Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 47025 articles
Browse latest View live

Masaajid ay ku tukadaan hal qabiil oo Soomaali ah heebsooc awgiis

$
0
0

Waxaa wali qaybo badan oo ka mid ah gayiga Soomaalida ay degto ka jira heeb-sooc ama takoor lagu sameeyo qaybo ka mid ah bulshada.


Kheyre ma waxa uu jiiray xudduudaha aan la qirsanayn ee gudaha Soomaaliya?

$
0
0

Falanqeeye Prof Xuseen ayaase sharaxaya in shacabka ay jiho wareer badan ka qabaan qaabka federaalka iyo halka uu qadka ka xariiqmo

Siyaasiyiin walaac ka muujiyay xilliga doorashada Jubbaland

$
0
0

Musharrixiinta u tartamaysa xilka madaxweynaha maamulka Jubbaland ayaa walaac xooggan ka muujinaya xilliga rasmiga ah ee la qaban doono doorashada madaxweynaha Jubbaland.

Dhageyso: Warka Duhur Ee Idaacadda Shabelle

Khayre oo soo gabagabeyna socdaalkiisa Gaalkacyo

$
0
0

Gaalkacyo (SMN) – Ra’iisul Wasaaraha dalka, Xasan Cali Khayre ayaa soo gabagabeynaya socdaalkiisa magaaladda Gaalkacyo.
Wasiirka koowaad ee xukuumada federaalka ayaa lagu wadaa in uu dib ugu laabto Dhuusamareeb, caasimada Galmudug.
Mudane Khayre ayaa intii uu ku sugnaa Gaalkacyo wuxuu la kulmay qaybaha kala duwan ee bulshadda ku nool halkaasi.
In ka badan todobaad ayuu ra’iisul wasaaruhu ku sugan yahay degaanada Galmudug oo uu u tegay dhismaha maamulkaasi oo loo dhan yahay.

Wasiir Bayle oo la kulmay safiirka Mareykanka

$
0
0

Muqdisho (SMN) – Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya ayaa magaaladda Muqdisho kula kulmay danjiraha Mareykanka u fadhiya dalka.
Cabdiraxmaan Ducaale Bayle iyo Donald Yamamota ayaa kawada hadlay taageerada Mareykanka siiyo dowlada federaalka ah.
Mareykanka ayaa ka taakuleeya Soomaaliya dhinacyadda amniga, kobcinta dhaqaalaha iyo dib u dhiska hay’addaha dowladda.
Wasiir Bayle ayaa qoraal uu bartiisa Twitter-ka soo dhigay wuxuu ku sheegay in dowladdu ka mahad-celineyso taageerada Mareykanka.

Soo dhaweyntii Khayre ee Gaalkacyo oo la bogaadiyey

$
0
0

Muqdisho (SMN) – Wax-garad Soomaaliyeed ayaa bogaadiyey talaabadii ay shacabka Gaalkacyo kusoo dhaweeyeen wafdiga ra’iisul wasaaraha dalka.
Mudane Xasan Cali Khayre oo gobolada dhexe ee dalka socdaal ku maraya ayaa dhowaan tegay xarunta gobolka Mudug.
Aqoonyahanadan oo u waramay Idaacadda Shabelle ee Muqdisho ayaa talaabada ay qaadeen reer Gaalkacyo ku tilmaamay “Astaan muujineysa dowlad jecel”.
Hoos ka dhageyso warka oo cod ah
https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/07/FDS.mp3

Mareykanka oo DFS ka taageera helida xogta qaraxyada

$
0
0

Muqdisho (SMN) – Safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya ayaa shaaca ka qaadey in ay dowlada federaalka ay ka taageeran dhinacyo badan.
Donald Yamamoto oo wareysi gaar ah siiyey Shabelle Tv ayaa shaaca ka qaadey in taageeradood ay kamid tahay dhanka sirdoonka.
Yamamoto ayaa xusay in ay jiraan unugyo guur-guura oo ay iyagu taageeran kuwaasi oo baadigooba xogta qaraxyada caasimada ka dhaca.
Safiirka oo sii hadlaya ayaa xusay in dhowaan ay yaraan doonan qaraxyadda ka dhaca magaala madaxda dalka.
Hoos ka dhageyso warka oo cod ah

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/07/Danjire.mp3


Faaqidaadda: Sida ay Kooxda xag-jirka u qortaan dhalinyarada

$
0
0

Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadka Waxaad ku maqli doontaan Asbuucaan, Ururadda Xagjirka ah iyo waxaa u sahla in ay qortaan dhalinyarada yar yar.

Qarax ka dhacay magaalada Kismayo

$
0
0

Waxaa uu qarax aad u weyn ka dhacay magaalada Kismaayo.

