Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 47025 articles
Browse latest View live

Dhageyso: Warka Habeen Ee Idaacadda Shabelle


Farmaajo oo magacaabay guddi wada hadalada Somaliland

$
0
0

Muqdisho (SMN) – Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegto ku magacaabay Guddiga Qaran ee Dhab-u-heshiisiinta iyo Wadahadallada Dowladda Federaalka iyo Soomaaliland.
Madaxwaynaha ayaa u magacaabay Xildhibaan Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Guddoomiyaha Guddigan, halka Mudane Cabdiraxmaan Cabdi Xuseen (Guulwade) uu u magacaabay Guddoomiye Ku Xigeenka, xubanaha kale ee Guddiga ayaa ah:

1. Dr. Cabdiraxmaan Macallin Cabdullaahi (Baadiyow).
2. Dr.Cali Siciid Fiqi.
3. Sarreeye Guuto Axmed Jaamac Muuse.
4. Xildhibaan Cali Axmed Jaamac (Jangeli).
Guddigan ayaa Madaxweynuhu waxa uu u magacaabay in xal waara oo miro dhal ah laga gaaro tabashooyinka walaalaheenna Soomaaliland, loona xaqiijiyo mabaadi’da Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee ku dhisan talo wadaagga, wadaniyadda, cadaaladda, wadajirka iyo isku duubnida.
Sidoo kale, Xeerka uu soo saaray Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa qeexaya xilka iyo waajibaadka Guddigaan kuwaas oo ah:
1. In ay hoggaamiyaan, kuna metalaan Dowladda Federaalka wadahadallada Soomaaliland.
2. In ay diyaariyaan cilmi-baaris tafaftiran oo ku saabsan dhinacyada sharciga, siyaasadda, taariikhda, dhaqan-dhaqaalaha iyo arrimaha bulshada ee ku aaddan wadahadalladan.
3. In ay talo bixin joogta ah ka siiyaan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya geeddi socodka wadahadalladan.
4. In ay diyaariyaan tubta wadahadallada.
5. Guddiga waxa ay dhammeystiranayaan hannaankooda qaab dhismeed, iyaga oo awood u leh in ay qortaan khuburo iyo lataliyeyaal.

Haweenka iyo Qoyska: Carruura iyo Aaladaha Casriga ah

$
0
0

Barnaamijka Haweenka iyo Qoyska ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay sida ay carruurta yar yar u qabatimaan aaladaha casriga ah sida telefoonada iyo ipadyada, iyo qaababka ay waalidiintu uga xakamayn karaan carruurtooda inay waqti badan adeegsadaan aaladahani

Lafta Gareen oo dib ugu laabtey Baydhabo

$
0
0

Baydhabo (SMN) – Madaxweynaha Dawlad goboleedka Koonfur galbeed mudane Cabdi Casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen  oo muddo seddex maalin ah ku maqnaa degmada Ceellbarde ee gobolka Bakool ayaa maanta dib ugu laabtey magaaladda Baydhabo, waxaana halkaasi kusoo dhaweeyey Guddoomiyaha Baarlamaanka maamulkaasi, wasiiro, xildhibaano, ururada Bulshada, Fanaaniin iyo dhalinyaradda magaaldda Baydhabo.
Ugu horeyn waxaa garoonka diraayadaha Shaati gaduud shacabka iyo masuuliyiinta soo dhaweysay Lafta-gareen kula hadlay guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed, wuxuuna sheegay safarkaan inuu ka duwanaa kuwii hore.
Madaxweynaha Dawlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Laft-gareen ayaa ka warbixiyey safarkiisa Seddexda maalin ahaa ee uu ku joogey degmadda Ceelbarde gobolka Bakool, wuxuuna sheegay inuu  dhagax dhigey xarunta isbitaalka weyn, Shcoolka Degmada,  isagga oo sidoo kale xariga ka jarey Xarunta Cusub Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya,  sidoo kale Lafta-gareen ayaa Ceelbarde ka daah-furey shirka Dib u heshiisiinta Dadka dega gobolka bakool, wuxuuna kula dardaarmey in la iska ilaaliyo dan gaar ah, loona jiheysto horumarka gobolka iyo siddii looga Xoreyn lahaaa kooxda Nabad diidka ah ee Al-shabaab.
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed  ayaa u mahad-celiyey shacabka, Odayaasha iyo siyaasiyiinta degmadda ceelbarde, sidoo kale wuxuu u mahad celiyey dadkii kuso dhaweeyey magaalada baydhabo.

