السلوك البشري العدواني مستقبح في الفطر السليمة، وما وظيفة الأديان إلا التأكيد على قبحه، والتوعد على فعله، والترغيب في البعد عنه. وإذا كان العدوان مستقبحا كله، فإنه أشد ما يكون قبيحا وقت أن يكون على الضعيف في جسمه، أو الفقير في ماله، أو الصغير في سنه، أو المهيض في بنيانه، أو المبتلى في عقله، ولبشاعة […]
The post سبق الإسلام في محاصرة التنمر appeared first on IslamOnline اسلام اون لاين.
سبق الإسلام في محاصرة التنمر
Soomaali iyo ajaanib dalka Canada ku xusay Hodan Naaleeye
Kulanka oo ay ka soo qayb galeen qeybaha kala duwan ee bulshada oo ay ka mid yihiin Soomaali iyo ajaanib kale ayaa waxaa halkaas laga jeediyay khudbado.
"Bulshada reer Hargeysa oo ku baraarugtay faa'idada isticmaalka kalluunku uu leeyahay"
Soomaaliya waxay leedahay xeeb aad u dheer oo ay ka buuxaan khayraad aad u fara badan, waxaana ka mid ah kalluunka noocyadiisa kala duwan ee aadka loo jecel yahay.
Somali PM meets with Galmudug reconciliation committee
Somali Prime Minister, Hassan Ali Khaire has met an organizing committee of the upcoming Galmudug reconciliation meeting in Dhusamareb, the administrative capital of the state on Saturday.
The meeting which was also attended by the Interior Minister, Abdi Mohamed Sabriye and some members of the lower house of the parliament and Galmudug chief of the cabinet, Sheikh Mohamed Shakir focused on the coordination and the success of the upcoming meeting.
Somali premier reminded the technical committee about the challenges ahead urging them to work towards the success of the crucial meeting.
Khaire also called upon the communities living in Galmudug state to closely work with the committee.
The Prime Minister office in conjunction with the Ministry of Interior named 12-member technical committee last week to organize a reconciliation meeting that brings together various parties in Galmudug to resolve political differences before upcoming regional leadership elections in forthcoming weeks.
Hassan Ali Kheyre spent the past weeks in the state to spearhead his government plans on development, stability and political inclusiveness in the region.
الإيجاز في هَوس الإنجاز
تحويل الإنجاز إلى ثقافة مجتمعية شرط أساسي لبلوغ التغيير الحضاري ضمن مستوييه الفردي والجماعي. إلا أن هناك بالتأكيد فروقا جلية بين الإنجاز كما تعرضه بحوث الشخصية والدراسات المتعلقة بعلم النفس الاجتماعي، وبين التمثلات السائدة اليوم داخل الأسر، والتي يغذي بعضها ميول الفرد للتحرر من القيم الدينية والأخلاقية، ومقومات الشعور الوطني باعتبارها عوائق تحد من الانفتاح والعالمية. إنها فروق يتوجب على الأسرة المسلمة أن تضعها في الحسبان وهي تدفع بصغارها إلى مضمار التميز وتحرير المواهب والطاقات في مختلف مجالات الحياة اليومية.
The post الإيجاز في هَوس الإنجاز appeared first on IslamOnline اسلام اون لاين.
Kenyan Army Commander visits KDF in Somalia week after Al-Shabaab’s deadly attack
Kenya Army Commander Lieutenant General Walter Raria returned for the third time in as many months to Somalia amid increased Al-Shabaab retaliatory attacks.
Last week, Al-Shabaab militants killed over 26 people at Kismayo, the first deadly attack within the port town in as many years. KDF managed to regain control of the town.
And on Saturday, General Raria took time with the soldiers in several Forward Operating bases where he shared with the field experiences.
“This was under his routine visits that the commander makes to monitor and motivate troops in the field. As the troops continue to defend the territorial integrity of the Republic of Kenya, such visits accord the commander an opportunity to interact and share experiences with the soldiers at their areas of operation,” read a statement from KDF.
His visit comes also are the time Kenya and Somalia are embroiled in a vicious border row which has seen the two countries move to the International Court of Justice.
Kenya maintains that the oil-rich Indian Ocean maritime border belongs to her, a move that has been rejected by Somalia. Recently, Nairobi threatened to withdraw troops from Somalia.
During May visit, General Raria had assured KDF troops in AMISOM continuity on the provision of training and logistics. Such visits act as morale boosters.
“The Commander assured the troops on continuity on the provision of training and logistics as they continue to execute KDF’s primary role.
“The visit also served as a morale booster to the troops it being an indicator the KDF command appreciates their selfless efforts as they execute its mandate,” a previous statement said.
The Commander was accompanied by several senior officers including Chief of Operations and Training Brigadier William Shume, Artillery Commander Brigadier David Tarus and Engineers Brigade Commander Brigadier Stephen Radina among others.
“Bun aan cabbo ayaa cimrigaygu boqol ku dhaafayaa”
Barnaamijka toddobaad laha ah ee BBC-da ee The Boss, ayaa toddobaad kasta lagu marti qaadaa hoggeemiyeyaal badan oo ganacsiga horumar ka gaaray.
