada Muqdisho ayaga oo la howlgalaya islamarkaana gacan siinaya Ciidammada Booliiska Soomaaliyeed. Munaasabad...

View Article

Maxaa kala qabsan doona Drones-ka iyo Al-Shabaab (Warbixin)

image:  Bil ka hor Wasaaradda arrimaha dibada Mareykanka waxay go’aamisay in ay ku bixiso lacag xoog leh oo gaaraya 33 Malyan oo la dul dhigay Madaxda Todobo qof oo horjoogayaasha Al-Shabaabka kuwooda...

View Article

MSF Oo Deeq Daawo Ah Soo Gaarsiisay Beledweyne

Garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif Airport magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa kasoo degtay diyaarad siday deeq daawo ah taasi oo loogu talagalay Isbitaalka magaaladaasi....

View Article

Dowladda Netherland oo ogolaatey in maraakiibteeda ganacsigu ay raacaan ciidamo

image:  Netherland-hobyonet)Wasaaradda Difaaca ee dalka Holland, ayaa sheegtay in Milliteriga iyo Boliska oo keliya loo oggol yahay inay Ilaalo ka noqdaan Maraakiibta Ganacsiga ee Holland, si looga...

View Article

Burcad badeed Soomaaliyeed oo xukuno lagula ridey magaaalada Mombasa

image:  Mombasa-hobyonet)Maxkamadda ku taalla magaala xeebeedka Kenya ee Mombasa ayaa waxaa maanta la soo taagay 7 qof oo Soomali ah, kuwaasi oo lagu soo oogay inay falal burcadnimo ka geysteen meelo...

View Article

Tartan Aad U Adag Oo Xaley Dhexmaray Tartameyaasha Degmooyinka Gaalkacyo VS...

Tartan aad u adag islamarkaana xiiso xambaarsanaa ayaa xalay dhex maray tartameyaasha degmooyinka Gaalkacyo VS Dayniile oo ka kala tirsan gobollada Mudug iyo Banaadir. Tartankan oo qeyb ka ahaa tartan...

View Article

Farmaajo oo loo diyaar garoway

MUQDISHO(GMN)-Ra’isulwasarihoo hore ee Dowladda KMG Soomaaliya hadal hayntiisana ay hareysay goobaha dadka ay isugu yimadaan ayaa la filayaa inuu soo gaaro Magaaladda Muqdisho. Maxamed Cabdulaahi...

View Article

Ciyaaryahan Cristiano Ronaldo Oo 30 Milyan U Yaboohay Carruurta Soomaaliya

Ciyaaryahanka Cristiano Ronaldo oo ka mid ah ciyaaryahannada ugu caansan dunida islamarkaana u ciyaara kooxda kubadda cagta ee Real Madrid ee ka mid ah kooxaha dalka Spain ayaa shaaciyey in olole uu...

View Article

YUUSUF GARAAD 13 SANNO AH TITAFTIRE KA AHAA LAANTA AFKA SOOMAALIGA EE...

)Mr. Garaad intii u dhaxaysay sannadihii 1999-kii ilaa 2012-ka awoodo uu wax weyn kaga beddelay kalsoonidii bulshada Soomaalidu ku qabeen baahinta laanta afka soomaaliga ee idaacadda BBC-dayuusuf...

Xulista xubnaha baarlamaanka

Falanqeynta waxay ku saabsan tahay xulista xubnaha baarlamaanka.

View Article

Xulista xubnaha baarlamaanka

Falanqeynta waxay ku saabsan tahay xulista xubnaha baarlamaanka.

View Article

“ waxaanu Siin Doonaa $300 Dollar Ninkii Qaadka Cuni Jiray Ee Joojiya” Sheekh...

Hargeysa (OWN)- Sheekh Aadan Maxamuud Xiiray (Aadan Siire) ayaa sheegay in  sheegay in uu lacag baal marin ah siindoono raga cuna qaadka ee joojiya lacagtaas oo uu sheegay in uu ku dhiiri galinaayo...

Afhayeenka AMISOM Col Cali Xumad

Ciidamada Midowga Afrika ee ku sugan Soomaaliya ayaa waxa ay keenayaan ciidan si gaar ah loogu tababaray dhinaca ammaanka oo ka hawlgali doona magaalada Muqdisho xilliga ay socdaan shirarka iyo...

Warbixinta UN iyo AU

Qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika ayaa digniinka soo saaray qaabka loo xulayo mudanayaasha cusub ee baarlamaanka Soomaaliya.

View Article

Warbixinta UN iyo AU

Qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika ayaa digniinka soo saaray qaabka loo xulayo mudanayaasha cusub ee baarlamaanka Soomaaliya.

View Article
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>