Ra’iisul Wasaaraha oo baaq u diray bulshadda Galmudug

$
0
0

Dhuusamareeb (SMN) – Bulshada magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad gobaleedka Galmudug ayaa duleedka magaalada qado sharaf mahad celin ah ugu sameeyay Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre oo deegaannada Galmudug u jooga dhismaha Galmudug loo dhanyahay.
Qada Sharafta oo ay soo agaasimeen bulshada qaybaheeda kala duwan iyo xildhibaanadda deegaanka laga soo doorto ayaa dhammaan dadkii ka hadlay waxa ay Ra’iisul Wasaaraha uga mahadceliyeen dadaalka dheeraadka ah ee uu ku bixinayo dhismaha  Galmudug loo dhanyahay oo u adeegta dhammaan reer Galmudug
Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo ka mahad celiyay Soo dhaweynta iyo wada-shaqeynta ballaaran ee dhammaan reer Galmudug u muujiyeen ayaa bulshada Dhuusamareeb ka codsaday in ay soo dhaweeyaan dadka reer Galmudug ee kasoo qayb gelaya gogosha dib-u-heshiineed, ayna muujiyaan tanaasul, cid kasta oo tabasho qabtana ay fadhigeeda ugu tagaan oo ay qanciyaan.

Dhageyso: Barnaamijka Qubanaha Wararka Shabelle

Guddi Dib-u-heshiisiineed oo loo Sameeyey Galmudug

$
0
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee DF Somalia ayaa magacowday Guddiga Dib-u-heshiisiin oo uu yeesho maamulka Galmudug oo xiliyadii dambe uu khilaaf u dhexeeyey siyaasiyiintiisa

Maraykanka oo Turkiga ka jaraya saanad muhiim ah

$
0
0

Maraykanka waxa ay qabaan in qalabkaas uu yahay mid basaas oo xogta ka xadi kara barnaamijka F-35.


Dhageyso: Warka Subax ee Idaacadda Shabelle

Guddiga qabanqaabada shirka dib-u-heshiisiinta G/mudug

$
0
0

Dhuusamareeb (SMN) – Wasiirka Arrimaha Guddaha, Federaalka iyo dib-u-hishiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Maxamed Sabriye ayaa magacaabay Guddiga Qabanqaabada Shir-weynaha dib-u-Heshiisiinta Galmudug.
Guddigan Caawa la magacaabay ayaa waxaa uu ka koobanyahay 12 Xubnood.
Hadaba Halka Hoose ka Akhriso Magacaabista Guddiga Guddiga Qabanqaabada Shir-weynaha dib-u-Heshiisiinta Galmudug.

Dabley hubeysan oo nabadoon ku dishay Gaalkacyo

$
0
0

Gaalkacyo (SMN) – Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil xalay ka dhacay magaaladda Gaalkacyo ee gobolka Mudug.
Dilka oo la sheegay in ay geysteen kooxo hubeysan ayaa lagu waramayaa in lagu khaarijiyey Suldan Cabdullaahi Cabdiraxmaan.
Marxuumka ayaa kamid ahaa Salaadiinta ugu caansan Gaalkacyo qaybta uu ka armiyo maamul goboleedka Galmudug.
Ciidamada ammaanka oo howlgalo la sameeyay ayaa sheegay in ay ku raad-joogaan dableyda oo goobta ka baxsatay.
Mudooyinkii dambe dilalka lagu beegsanayo odayaasha dhaqanka ayaa kusoo badanayey qeybo kamid ah gobolada Soomaaliya.

