Nairobi (SMN) – Taliska booliska Kenya ayaa sheegay in ciidamadooda ku sugan xaduuda ay la wadaagaan Soomaaliya ay dileen 3 ka tirsanaa Al-Shabaab oo watay gaari lagu soo buuxiyey waxyaabaha qarxa.
Sarkaal sare oo ka tirsan Booliska Kenya oo magaciisa ka gaabsaday ayaa u sheegay wakaalada wararka ee AP in qaraxa gaariga uu xalay fiidkii ka dhacay koonfurta Kiunga oo u dhow xaduuda Soomaaliya.
Wararka waxay sheegayaan in qaraxaasi ay ku dhaawacmeen 2 sarkaal oo ka tirsan Booliska Kenya.
Waxa uu intaa ku daray in ay aaminsan yihiin in gaarigaasi ay qaraxa ku soo xireen ururka Al-Shabaab ee Soomaaliya oo bartilmaameed ka dhigtay ciidamada amaanka Kenya.
Sidoo kale wuxuu sarkaalkan tilmaamay in ragaasi oo saarnaa gaari ay ka buuxaan waxyaabo qarxa ay ku dhuumaaleeysanayeen keymo u dhow nawaaxiga deegaanka Kiunga, Booliskana ay ka war heleen, halkaasina uu gaarigoodii ku qarxay.
Al-Shabaab ayaaa muddooyinkii la soo dhaafay kordhiyey weerarada ay ka fuliyaan gudaha Kenya, gaar ahaan deegaanada dhaca xadka Soomaaliya.
Kenya oo shaacisay inay dishay 3 ka tirsanaa Al-Shabaab
Qaramada Midoobay : Kismaayo waxaan ka rabnaa doorasho xaq iyo xalaal ah
Balse war saxaafadeed kale oo kasoo baxay xafiiska madaxweynaha Jubbaland ayaa lagu sheegay qodobo aanan ku xusnayn qoraaalka xafiiska Qaramada Midoobay.
UN security council condemns Al-Shabab attack in Somalia
The members of the Security Council condemned in the strongest possible terms the terrorist attack of 12 July 2019 in Somalia’s port city of Kismayo which killed and injured innocent civilians.
The members of the Security Council expressed their deepest sympathy and condolences to the families of the victims, as well as to the people and Government of Somalia. The members of the Security Council wished a speedy recovery to those injured.
The members of the Security Council reaffirmed that terrorism in all its forms and manifestations constitutes one of the most serious threats to international peace and security.
The members of the Security Council underlined the need to bring perpetrators, organizers, financiers and sponsors of these reprehensible acts of terrorism to justice, and urged all States, in accordance with their obligations under international law and relevant Security Council resolutions, to cooperate actively with the Government of Somalia and all other relevant authorities in this regard.
The members of the Security Council reiterated that any acts of terrorism are criminal and unjustifiable, regardless of their motivation, wherever, whenever and by whomsoever committed.
The members of the Security Council reaffirmed the need for all States to combat by all means, in accordance with the Charter of the United Nations and other obligations under international law, including international human rights law, international refugee law and international humanitarian law, threats to international peace and security caused by terrorist attacks.
The members of the Security Council paid tribute to all Somali and international actors working to bring peace and stability in Somalia.
The members of the Security Council reiterated their determination to support peace, stability, and development in Somalia. They underlined that neither this nor any other terrorist attack would weaken that determination.
Roadside bomb hits Ethiopian military convoy in Somalia
A bomb has ripped through a military convoy carrying Ethiopian troops serving under African Union Mission in Somalia [AMISOM] in Hiran province, killing and wounding at least 20 people.
In a statement, the Al-Qaeda-linked Al-Shabab has claimed responsibility for the attack, saying it targeted Ethiopian army convoy at Halgan village, located on the outskirts of Beledweyne city.
The explosion which resulted from a landmine comes amid increased military operations against Al-Shabab in parts of Somalia as the Federal Government is trying to regain full control of the country.
Despite losing large swathes of territory, Al-Shabab continues to attack government-controlled areas, mainly Mogadishu, the Somali capital, where car bombings and assassinations have been on the rise for the past few months.
Jubaland leader holds meeting with UN envoy in Kismayo city
The United Nations has said the attacks by al-Shabaab will not deter the progress achieved by the Somali government and its people.
