Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 47025 articles
Browse latest View live

Kheyre oo ballan-qaad u muujiyey Puntland iyo Galmudug

$
0
0

Ra’isul wasaaraha Soomaliya, Xasan Cali Kheyre, oo maalmahan ku sugnaa gobollada dhexe ayaa shalay tagay waqooyiga magaalada Gaalkacyo.


Somalia denies maritime talks between Somalia and Kenya

$
0
0

Somali Foreign Affairs and International Cooperation Minister, Ahmed Isse Awad has dismissed maritime talks between his country and neighboring Kenya.
Ambassador Awad rejected media reports that indicate planned meeting between the leaders of the two countries in the Ethiopian capital, Addis Ababa next week.
While speaking during an interview with BBC foreign minister said the circulated news on the meeting between President, Mohamed Abdullahi Farmajo and his Kenyan counterpart, Uhuru Kenyatta is fake news.
Kenyan media has extensively reported what it described as an effort by Ethiopian Prime Minister, Abiy Ahmed Ali to bring the two regional leaders into the negotiation table to resolve difference over a maritime border dispute.
Somali President Communication’s director, Abdinur Mohamed Ahmed earlier on Tuesday dismissed a tweet by BBC Journalist suggesting breakthrough on settling the water dispute in out of court.
The diplomatic ties between the two neighboring states have deteriorated after Somalia took the case to the International Court of Justice for hearing, Kenya wants to end stalemate out of court, but Somalia has rejected any attempt to resolve the case out of court.

Somaliland amasses troops near northern town as anti-Govt rally continues

$
0
0

Somalia’s northern self-declared breakaway region of Somaliland has sent massive reinforcements to areas around Erigavo town in the disputed Sanaag region.
The state forces were deployed in the city’s outskirts to quell anti-government protests by local residents demanding self-determination, according to the sources.
Reports from the region indicate that heavy fighting broke out after Somaliland forces attacked Col Aare fighters as they were traveling in a convoy near the Dhoob area on Wednesday.
Three Somaliland soldiers and one fighter of Col Aare were killed in heavy fighting in Sanaag region on Wednesday, local sources said.

Xaqiiqo Raadinta BBC-da : Putin maku saxanyahay aragtidiisa shimbiraha?

$
0
0

Waxaase laga yaabaa in Putun uu maanka ku hayay wax ka badan daryeelka shimbiraha, sababtoo ah Ruushka waa soo saaraha ugu weyn ee tamarta aan ahayn tan dib loo isticmaali karo, wuxuuna soo saaraa shidaalka iyo gaaska dabiiciga ah.

Dhageyso: Warka Habeen Ee Idaacadda Shabelle

Farmaajo: “Waa in degdeg loo joojiyaa dirirta Ceel-Afwen”

$
0
0

Muqdisho (SMN) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxa uu ka tiiraanyeysan yahay shaqaaqada iyo colaadda dadka walaalaha ah ee ka socota deegaanka Ceel-Afwen ee Gobolka Sanaag, taas oo sababtay khasaare dhimasho iyo dhaawac leh.
Madaxweynuhu waxa uu tacsi u dirayaa ehelada iyo qaraabada dadkii walaalaha ahaa ee ku geeriyooday dirirtan macno darrada ah, waxa uuna dadka ku dhaawacmay Alle uga beryey in uu degdeg ugu boogo-dhayo.
Madaxweyne Farmaajo waxa uu ugu baaqayaa Madaxda Maamulka Soomaaliland, Odayaasha Dhaqanka, Culimaa’u diinka, Ururrada bulshada rayidka ah, haweenka iyo dhallinyarada in ay u istaagaan joojinta dirirtan soo laalaabatay ee dhaawacday aayaha dhallinyarada deegaanka.
“Dirirtan aan ku saleysanayn qiimaha ee dhexmaraysa dadka walaalaha ah waa in si degdeg ah loo joojiyaa. Qarnigan in uu u daato dadkeenna dhiiggoodu daaqsin iyo waraab dartood, iyadoo dhulkeennu uu intaas baaxad la egyahay, waa arrin aanu qaadan karin damiirka fayow”.
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxa uu xasuusinayaa dadka deegaanka Ceel-Afweyn xigtanimada, xiriirka iyo xididda qotada dheer ee ka dhaxeeya, sidoo kalena in lagu jiro bilihii barkaysnaa ee diinta Islaamku ay siisay xurmada gaarka ah.