Khayre oo ku baaqay u diyaar garowga shirka Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (SMN)– Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre oo maanta booqasho ku tegay waddada isku xirta Garoonka diyaarada iyo magaalada Dhuusamareeb oo lagu nafiifinayay ololaha Isxilqaan ayaa ammaanay dadaallada bulshada ku nool magaalada ay ugu diyaar garoobayaan marti gelinta shir-weynaha dib-u-heshiisiinta Galmudug.
Bulshada magaalada dhuusamareeb oo ay hor kacayeen maamulka degmada Dhuusamareeb ayaa nafiidin iyo geed ka jarid ka billaabay waddada is bilicda magaalada sare loogu qaado.
Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa sheegay in horumarinta caasimadda Galmudug ay ku xirantahay sida bulshada ku nool ay isku xilqaamaan oo mas’uuliyad ay isaga saaraan ayna uga go’antahay in magaaladu gaarto heer ay la tartami karto caasimadaha kale ee dowlad gobaleedyada dalka.
Howsha is-xilqaanka ah ee sare loogu qaadayo bilicda magaalada ayuu sheegay Ra’iisul wasaaruhu in ay astaan u tahay dadaalka wadajira ee reer Dhuusamareeb ugu jiraan soo dhaweynta wufuudda kala duwan ee magaalada u imaaneysa shirweynaha dib-u-heshiisiinta iyo qorshaha dhismaha Galmudug mideysan
Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad gobaleedka Galmudug ayaa waxaa dhawaan ka furmaya shir-weynaha dib-u-heshiisiinta Galmudug oo qayb ka ah dadaallada dhismaha Galmudug dhammaystiran oo sal adag.
Halkan hoose ka daawo Sawirrada:
Doorasho baarlamaani oo ka socoto Ukraine
Dadka reer Ukrain ayaa maanta u dareeray goobaha cod-bixinta, si ay uga qeyblaan doorasho waqtigeedii laga soo hormariyay oo loo maleynayo inuu awoodda ku sii kordhisan doono madaxweynaha cusub ee dalkaasi.
Dad u dhintay kuleel ka jira Mareykanka
Ugu yaraan lix qof ayaa ku dhintay kuleel wata huur daran oo Sabtidi shalay ka dhacay gobollo ku yaalla dalkan Mareykanka.
Hargeysa: Carwada bandhigga buugaagta oo la qabtay
Waxa magaalada Hargeysa ka furantay carwadda bandhigga buugaagta taasi oo noqonaysa carwadii 12-aad ee si xidhiidh ah loogu qabto Hargeysa sanadkasta
British Airways & Lufthansa oo hakiyay duulimaadyadoodii Qaahira
Shirkadda diyaaradaha British Airways ayaa hakisay duulimaadkii ay ku tagi jirtay magaalada Qaahira dalka Masar. Go’aankan shirkadda ayaa lagu saleeyay walaac dhinaca amniga ah oo soo baxay.
Wareysi: Xaaladda Matabaan iyo deegaannada ku hareereysan
Mas’uuliyiinta degaannada hoos yimaadda degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay in xaalad adag oo bani’aadannimo ay ka jirto xilli ay dagaallo beeleed rafaadiyeen.
Wicitaanka Dhageystaha: Doorashada Jubbaland
Ku soo dhawaada barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha oo toddobaadkan ku saabsan diyaar garowga doorashooyiinka Jubbaland.
Gud. Mursal oo magacaabay guddi soo diyaariya sharciga doorashada
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa magacaabay guddi ka kooban 15 xubnood oo ku meel-gaar ah , kaas oo soo diyaariya sharciga doorashada.
Kooxo hubeysan oo dil iyo dhac ka geystay Sh/ Dhexe
Jowhar (SMN)– Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa ku warramaya in maanta kooxo hubeysan dil iyo dhac ay u geysteen dad shacab ah oo saarnaa gaadiid marayay deegaanka Garsaale ee gobalkaasi.
Ilo deegaanka ah ayaa Shabelle u sheegay in hal qof ay dileen kooxahaasi, sidoo kalena ay baarteen rakaabkii kale ee la socday gaadiidkaasi.
Xiriiro aan la sameynay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka HirShabelle ayaa waxa ay ka gaabsadeen in ay ka hadlaan falkaasi.
Inta badan waxaa Shabeelaha Dhexe dhibaatooyin ka geysta kooxo burcad ah oo ku sugan waddooyinka gobolkaasi.
Shacab ka hortagay Al-Shabaab hubeysan
Waa markii labaad ee ay shacabka reer Mandheera badbaadiyaan dadka aan deegaanka kasoo jeedin
Dhageyso: Warka Habeen Ee Idaacadda Shabelle
Muqdisho (Sh.M.Network) – Dhageystayaasha idaacada Shabelle ee ku taxan website-keena waxaan halkaan hoose idin kugu soo gudbineynaa warka Habeen.
Hoos riix si aad udhageysato
https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/07/Warka-Habeen-21072019.mp3
Guddiga doorashada J/land oo u yeeray murashaxiinta
Kismaayo (SMN) – Guddiga doorashooyinka Jubbaland ayaa kulan guud wuxuu ku casuumay dhamaan siyaasiyiinta daneynaysa ka qeybgalka tartanka xilka ugu sareeya maamulkaasi.
Halkaan ka akhriso war-saxaafadeedka
Nin qabrigii lagu aasi lahaa fiirsanayay 19 sano
19 sano kahor ayuu diyaariyay qabrigii lagu aasi lahaa isaga iyo xaaskiisa