James Swan, special representative of the United Nations Secretary-General for Somalia who visited Kismayo just three days after al-Shabaab on Madina Hospital has held talks with Jubbaland authorities.
In a statement, the envoy said the terror attacks will not derail efforts to stabilize Somalia.
“Such despicable acts of terrorism cannot derail the progress that Jubaland made towards reconciliation and political stability, as a federal member state of Somalia,” Swan said.
He expressed solidarity saying UN will stand with Somalia and its people.
“The United Nations stands with the people and authorities of Jubaland as they deal with this terrible tragedy,” Swan said.
He extended condolences to the families of those who lost their lives in the attack and wished a speedy recovery to the injured.
“The attack that took place on 12 July killed and wounded innocent civilians, including two prominent Somali journalists. There is no political or ideological justification for such atrocities,” he stated.
On Friday evening, Vehicle-borne Improvised Explosive Device (VBIED) rammed into Madina Hotel before heavily armed al-Shabaab fighters made their way into the hotel.
The attack which took place hours to be concluded left 26 people dead and over fifty other injuries.
Kenya says 3 militants killed, 2 officers wounded in attack
Kenya police say three suspected extremists were killed by border police whose vehicle was blown up by an improvised bomb.
A senior police official detailed the attack to The Associated Press but insisted on anonymity because he was not authorized to speak with media.
He said the Monday evening explosion injured two officers in the southern Kiunga area near the Somali border, and the explosives are believed to have been planted by al-Shabab extremists from Somalia who were targeting security units.
He also said the militants hid in the bushes around the area where the bomb went off and then ambushed the Toyota Land Cruiser.
Al-Shabab has vowed retribution on Kenya for fighting the militants who are attempting to topple Somalia’s weak U.N.-backed government.
Sidee caafimadkaaga u waxyeeleyn kartaa cuntada aadka loo warshadeeyay
Daraasadda waxay sheegtay in cuntooyinka sida aadka ah loo warshadeeyay caafimaad darro laga dhexli karo.
Somali foreign minister meets Irish counterpart in Dublin
The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, H.E. Amb. Ahmed Isse Awad, met on Thursday (July 11th) in Dublin with the Deputy Prime Minister and Minister for Foreign Affairs and Trade of Ireland HE Mr. Simon Coveney.
The bilateral relations between Somalia and Ireland were discussed as well as topics of mutual concern in international and regional affairs.
أثر الواقع على مناهج المحدثين
التراث يحتاج إلى تنقية ومراجعة، ويحتاج أيضا إلى دفاع وحماية، والاقتصار على جانب دون آخر يقلل الاستفادة من التراث، أو يجعله نهبا لكل قراءة قاصرة أو كارهة، وحماية التراث وتطويره ومراجعته تخلق سياجات قوية حول النص المؤسس للإسلام، ولا شك أن كثيرا من العلوم والمعارف نشأت حول النص الديني من قرآن وحديث، غير أن محاولة […]
The post أثر الواقع على مناهج المحدثين appeared first on IslamOnline اسلام اون لاين.
مستقبل الدراسات الفقهية القانونية
مع ظهور حركة الاستشراق الذي قادها الغرب لمعرفة أحوال المجتمعات العربية ودراسة أدبياته، نال الفقه نصيبا من الدراسة والبحث، وأدرك علماء الغرب مكانة الفقه الإسلامي في الحياة القانونية والتشريعية، واستفادوا منها، بل كان يعقد في باريس ما يسمى بـ ( أسبوع الفقه)، وكان من أهم هذه الأسابيع الأسبوع الفقهي عام 1951م، والذي نادى بعمل موسوعة تقرب التراث الفقهي حتى يستفيد منه القانونيون على مستوى العالم
The post مستقبل الدراسات الفقهية القانونية appeared first on IslamOnline اسلام اون لاين.
Dhageyso: Warka Duhur Ee Idaacadda Shabelle
Muqdisho (SMN): Halkaan ka Dhageyso Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle.