Waare oo cabasho ka dhan ah Itoobiya u gudbiyey QM

$
0
0

Jowhar (SMN) – Madaxweynaha HirShabelle ayaa wuxuu ka warbixiyey kulan uu la yeeshay ergayga Qaramada Midoobay oo uu shalay kula kulmay Jowjar, caasimadda maamulkaasi.
Maxamed Cabdi Waare ayaa shaaca ka qaadey in uu wakiilka kala xaajoodey arrimo ay kamid yihiin amniga, dagaalka Al-Shabaab iyo siyaasada dalka.
Mr Waare ayaa daboolka ka qaadey in ay sidoo kale isla soo qaadeen James Swan qodobo ay kamid yihiin xaaladaha abaareed ee ka jira maamulkaasi.
Isaga oo hadalkiisa sii wata ayuu xusay in uu sidoo kale u sheegay Swan in xiriirka kala dhaxeeya dowladda federaalka uu wanaagsan yahay.
Hogaamiyaha maamul goboleedkaasi ayaa tilmaamay in sidoo kale wakiilka UN-ka u gudbiyey cabasho ka dhan ah Itoobiya oo ku aadan webbiga Shabelle.
Wada hadalo ay hormuud ka tahay dowladda federaalka ayuu xusay in uu u soo jeediyey wakiilka in ay Jamciyada Qurumaha Ka Dhaxeyso qaban-qaabiso.
Webbiga Shabelle oo gobolada uu dalka ka maro ay kamid yihiin degaanada HirShabelle ayaa waxaa dhibaato ku qaba shacabka maadaama xiliyadda qaarkood ay Itoobiya joojiso biyaha ka yimaada webbigaasi.

سكان العالم..10 مليارات نسمة بحلول عام 2050

$
0
0

شهد نصف القرن الماضي نموا هائلا في عدد سكان العالم. ففي عام 1960، بلغ العدد ثلاثة مليارات نسمة. وبحلول عام 1987، كان العدد قد تجاوز خمسة مليارات خلال أقل من ثلاثة عقود، وبحلول عام 2018، زاد العدد إلى 7.6 مليار نسمة.
The post سكان العالم..10 مليارات نسمة بحلول عام 2050 appeared first on IslamOnline اسلام اون لاين.

الزيادة السكانية.. بين الشريعة الإسلامية ومطالب المؤتمرات الدولية

$
0
0

من خلال النظر إلى ما جاء في مقررات مؤتمرات المرأة والسكان العالمية، نلاحظ بدون عناء دوافع الحملة المسعورة التي تتبناها مؤتمرات المرأة والسكان العالمية، والتي تلح فيها على دول العالم الثالث بقطع نسله وتقليل سكانه، وأهم هذه الدوافع هو خوف الدول الغربية التي تقف خلف هذه المؤتمرات من استمرار اتساع الفجوة في القوة البشرية بينها وبين الدول النامية ذات معدلات المواليد المرتفعة، فإن شبح الانقراض والانكماش هو الهاجس المخيف الذي أصبح يسيطر على العديد من دول الغرب.
The post الزيادة السكانية.. بين الشريعة الإسلامية ومطالب المؤتمرات الدولية appeared first on IslamOnline اسلام اون لاين.

Somali government appoints reconciliation committee for Galmudug

$
0
0

The Federal government of Somalia has started efforts to kickoff reconciliation conference to bring together various political groups in Galmudug state ahead of planned regional elections.
The office of the Prime Minister through the Interior Ministry has named twelve-member technical committee on Wednesday to spearhead the process.
They include ten men and two women.
Statement from the Ministry of Interior, federal affairs and reconciliation said the government has decided to put in place a technical committee considering various challenges facing the state.
“Following consultation with the members of the both upper and the lower house of parliament from the Galmudug state, traditional elders while considering the upcoming elections and the security challenges, the ministry has decided to establish a committee to work towards reconciliation meeting.” The statement said.
The statement from the Ministry of Interior further said official from the ministry will closely work with the organizing committee on achieving the groundbreaking reconciliation conference scheduled in Dhusamareb, the administrative capital of the state.
The main task of the committee will be bringing together various delegates from communities residing in the state while working towards the realization of a long-lasting solution on contentious issues surrounding political-cultural difference in the area.


