Qarax ayaa ka dhacay maqaayad ku taalla bartamaha magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud hakaas oo uu dhaawac ka soo gaaray shan qof.
Qarax ka dhacay magaalada Dhuusamareeb
One killed, several wounded in Dhusamareb blast
One Somali government soldier was killed and five other people were injured following a blast at a tea shop in Dhusamareb on Sunday.
According to officials, the bomb was planted at the teashop.
Among the wounded is a regional member of parliament and owner of the teashop.
Security agencies successfully detonated a second explosive device found near a checkpoint.
Somali army retakes fresh areas from Al-Shabaab after offensive
Somali National Army has taken new areas from al-Shabaab in Lower Shabelle region on Sunday.
The troops seized Yaaqbari Weyne, MadaxMarodi and Lego villages during operation.
Colonel, Mohamed Abdullahi Arale who was leading contingents from the 35th brigade of the 60th division confirmed the news to state media.
Col. Arale said his troops killed 15 fighters during the operation while destroying several vehicles used by the militants.
According to sources, the operation was backed by US force air support since no confirmation from AFRICOM.
The new grounds retaken by Somali troops were held by al-Shabaab fighters since 2015 when AMISOM contingents from Burundi retreated following an attack.
Somali National Army backed By AU peacekeeping troops in support from US drone strikes intensified operations against armed group al-Shabaab in recent months.
The offensive by SNA has led to the recapture of key towns such as Sabiid, Barire, Canole in Lower Shabelle region.
Howlgallo Raaf ah oo ka billaabanaya Mareykanka
Saraakiisha socdaalka ee Maraykanka ayaa qorsheynaya in dalkaasi ay maanta ka fuliyaan hawlgalo ka dhan ah dadka soogalootiga ah ee sida sharci darrada ah kusoo galay wadankaasi.
Somali forces kill 15 al-Shabab militants after hotel attack
At least 15 al-Shabab militants were killed on Saturday in a military operation in Somalia’s southern regions barely a day after the terrorist group claimed more than 20 lives in a deadly attack.
Somali National Army (SNA) forces senior commander said Sunday the forces conducted an offensive against al-Shabab in Wanlaweyn town in Lower Shabelle region.
“Our forces advanced to take control of areas from al-Shabab extremists. We killed 15 of them and captured Yaq Buraweyne, Madah Marodi and Idow Jalad villages,” SNA commander in charge of the 35th division Mohamed Abdullahi Arale said.
He added that the forces will proceed with the operations until they drive the militants out of the entire Lower Shabelle region.
Residents said they heard the sound of a heavy gunfight between the militants and the army.
“A fierce battle broke out in Yaq Buraweyne village between government forces and al-Shabab militants, both sides fought for a while but government troops are now in the town and the militants withdrew from it,” Jamal Ga’al , a local resident told Xinhua by phone.
Somali forces have stepped up operations on al-Shabab extremists in central and southern regions to flush the militants out of those regions.
Dhageyso: Warka Duhur Ee Idaacadda Shabelle
Muqdisho (SMN): Halkaan ka Dhageyso Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle.
Hoos riix si aad u Dhageysato:-
https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/07/Warka-Duhur-14-072019-sx.mp3
Faah faahin: Qaraxyo xoogan oo ka dhacay Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (SMN)– Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qaraxyo is xig xigay oo maanta ka dhacay gudaha magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud.
Qaraxa koowaad oo miino ahaa ayaa ka dhacay maqaaxi ka soo horjeedo xarunta Inji ee magaaladaasi.
Ugu yaraan 1 askari oo ka tirsanaa ciidamada Ahlu-Sunna ayaa ku dhintay qaraxaasi, halka ay ku dhaawacmeen 2 Qof oo uu ka mid ahaa Xildhibaan Sheekh Cabdiraxmaan Barakaqabe oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka maamulka Galmudug.
Sidoo kale wararka ayaa intaasi ku daraya in qaraxa labaad ay ka hortageen ciidamada ammaanka, islamarkaana uu ku dhaawacmay hal Qof.
Wasiir ku xigeenka wasaaradda amniga ee dowlad goboleedka Galmudug oo ka warbixiyey qaraxyadaasi ayaa sheegay in gacanta lagu soo dhigay nin lagu tuhmayo weeraradaasi, islamarkaana haatan ay ku socdaan baaritaano dheeraad ah.
Xaaladda ayaa haatan degan, waxaana Dhuusamareeb howlgallo ka bilaabay ciidamada ammaanka ee ka howlgala gudaha magaaladaasi.
Askari ka tirsanaa ciidamada DFS oo lagu dilay Muqdisho
Muqdisho (SMN)– Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dil maanta askari ka tirsanaa ciidamada Booliska loogu geystay degmada Wadajir ee gobolka Banaadir.
Dilka ayaa waxaa la sheegay inay geysteen ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka oo ku sugnaa koontarool lagu baaro gaadiidka oo ku yaalla isgoyska Korontada ee degmadaasi.
Marxuumka la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Cali Aadan, sida ay Shabelle u sheegeen dad goobjoogayaal ah.
Wararka ayaa intaasi ku daraya in askariga la dilay uu ka mid ahaa ciidamada ka howlgala koontarool ku yaalla dhinaca isbitaal Madiina ee M/Muqdisho.
Illaa iyo hadda lama oga sababta ka dambeysa dilkaasi, basle wararka qaar ayaa sheegaya in is maandhaaf uu soo kala dhex galay Marxuumka iyo ciidanka dilka geystay.
Ma jiro weli wax hadal ah oo ka soo baxay laamaha amniga ee dowladda Soomaaliya oo ku aadan dhacdadaasi
Al-Shabaab oo war ka soo saaray qaraxyadii Dhuusamareeb
Muqdisho (SMN)– War ka soo baxay Al-Shabaab ayaa looga hadlay qaraxyo is xig xigay oo maanta ka dhacay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud.