Hoos riix si aad u Dhageysato:-
https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/07/Warka-Duhur-16072019.mp3
HirShabelle oo xal u raadineyso xiisada Matabaan
Matabaan (SMN)– Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka maamulka HirShabelle ayaa sheegay in meel wanaagsan ay marayaan dadaallo nabadeed oo ay ka wadaan degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan
Xildhibaan Cismaaan Cabdullaahi Dhoore oo ka mid ah xubnahaasi ayaa Shabelle u sheegay in ay la kulmeen waxgaradka dhinacyada ku dagaalamaya halkaasi.
Wuxuu tilmaamay in meel hagaagsan ay marayaan wada-hadallada lagu doonayo in lagu soo afjaro colaadaasi.
Sidoo kale xildhibaan Dhoore ayaa intaasi ku daraya in loo baahan yahay ciidamo isku dhaf ah oo kala dhex galo Maleeshiyaadkaasi, si markale aysan u dagaalamin.
Dhinaca kale Cismaaan Cabdullaahi Dhoore oo ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka HirShabelle ayaa ka warbixiyey booqasho ay ku joogaan magaalada Dhuusamarreeb wafdi uu isagu ka mid yahay oo uu hoggaaminayo Madaxwene Maxamed Cabdi Waare.
Xildhibaanka ayaa tilmaamay in ay Dhuusamareeb u joogaan arrimo la xariira dhameystirka xiisada dagaal ee ka taagan degmada Mataabaan iyo sidoo kale boggaadinta dadaallada uu Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ka wado deegaanada Galmudug.
Shalay Madaxweynaha HirShabelle iyo wafdi uu horkacayo waxa ay gaareen Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb, halkaasi oo uu kula kulmay Ra’iisul wasaaraha Soomaaliiya Mudane Xasan Cali Khayre iyo Madaxa Xukuumadda dowlad goboleedka Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan.
Wasiirka Tamarta oo kulan la qaadatay wafdi caalami ah
Muqdisho (SMN)– Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo; Fowzia Maxamed Sheekh, ayaa Shalay Xafiiskeeda ku qaabbishay Wafdi ka socda hey’adda IOM iyo urur Goboleedka IGAD, waxayna ka wada hadleen fulinta mashaariic lagu dhisayo xarumaha Wasaaradda.
Mas’uuliyiinta Labada dhinac ayaa ka wada arrinsaday hirgelinta mashaariic lagu dayactirayo xarumaha Wasaaradda Tamarta oo degaameysan doonta xaruntii hore ee Wakaalada Biyaha Xamar ee Degmada Wadajir.
Hey’adda socdaalka Aduunka ee IOM ayaa Wasaaradda ka taageertay dhismaha xarunta sheybaarka Biyaha iyo goobo kale, waxaana si gaar ah looga hadlay dhismaha xarunta Wasaaradda, kaas oo dhowaan billaaban doona sida uu qorshuhu yahay.
Dhaqaalaha mashaariicdan ayaa waxaa bixinaya Bankiga horumarinta Afrika iyo Urur Goboleedka IGAD, iyadoo hay’adda socdaalka Aduunka ee IOM ay fulinta ka Gacan siinayso Wasaaradda Tamarta iyo kheyraadka Biyaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.
Kulanka waxaa goob joog ka ahaa, Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Cismaan Libaax Ibraahim, qaar kamid ah Agaasimiyaasha Wasaaradda iyo saraakiil ka kala soctay hey’adda IOM iyo IGAD.
Halkan hoose ka daawo Sawirrada:
https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/07/Tamarta-300x200... 300w, https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/07/Tamarta-768x512... 768w, https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/07/Tamarta-1024x68... 1024w, https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/07/Tamarta-696x464... 696w, https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/07/Tamarta-1068x71... 1068w, https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/07/Tamarta-630x420... 630w" sizes="(max-width: 2048px) 100vw, 2048px" /> https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/07/11-2-300x200.jpg 300w, https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/07/11-2-768x512.jpg 768w, https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/07/11-2-1024x683.jpg 1024w, https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/07/11-2-696x464.jpg 696w, https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/07/11-2-1068x712.jpg 1068w, https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/07/11-2-630x420.jpg 630w" sizes="(max-width: 2048px) 100vw, 2048px" /> https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/07/12-300x200.jpg 300w, https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/07/12-768x512.jpg 768w, https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/07/12-1024x683.jpg 1024w, https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/07/12-696x464.jpg 696w, https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/07/12-1068x712.jpg 1068w, https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/07/12-630x420.jpg 630w" sizes="(max-width: 2048px) 100vw, 2048px" /> https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/07/13-300x200.jpg 300w, https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/07/13-768x512.jpg 768w, https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/07/13-1024x683.jpg 1024w, https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/07/13-696x464.jpg 696w, https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/07/13-1068x712.jpg 1068w, https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/07/13-630x420.jpg 630w" sizes="(max-width: 2048px) 100vw, 2048px" />
Dabley hubeysan oo dil ka geysatay Dharkenley
Muqdisho (SMN)– Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dil barqanimadii maanta kooxo hubeysan ay ka geysteen degmada Dharkenley ee gobolka Banaadir.