Gunmen kill a Somali elder in Galkayo town

$
0
0

Unknown gunmen have shot and killed a tribal elder in central Somalia on Wednesday night, police and witnesses said.
The elder, Abdullahi Abdirahman was gunned down by assailants armed with pistols in the troubled southern Galkayo town, the regional capital of Mudug.
The killers managed to escape the scene before the arrival of the local security forces. No group has yet claimed responsibility for the apparent assassination.
 
The town which straddles the border between Galmudug and Puntland has been the scene of rising killings and frequent rape in the past few months.

UN honors troops for peacekeeping service in Somalia

$
0
0

The UN mission in Somalia has honored soldiers of United Nations Guard Units (UNGU) for distinguished service in the Horn of Africa nation.
The soldiers, belonging to UNGU 5, were awarded the United Nations Medal for Special Service, normally conferred to military and police personnel who have served the UN with distinction, the UN mission in Somalia said in a statement issued in Mogadishu on Wednesday.
James Swan, special representative of the United Nations Secretary-General for Somalia and head of the United Nations Assistance Mission in Somalia who awarded the medals lauded the collaboration existing between the UN security teams and the African Union Mission in Somalia (AMISOM) personnel in Somalia.
Swan added that the close working relations had contributed immensely in improving security in Somalia.
“Your work in protecting the United Nations in Mogadishu allows us to do our work in support of the Somali people. You have made contributions to these efforts directly and indirectly,” said Swan.
James Lakara, AMISOM deputy force commander lauded the contingent for delivering on their tasks despite the challenges they faced.
“This contingent has delivered on its tasks and I take this opportunity to congratulate members of UNGU 5 for a job well done,” said Lakara.
The UNGU troops provide protection to UN civilian personnel, UN facilities, and installations in Somalia.

Maxay tahay sababta la isugu khilaafay"dawada kordhisa dareenka dumarka"

$
0
0

Vyleesi, waa dawo loo adeegsado kordhinta dareenka dumarka, waxaana ansixiyay guddiga caafimaadka ee ugu sareeya Mareykanka. Balse waxtar ma leedahay? Dhibaatooyiinka caafimaad ee ay leedahayna maxay yihiin?

عن الإسرائيليّات ..

$
0
0

بعض شبابنا حينما يسمع أن هذا الكتاب أو ذاك فيه إسرائيليات يشمئز من الكتاب، ويظن أنه مدسوس، والحقيقة أن الإسرائيليات هي تراث ضخم وتاريخ طويل لأمة سبقتنا في حمل الأمانة، ولم تكن تلك الأمة على حال واحدة، فلقد كان فيهم الأنبياء والصالحون، وكان فيهم الأشرار والطالحون، والمنهج الذي اختاره علماؤنا المحققون أن يقسموا الإسرائيليات إلى […]
The post عن الإسرائيليّات .. appeared first on IslamOnline اسلام اون لاين.

التعليم الإسلامي في عصور ما قبل الحداثة: القرويين نموذجًا

$
0
0

حظي التعليم الإسلامي باهتمام كثير من الدارسين في الحقبة الحديثة، حيث ظهرت مؤلفات عديدة حاولت تناول طبيعة هذا النظام التعليمي المغاير للنظم التعليمية الغربية الحديثة، وجلها ركز على المؤسسات التعليمية في المشرق، على حين لم تحظ المؤسسات المغربية باهتمام مماثل، وعلى هذا سنعرف بإيجاز في السطور التالية بطبيعة النظام التعليمي في جامعة القرويين العتيقة، ونبين […]
The post التعليم الإسلامي في عصور ما قبل الحداثة: القرويين نموذجًا appeared first on IslamOnline اسلام اون لاين.

Viewing all 47025 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>