Khayre oo kulamo ka bilaabay waqooyiga Gaalkacyo

$
0
0

Gaalkacyo (SMN) – Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta kulamo la qaatay qaybo kamid ah dhallinyarada iyo odayaasha dhaqanka ee labada dhinac ee Gaalkacyo iyo xubno ka tirsan golaha deegaanka Waqooyiga Gaalkacyo.
Kulamada uu Ra’iisul Wasaaruhu la qaatay bulshada ayaa looga hadlay xoojinta nabad gelydada iyo isdhex galka Bulshada ku nool magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug iyo ka shaqeynta guud ahaan horumarka deegaanka.
Ra’iisul Wasaaraha oo dhammaan dhinacyada uu maanta kulanka kula qaatay Gaalkacyo ku bogaadiyay hannaanka wanaagsan ee xasilinta magaalada ayaa kula dardaarmay in ay laba jibbaaraan dadaallada sare u qaadidda Midnimada, wadajirka iyo adkeynta amaanka.
Shalay ayaa Ra’iisul Wasaaruhu waxa uu Gaalkacyo ka dhagax dhigay Hoyga Nabadda oo qayb ka ah mashuurca nabadaynta magaalada Gaalkacyo si loo horumariyo nabadda iyo xasiloonida deegaan, looguna gogol xaaro horumar ballaan oo ay ku tillaabsadaan bulshada deegaanka ku nool.

Khadar oo gudoomiyey Shirka Golaha Wasiirada XFS

$
0
0

Muqdisho (SMN) – Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta guddoomiyay shirka golaha wasiirrada oo lagu qabtay magaalada Muqdisho.
Kulanka ay golohu yeesheen ayaa looga hadlay sharciga difaaca qaranka iyo siyaasadda daryeelka bulshada oo ay soo gudbiyeen wasaaradaha difaaca iyo shaqada.
Shirka ayaa sidoo kale lagu soo bandhigay warbixin ku saabsan xaaladda amniga guud ee dalka, howl-gallada laamaha amnigu ay ku baacsanayaan kooxaha nabad diidka ah iyo qorshaha dardar gelinta sugidda amniga.
Wasiiru dowlaha xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa intii uu socday shirku waxa uu golaha warbixin ka siiyay socdaal ay magaalada Xudur ee gobalka Bakool ku tageen wafdi uu hoggaaminayay guddoomiyaha baarlamaanka oo isugu jiray xubna ka tirsan xukuumadda iyo xildhibaanno ka socda labada gole.


Putin oo diyaar u ah in uu la kulmo madaxweynaha Ukraine

$
0
0

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa sheegay inuu diyaar u hayay inuu la kulmo madaxweynaha cusub ee Ukraine, si loo soo afjaro colaadda dhimashada badan dhalisay ee labada wadan ee deriska ah ka dhaxeysa.

NISA oo sheegtay in ay qabatay xubno ka tirsan Al Shabaab

$
0
0

Muqdisho (SMN) – Sida laga soo xigtay Hay’adda NISA, howlgal ay Ciidamada Amnigu ka fuliyeen duleedka Muqdisho  ayaa waxa ay ku soo qabteen 2 Nin oo ay sheegeen in ay ka tirsanaayeen Al Shabaab iyo Hubkooda,
Warkaan ayaa lagu sheegay in raggaasi ay maleegayeen  Dilal ka dhan ah Shacabka.
Sidooo kale dadka lagu qabtay Howlgalkaan ayey sheegeen in ay ka mid ahaan 2 Howlwadeen oo ka tirsan Shirkad Ganacsi kuwaas oo aan la xusin sababta xarigooda.
Dhinaca kale, Lama shaacin Waqtiga uu dhacay Howlgalka iyo halka sida Rasmiga ah looga fuliyay.
NISA oo Qoraal Kooban oo arrintaan ay uga hadleyso ku faafisay Barteeda Twitter ayaa waxaa ka muuqday Sawirro Bastoolado la rumeysan yahay in ay yihiin Hubka Howlgalkaasi ay ku qabteen.
Hoos Ka Daawo Qoraalka iyo Sawirrada ay NISA uga hadashay  howlgalkooda
https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/07/WhatsApp-Image-... 184w, https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/07/WhatsApp-Image-... 258w" sizes="(max-width: 628px) 100vw, 628px" />

Faa'iidooyinka caanaha geela oo ay dunida imika ku baraarugtay

$
0
0

Isticmaalka caanaha geela ayaa maalman aad ugu soo batay dunida. Dalka Australia ayaa ka mid ah dalalka aadka looha isticmalo oo waxaa haatan ka jira shirkada dhawr ah oo dunida ku baarujinaya mihmadda ay leeyihiin caanaha gella.