Dilka ayaa loo geysatay Maxamed cumar Calasow oo la sheegay inuu ahaa Ganasade, si weyn looga yaqiinay degmadaasi.
Marxkuumka la dilay ayaa horay u ahaa Askari ka tirsanaa ciidamada Booliska Soomaaliyeed, sida ay Shabelle u xaqiijiyeen ilo deegaanka ah.
Wararka ayaa intaasi ku daraya in ragii ka dambeeyey dilkiisa ay si aayar uga baxsadeen goobta.
Ma jiro illaa iyo hadda wax hadal ah oo ka soo baxay laamaha amniga ee dowladda federaalka Soomaaliya .
Sidoo kale ma jirto cid sheegatay masuuliyadda dilkaasi, balse inta badan Al-Shabaab ayaa dilal qorsheysan ka fuliya xaafadaha magaalada Muqdisho.
FaceApp : Sideed u ekaan kartaa 60 sanno kadib?
"Waa iska tijaabo dhallinyaronimo oo maaweelo iyo qosol loogu talogalay"
Waa kuwee 'hablaha xulka ah' ee hurdada u diiday Trump?
Wax ka ogoow miisaanka dumarka laf dhuun gashay ku noqday Trump?
Edmonton: Deeq waxbarasho oo lagu maamuusayo suxufiyaddii la dilay
'Uma maleynayo in la helayo cid iyada beddesho balse waxaan rajeeynayaa in la helo cid buuxiso booski ay iyadu banneysay'
Ma dhabbaa in dayaxa la tagay?
Ku dhawaad 50 sano ayaa ka soo wareegtay marki ugu horreysay oo la sheegay in dayax gacmeed qof sida uu dayaxa tagay.
Dhageyso: Warka Habeen Ee Idaacadda Shabelle
Muqdisho (Sh.M.Network) – Dhageystayaasha idaacada Shabelle ee ku taxan website-keena waxaan halkaan hoose idin kugu soo gudbineynaa warka Habeen.
Hoos riix si aad udhageysato
https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/07/Warka-Habeen-16072019.mp3
Gudoomiye Mursal oo qaabilay wafdi ka socday UN
Muqdisho (SMN) – Guddoomiyaha golaha shacabka ee BJFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Pramila Patten oo ah u qeybsanaha gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha la xiriira dhinaca dembiyada jinsiga.
Waxaa kulanka Sidoo kale ka qeyb galay Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee golaha shacabka Mudane Cabdiwali Sheekh Ibraahim Muudey.
Kulanka oo ay Sidoo kale ka qeyb gashay Guddoomiyaha Guddiga xuquuqul insaanka ee golaha shacabka Xildhibaan Xaawa Cabdi Axmed iyo xubno kale oo gudigaasi ka tirsan, ayaa inta uu socday kulanka waxaa looga hadlay xaaladda Soomaaliya ee arrimaha la xiriira dembiyada jinsiga, waxaana xubnaha Qaramada Midoobay ka socday u faah faahiyay Guddiga xuquuqul insaanka ee golaha shacabka.
Sidoo kale Guddoomiyaha golaha shacabka ayaa kulan xafiiskiisa kula qaatay Phillip oo ah madaxa ugu sareeya ee hay’ad la yiraahdo rawkins international associates, taas oo fadhigeedu u yahay Dalka Canada.
Xoghayaha guud ee golaha shacabka Cabdikariin Xaaji Cabdi Buux oo la hadlay Warbaahinta qaranka ayaa faah faahiyay kulamadii maanta dhacay iyo waxyaabihii lagu heshiiyay.