Al-Shabaab ayaa sheegtay in qaraxyadaasi ay khasaaro xoogan ku gaarsiiyeen ciidanka Ahlu-Sunna Waljamaaca.
Qaraxa koowaad ayey sheegeen inuu ka dhacay ka soo horjeedka xarunta Inji, halkaas oo uu ka socda diiwaan gelinta ciidan, sida ay hadalka u dhigeen.
Ma carab baabin dhaq dhaqaaqa Al-Shabaab inta uu la’egyahay khasaaraha ka dhashay qaraxyadaasi,
Weeraradan ayaa ku soo aadaya, xilli dhawaan la filayo in shirka dib u heshiisiinta iyo doorashada Galmudug lagu qabto M/ Dhuusamareeb ee xarunta maamulkaasi.
Duqeyn lagu dilay xubno Al-Shabaab ah oo ka dhacday Saakow
Kismaayo (SMN)– Wakaaladda wararka Anadolu oo sii xiganeysa saraakiil amnig ayaa sheegtay in duqeyn lagu dilay xubno ka tirsanaa Al-Shabaab Mareykanka uu ka fuliyey degmada Saakow gobolka Jubbada Dhexe ee dowlad goboleedka Jubbaland.
Duqeyntu waxa ay sheegtay in ay fulisay diyaarad nuuca duuliyaha laheyn, islamarkaana lagu dilay labo ka tirsanaa Al-Shabaab.
Anadolu ma shaacin magacyada xubnaha lagu dilay duqeyntaasi iyo goorta la fuliyey intaba.
Sidoo kale ma jiro weli war rasmi ah oo ka soo baxay taliska AFRICOM ee Mareykanka oo ku aadan weerarkaasi.
Inta badan dowladda Mareykanka ayaa duqeymo dhinaca cirka ah ka fulisa deegaanada ay ku xoogan yihiin dagaalyahannada Al-Shabaab.
Dhuusamareebo: Qarax Dilay Hal Askari 5 Kalena Dhaawacay
Wararka ka imanaya magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in saaka halkaasi uu ka dhacay qarax uu ku dhintay hal qof, shan kalana ay ku dhaawacmeen, xilli Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre uu magaaladaas ku sugan yahay.
Caro ka dhalatay hoggaamiye Maleyshiyo oo loo magacaabay madaxa Telefishin Qaran
Hay'adaha xuquuqda aadanaha ayaa cambaareeyay tallaabadaas
Warbaahinta caalamka oo si naxdin leh uga hadashay geerida Hodan Naleye
Hodan Naleye waxay ahayd wariye Soomaali ah oo heysata dhalashada dalka Canada
Trump oo Lagu Eedeeyay Kharbudaad Diblamaasi
Safiirka hore ee dalka Ingiriiska u fadhiyay magaalada Washington ayaa sheegay inuu rumeysanyahay, sababti uu madaxweyne Trump uga baxay heshiiskii Niyukleerka Iran in ay tahay, aargoosi siyaasadeed oo ka dhan madaxweynihi isaga xafiiska kaga horreeyay ee Barack Obama.
Duufaanta Barry oo Wali Garaaceysa Louisiana
Xarunta Dhexe ee Duufaanada ee Mareykanka ayaa maanta sheegtay in duufaanta Barry ee Sabtidi shalay garaacday qeyto ka mid ah gobolka Louisiana, ay maanta iyada oo ku socoto xawaare dhan 75 KM saacaddiiba u jiheysatay dhanka galbeed ee Louisiana.
Barn. Wicitaanka Dhageystaha
Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Garyaqaan Cabdiwaaxid Sheekh Cusmaan Qalinle oo ka haldaya qafaal uu maamulka madaxweyne Trump sheegay in lagu sameyn doono dadka aan Maraykanka sharciga ku lahayn
Dhageyso: Warka Habeen Ee Idaacadda Shabelle
Muqdisho (SMN) – Halkaan ka Dhageyso Warka Habeen ee Idaacadda Shabelle.
Hoos riix si aad u Dhageysato
https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/07/Warka-Habeen-14072019.mp3
Fadeexad weyn oo ah xadgudub ka dhan ah dumarka oo gilgishay dowladda Afghanistan
"Wasiir ka tirsan dowladda ayaa iga codsaday inaan gogol dhaaf la sameeyo"
Gudoomiyaha Maxkamadda Sare oo shir ka furay Muqdisho
Muqdisho (SMN) – Guddoomiyaha maxkamadda Sare Dalka Baashe Yuusuf Axmed ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay kulan wada-tashi ah oo labo maalmood socon doona,kaasi oo looga hadlayo aas-aaska Machadka tababarka Garsoorka oo dhowaan dalka laga hirgalin doono.
Kulanka waxa ka soo qayb galay qeybaha kala duwan ee garsoorka dalka, Jaamacadaha iyo ururada bulshada,sidoo kale waxaa madasha furitaanka kulan wada-tashiga goob joog ahaa Xeer-aaliyaha Guud ee Qaranka iyo Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir Muse Amiin.
Machadka ayaa wuxuu qayb ka yahay dib-u-habeyn balaaran oo garsoorka dalka lagu wado. Wuxuu si joogto u kobcin doonaa tayada iyo aqoonta garsoorka, waxaanu noqon doonaan xarun aqooneed iyo cilmi-baariseed garsoorku leeyahay.
Maxay maanta baraha bulshada u qabsadeen eedeymaha ka dhanka ah Trump iyo baaqa xil kaqaadista?
Trump ayaa la kulmaya eedeymo aad u xooggan