Dhageyso: Barnaamijka Qubanaha Wararka Shabelle

"Cidlo lama joogi karo qof dumar ah", siyaasi diiday in ay waraysato gabadh wariye ah

$
0
0

Waxaa sidan oo kale horey u sheegay in uusan qof kale oo dumar ah kaligeed cunto la cuni doonin madaxweyne ku xigeenka Maraykanka Mike Pence.

Dhageyso: Warka Subax Ee Idaacadda Shabelle

P/land oo ku fashilantay baajinta socdaalkii Khayre

$
0
0

Gaalkacyo (SMN) – Maamul goboleedka Puntland ayaa wuxuu ku guuldareystay in uu is hortaago socdaal uu ra’iisul wasaaraha dala, Xasan Cali Khayre ku tegay waqoyga magaaladda Gaalkacyo ee gobolka Mudug.
Mudane Khayre oo si diiran halkaasi loogu soo dhaweeyay ayaa la kulmay qeybaha kala duwan ee bulshadda, isaga oo kala hadlay xaalada guud ee dalka iyo horumarka la taaban karo ee xukuumadiisa ay sameysay.
Halkan hoose ka dhageyso warbixin ku saabsan arrintan
https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/07/Warbixin.mp3


Dalxa: J/land cashar haka barato tanaasulka Galmudug

$
0
0

Muqdisho (SMN) – Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa ayaa hogaanka maamul goboleedka Jubbaland ugu baaqey in ay cashar ka bartaan tanaasulka dhigooda Galmudug.
Mudanahan ka tirsan Aqalka Hoose ee baarlamaanka federaalka ayaa shaaciyey in ay muhiim tahay in la xushmeeyo madaxda dalka.
Dalxa oo wareysi gaar ah siiyey Shabelle ayaa tibaaxay in dalku galay isbedel siyaasadeed, loona baahan yahay in aanan la buun-buunin dhibaatada.
Ra’iisul Wasaare Khayre ayaa haatan ku sugan degaanada Galmudug muddo ka badan todobaad, isaga oo halkaasi si diiran loogu soo dhaweeyay.
Codkan halkan ka dhageyso
https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/07/Warbixin-1.mp3

Wasiirada KGS oo ka hadlay baaritaanka dadkii la laayey

$
0
0

Baydhabo (SMN) – Madaxweyne Cabdicasiis Lafta Gareen ayaa Khamiistii gudoomiyey kulanka Golaha Wasiirada maamul goboleedka Koonfur Galbeed.
Shirka oo ka qabsoomay xarunta ku meel gaarka maamulkaasi ee Baydhabo ayaa looga hadlay arrimo kala duwan oo xaalada dalka quseeya.
Qodobada shirka lagu soo qaadey waxa kamid ahaa dadkii lagu laayey degaanada Galmudug ee kasoo jeeda Koonfur Galbeed.
Wasiirka Cadaaladda Koonfur Galbeed oo guddi heer federaal ah oo loo saarey dhacdadaasi ayaa golaah warbixin siiyey.
Ugu dambeyntii, xubnaha ayaa isku raacay in ay muhiim tahay in lasoo qabto raggii falalkaasi ka dambeeyay, lana horgeeyo sharciga.
Codka wasiirka warfaafinta KGS oo sharaxaya

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/07/Warbixin-2.mp3

Wararkii ugu dambeeyay howlgalka NISA ee Muqdisho

$
0
0

Muqdisho (SMN) – Ciidamada ammaanka Qaranka Soomaaliyeed ayaa gacanka kusoo dhigay Laba xubnood oo ka ka tirsan Al-Shabaab, markii ay howl-gallo qorsheysan ay ka fuliyeen duleedka Muqdisho.
Hay’adda nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed NISA, ayaa boggeeda Twitter-ka ku sheegtay in ay soo qabteen Laba dhagar qabe iyo Hubkooda, xilli ay maleegayeen dilal lagu beegsanayo Shacabka.
Qoraal kooban oo ay hay’adda NISA soo saartay ayay ku tiri, “Howgal ay Hay’adaha Amnigu kafuliyeen banaanka Muqdisho, waxay gacanta kusoo soo dhigeen laba dhagarqabe oo katirsan AS iyo hubkooda, iyagoo maleegayey dilal lagu beegsanayo shacabka. Waxaana qayb ka ahaa labo kale, oo shaqaale ka ah shirkad ganacsi”.

Baaritaan BBC Carabi : Ragga la faro xumeeyo ee Ciraaq ayaa ka badan dumarka

$
0
0

Dadkii la waraystay Ciraaq boqolkiiba 20% ayaa sheegay in la faro xumeeyay, halka dumarka ay ahaayeen boqolkiiba 19%.

Gabadh qaadatay go'aan Soomaalida qurbaha ku yaryihiin, kuna liibaantay

Viewing all 47025 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>