DEG DEG: Qarax xoogan oo ka dhacay Kismaayo

$
0
0

Kismaayo (SMN) – Wararka naga soo gaaraya magaaladda Kismaayo ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay qarax xoogan.
Qaraxa ayaa la sheegayaa in lagu weeraray Huteel lagu magacaabo Cas-casey, kaasi oo la sheegayo in ay gudaha ugu daateen rag hubeysan.
Iska hor-imaad ayaa waxaa lagu soo waramayaa in uu haatan socdo isla markaana xaaladu ay tahay mid aad u kacsan.
Warar dheeraad ah kala soco shabelle.com

Kismaayo: Kooxo hubeysan oo weeraray hotel Cas-casey

$
0
0

Wararka ka imaanaya magaalada Kismayo ayaa sheegaya in maleeshiyo loo maleynayo inay ka tirsan yihiin ururka al-Shabaab ay weerar ku qaadeen hotel  Mariidiyaanka ee Ex-Cascaseey, oo ku yaalla bartamaha magaalada Kismaayo.

Wareysi: London oo lagu qabtay shir ku saabsan xurriyadda saxaafadda

$
0
0

Hoggaamiyeyaal ka socday dunida, saxafiyiin, iyo ururada u doodda saxaafadda iyo xuquuqda aadanaha ayaa 10-kii iyo 12-kii bishan kulan ku yeeshay magaalada London.

Wasiir Cawad: Maxkamad ayaa go'aan ka gaareysa kiiska badda

$
0
0

Maalmihii la soo dhaafay warbaahinta dalka Kenya waxey baahineysay in ra’isul wasaaraha Itoobiya uu kulansiinayo madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya, Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo Uhuru Kenyatta.

Dhageyso: Warka Habeen ee Idaacadda Shabelle


Weerar lagu qaadey huteel ku yaala Kismaayo

$
0
0

Kismaayo (SMN) – Weerar ku bilowday qarax ayaa lagu qaadey huteel caan ah oo ku yaala magaaladda Kismaayo, xarunta ku meel gaarka maamulka Jubbaland.
Wararka ayaa sheegaya in weerarka uu ku bilowday qarax gaari kaasi oo jugtiisa laga maqlay inta badan xaafadaha magaaladaasi.
Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerarkaasi oo dhacay iyadda oo huteelka ay shir ku lahaayeen Xildhibaano iyo ddayaasha dhaqanka.
Ma cadda illaa iyo haatan waxyeeladda ka dhashay dhacdadaasi oo imaaneysa xili Kismaayo laga dareemayo qaban-qaabada doorashadda.
Bisha dambe ayaa la filayaa in ay qabsoonto coddeynta oo ay ku tartamayaan murashaxiin uu kamid yahay madaxweyne Axmed Madoobe.

Al Shabaab attacks upscale hotel in Somalia

$
0
0

[contact-form]
Al Shabaab said it attached an upscale hotel in the southern port city of Kismayo on Friday afternoon.
Local residents said the attack began with a car bomb detonated at the entrance gate of the hotel followed by gunfire.
Political leaders, MPs, elders and presidential candidates were at the hotel at the time of the complex attack.
The attack comes as Jubbaland is preparing to hold presidential and parliamentary elections next month.
Several people are feared dead and security forces are fighting with the attackers to end the seige.

Wararkii ugu dambeeyay weeraradii Caawa ka dhacay Magaalada Kismaayo.

$
0
0

Kismaayo ( SMN) Wararkii ugu dambeeyay aan ka heleyno Magaalada Kismaayo ayaa ku soo warramaya in dadka ku geeriyooday weeraradii Maqribnamadii Caawa ka dhacay halkaas uu ku jiro Wariye Gacmadheere loo yaqaanno oo ka tirsanaa Television ka SBC.
Sidoo kale waxaa ku dhaawacmay Xildhibaan Xasan Yare oo ka tirsan Baarlamaanka Somalia.
Ciidamada Ammaanka ayaa ka soo badbaadiyay halkaas Senetarro Aqalka sare ee DFS ka tirsan oo ay ka mid yihiin Iftiin Xasan Baasto, iyo Axmed Xaashi.
Waxaa jira Khasaarooyin intaas ka badan balse aan la xaqiijin Karin illaa iyo Iminka.
Dagaalamayaasha ayaa weli ka dhex dagaalamaya gudaha Hoteelkaasi ku yaalla Magaalada Kismaayo.
Hoteelka Madiina Ex Cascaseey ayaa  Hooy u ahaa Musharrax Cabdullaahi Ciilmooge Xirsi oo hadda ku sugan Magaalada Muqdisho.
Waxaana lagu soo warramayaa in dagaalamayaasha ku jira gudaha Hoteelka ay ka dhex dagaalamayaan qeybta uu ka deganaa Hoteelkaasi.
 

Muranka Tirakoobka Maraykanka Muxuu Salka Ku Hayaa

$
0
0

Dallkan Maraykanka waxaa socoto diyaarinta tirakoobka dadka ku nool Maraykanka oo 10-kii sanoba mar la qabto. Tirakoobkan oo la sameyn doono sanadka 2020-ka ayaa waxaa hareeyay khilaaf ku saabsan in su’aalaha dadka la weydiinayo lagu daro in qofku yahay muwaadin iyo in kale.

Rasaas Laga Maqlayo Hotel Cas-Casey

$
0
0

Xaaladda magaalada Kismaayo ayaa wali cakiran kadib markii Maleeshiyaad hubaysan oo ka tirsan kooxda Al shabab ay shalay galab ay weerar xooggan ay ku qaadeen Hoteel ku yaala magaalada Kismaayo.

Viewing all 47025 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>